Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya

Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya, Boostada iyo War-isgaarsiinta (Af Ingiriis : Ministry of Information, Posts and Telecommunication) waa wasaarada maamusha warfaafinta iyo xidhiidhka dowlada wadanka Soomaaliya.

Sidaasi ay tahay, wasaaradani waxay masuul ka tahay dhamaan warisgaarsiinta iyo Adeega Boostada Soomaaliya.

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
Wasaaradda Warfaafinta
Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya
Warbixin Wasaarada
Hoos-tegtaSoomaaliya
Xarunta
sare
Boondheere, Banaadir, Muqdisho Soomaaliya

45°20′46″E / 2.04000°N 45.34611°E / 2.04000; 45.34611
Waaxda Fulinta
  • Cabdullahi Ceelmoge Xirsi, Wasiirka Warfaafinta
MaamulkaGollaha Wasiirada
BartaOfficial website

17kii Janaayo 2014, Ra'iisal Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa wuxuu wasaarada u kala jebiyay labo qeybood kuwaasi oo kala ah: Wasaarada Boostada iyo Warisgaadhsiinta, iyo Wasaarada Warfaafinta.

Habka iyo Nidaamka Wasaarada

  • Wasiirka Warfaafinta
    • Wasiir ku xigeen
      • Xoghayaha Guud
      • Ku xigeenka Xoghayaha Guud
        • Waaxda Dhaqaalaha
        • Waaxda Qorsheynta
      • Wakaalada Wararka Soomaaliya
        • Waaxda Nidaaminta
        • Waaxda Maamulka iyo Habaynta

Warbaahinta Soomaaliya

Warbaahinta Soomaaliya (Af Ingiriis : Media of Somalia) waa dhamaan aaladaha kala duwan ee loo isticmaalo warbaahinta iyo war-isgaadhsiinta wadanka Soomaaliya; kuwaasi waxaa ka mid ah idaacadaha raadiyowga, telefishanka, warbaahinta internetka iyo dhamaan noocyada kala duwan ee warbaahinta ka hoowlgasha wadanka Soomaaliya. Sida lagu sheegay buugaag badan oo taariikhi ah, dadka Soomaalida ahi waxay tan iyo wakhtiyo hore ahaayeen kuwo ku safra badaha waaweyn ee caalamka, ayagoo u socdaalaya sababo kala duwan, sida ganacsi, aqoonraadis, dalxiis, iyo kuwo kale.

Adeega Boostada

Adeega Boostada Soomaaliya
Somali Postal Service
Boostada Soomaaliya
Waxbixin Wakaalada
NoocaAdeega boostada
Hoos-tegtaDawladda federaalka Soomaaliya
Xarunta sareMuqdisho, Soomaaliya
2°04′00″N 45°22′00″E / 2.06667°N 45.36667°E / 2.06667; 45.36667
Wasiirka wakiilka ah
  • Maxamud Ibrihim Adan
Parent agencyWasaarada Boostada iyo Warisgaadhsiinta
Websitemipt.gov.so

Adeega Boostada Soomaaliya (Af Ingiriis : Somali Postal Service) (Boostada Soomaaliya) waa adeega boostada iyo waraaqaha ee wadanka Soomaaliya. Shaqada boostada waxaa masuul ka ah Wasaarada Boostada iyo Warisgaadhsiinta. Intaasi waxaa dheer, adeega boostada waxay xidhiidh quman la leedahay wakaalado kale oo caalami ah kuwaasi oo iska kaashadaan helitaanka iyo dirista buqshadaha iyo alaabta. Nasiib-daro, adeega boostada Soomaaliya wuxuu burburay wakhtigii |dagaalkii sokeeye sanadkii 1991kii. Dadaal badan iyo dhiiranaan ka dib, waxaa dib loo soo celiyay adeega boostada 1dii Noofember 2013ka, wakhtigaasi oo uu dhacay Heshiiskii Xidhiidhka Iskusocodka ee dowlada Soomaaliya la sexeexatay wakaalada Boostada Imaaraadka.

Guud ahaan, badhtamihii Oktober 2014ka waxaa Wasaarada Boostaha ku dhawaaqdey fureyaal u gaar ah dhamaan 18ka gobol ee wadanka.

Muuqaalo

Sidoo kale fiiri

Xigasho

Tags:

Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Habka iyo Nidaamka WasaaradaWasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Warbaahinta SoomaaliyaWasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Adeega BoostadaWasaaradda Warfaafinta Soomaaliya MuuqaaloWasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Sidoo kale fiiriWasaaradda Warfaafinta Soomaaliya XigashoWasaaradda Warfaafinta SoomaaliyaAdeega Boostada SoomaaliyaAf IngiriisGolaha Wasiirada SoomaaliyaIsgaadhsiinta SoomaaliyaSoomaaliyaWarbaahinta Soomaaliya

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

GalcadDaa'uud XirsiGusXamza bin cabdi mudalibMaxamed Faarax CaydiidKilimanjaaroKenyaCDMaxamed FadalKuliyada Jaalle SiyaadCismaan KeenadiidMoskowDudubleXoghayeDocayMontenegroWasaaradda Beeraha SoomaaliyaXisbiga SYLKhadiijoCirjeexQabiilHeesta qarankaSNMCaasimadKismaayoBaarlamaanka Federaalka SoomaaliyaWarsangaliKitaabHooyoMidowga AfrikaNabi Yacquub C.S.Lady GagaDagaalkii Dunida KowaadCeelbacadSacuudi CarabiyaQabiilada JubalandCadaadoGalmada dabadaQareMasjidka NabigaSadaam XuseenTuniSiwaarqoonNebi Maxamed c.sFilasoofiyadaNabadFalastiinSalmaan AlfaarisiSoomaali GalbeedDooroBambi Woods1978Bu'aaleDagaalka OpiumGanacHonjo SuzuHollandKacbadaTurkiAtooreBakistaanHirshabeelleMucawiyaTogdheerTaariikhda Qaramada MidoobayBaarliinWacbuudhan AbgaalFar SoomaaliWikibidhiyaAfgooyeWarbixin SoomaaliyaDagaalkii (2006–2009)AfrikaRuun NirgoodWardheer🡆 More