Golaha Guurtida Somaliland

Golaha Guurtida Jamhuuriyada Somaliland (Af Ingiriis : Somaliland House of Elders; Af Carabi : ar‎) waa gole ka tirsan Golaha Baarlamaanka ee Jamhuuriyada Somaliland.

Sida caadiga ah, golaha odoyaasha waa "Golaha Sare" ee wadanka kaasi oo ka kooban 82 oday oo laga soo xulay beelaha Somaliland.

House of Elders

Golaha Guurtida
Logo of the House of Elders of Somaliland.
Type
Type
Upper house
History
Founded1988
Leadership
Speaker
Suleiman Mohamoud Adan
since August 28, 2004
Structure
Seats82 members
Length of term
5 years
Meeting place
Hargeisa
Website
www.govsomaliland.org/hoe
Footnotes
Golaha Guurtida Somaliland on Facebook

Shaqada ugu muhiimsan ee golahani waa ilaalinta iyo xalinta nabada wadanka; sidaas ay tahay waxay sharci ahaan ansixiyaan ama ka soo horjeestaan sharciyada ay soo bandhigaan Golaha Wakiilada.

Golaha Guurtida Somaliland
Dhismaha Golaha Guurtida Somaliland

Golaha Guurtida Somaliland waxaa xarun u ah caasimada Hargeysa, waxaana gudoomiye u ah Saleebaan Maxamuud Adam "Saleebaan Nuur".

Sidoo kale fiiri

Linkiyo kale

Tixraac

Tags:

Af CarabiAf IngiriisBaarlamaanka SomalilandBeelSomaliland

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

TuwitterShabeelaha HooseLiiska Xubnaha Baarlamaanka Federaalka ee SoomaaliyaKuuleeyBariga DhexeCabdiqaadir JubbaXorta ahDagaalkii (2006–2009)GadabuursiDollarka MaraykankaWarta NabadaHonjo SuzuDhulka Talyaaniga ee SoomaaliyaCigaal shiidaadShunburoSuugaanCaano ciirXasan GaashireedleGanacsiCabdulaahi bin mascuudGedoLaxanWarshada Dharka ee BalacadAngela WhiteTamarKaxdaCaruurta Nebi MuxamedMurursadeMUUSE ISMACIILKenyaMadaxwaynaha SoomaaliyaTaleexDagaalkii xoraynta ogadenNabi HuudXaliima MagoolHuursheSuug (qori)SamirsiinCuntoBiyoBiimaalSheeko SoomaaliSaldanada Geledi99ka Magac ee IlaahayGuriceelAf-SoomaaliXasan Aadan SamatarBaayGarjante gardheere samaaleSaldanadii CadalFarshaxan SoomaaliGoroyo SoomaaliDhaqan SoomaaliAxkaamta JanaasadaMacluumaadka TeknolojiyaddaNebi Aadam C.SGujisDagaalkii Labaad ee AduunkaKumbuyuutarJowharSanaagYalaleCumar DhuuleDagaalkii soomaalia iyo itoobiyaAbaajibilFurashada makkaMalmalShariif AxmedOgadenMareexaanJacaylGuuroowMucaad Bin JabalSoomaali AlifbeetDhigahaSacad Muuse🡆 More