Surwaal

Surwaal (Af Ingiriis : trouser; Af Carabi : ar‎) waa dhar la gashto qeybka jidhka inta hoose, gaar ahaan lugaha.

Surwaal
Surwaalka raga

Dharka

Surwaal 
Suuq dharka lagu iibiyo oo ku yaala Karachi, Bakistaan.

Dharka (Af Ingiriis : Textile ama Cloth; Af Carabi : ar‎) waa shay dabacsan oo ka samaysan dun la xardhay. Dharka waxaa laga sameeyaa dun ka timaada haraga xoolaha, xayawaanka iyo cudbiga iyo noocyo aartifishal ah. Marka dharka la samaynayo waxa la isticmaalaa habab badan oo kala duwan, waxaa ugu caansan tolida, mareegida, iyo isku xidhxidhka dunta.

Hordhac

Surwaal 
Cow ama sijaayad la isticmaali jirey wakhtigii faraaciyiinta dalka Masar.

God ku yaala galbeedka wadanka Joorjiya ee bariga Yurub ayaa waxa laga helay qidcad harag oo lagu wado in dhar ahaan loo isticmaali jirey wakhti hada laga joogo 34,000 oo sano. Dharka guud ahaan waxaa la isku yidhaahdaa Hu'; kaasi oo u kala baxa noocyo badan. Kugu ugu muhiimsan ee dadku isticmaalaan maalin kasta waxaa ka mid ah: surwaalka, shaadhka, diraca, shalmada, goonada, koodhka, kabaha iyo kuwo kale oo badan.

Muuqaalo

Sidoo kale fiiri

Surwaal 
Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tixraac

Tags:

Surwaal DharkaSurwaal HordhacSurwaal MuuqaaloSurwaal Sidoo kale fiiriSurwaal TixraacSurwaalAf CarabiAf IngiriisDharLug

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Liiska Xubnaha Baarlamaanka Federaalka ee SoomaaliyaNebi Maxamed c.sAf-DabarreJubbada DhexeNaasleyQaramada MidoobayDagaalkii xoraynta ogadenGolaha Xuquuqda Dadka Qaramada MidoobayAf-SoomaaliMarkaSoomaaliyaBuurta DaaloNabi Suleymaan C.S.1991CaliMidabWasaaradda Waxbarashada SoomaaliyaWardheerAfrikaCiiseGiriigaJibriil YoonisReer Aw XassanHabar GidirCarab SaalaxBunGedoXiddigisDoofaarWiki CommonsUgaas Xasan Ugaas YaasiinLuuqBaarlamaanka SomalilandCabdalle SabdiMagaalooyinka MaraykankaBegediJijeele2006SaraarAxmed TeersoSingabuurWacbuudhan AbgaalQabiilada SoomaalidaImaamu ShaaficiFinlanBocorJilibHuruudYukraynFaransiiskaDudubleCabdicasiisJabuutiSoomaalilandQaamuusDawlada CosmaniyaDaa'uud XirsiJacaylMajeerteenSaladhXasan Aadan SamatarShariif AxmedWabiga NiilAikaIsaaqMagacyada AllahSiigeysiAwdalCumar DhuuleAyaanle cayrIsbania🡆 More