Dhar Goono

Goono (Af Ingiriis : skirt; Af Carabi : ar‎) waa dhar dumarku ku xidhaan dhexda ilaa lugaha taasi oo ka samaysan dun, cudbi ama harag xoolo.

Goonadu waa shay dabacsan oo ka samaysan dun, ama cudbi, ama harag kaasi oo la tolay. Diracu wuxuu ka mid yahay dharka dumarka kaasi oo inta badan loo xidho si jidhka uga difaaco dhaxanta. Goonadu waxay ka mid tahay dharka khaaska u ah dumarka Soomaaliyeed inkastoo ay xidhaan wadano badan oo ku yaala Afrika iyo Aasiya. Dharka waxaa laga sameeyaa dun ka timaada haraga xoolaha, xayawaanka iyo cudbiga iyo noocyo aartifishal ah. Marka dharka la samaynayo waxa la isticmaalaa habab badan oo kala duwan, waxaa ugu caansan tolida, mareegida, iyo isku xidhxidhka dunta.

Dhar Goono
Goono

Hordhac

Isbedbedelkii goonada

Goonadu waxay ka mid tahay dharka joogtada ah ee dumarba isticmaalaan kaasi oo loo xidho in jidhka ka difaaco dhaxanta iyo qaboowga. Sidoo kale, goonada waxaa loo xidhaa xarago iyo isqurxin, labiska iyo damaashaadka. Guud ahaan, goonada waa maro la tolay taasi oo leh qaab le'eg qofka xidhanaya ama isticmaalaya sheygaasi. Goonada waxeey leeyahay astaamo u gaar ah oo ka duwan noocyada kale ee dharka. Astaamaha ugu muhiimsan ee diraca waxaa ka mid ah dhererka oo ka soo bilaabma luqunta (qoorta) ilaa lugaha, midabo badan oo kala duwan, mararka qaar khafiir iyo fudayd.

Magaca

Ereyga Goono asal ahaan waa mid Af-Faarisi ah oo waxaan ka soo xiganahay luuqadaasi Faarisiga ereyga Goon.

Dharka

Dharka (Af Ingiriis : Textile ama Cloth; Af Carabi : ar‎) waa shay dabacsan oo ka samaysan dun la xardhay. Dharka waxaa laga sameeyaa dun ka timaada haraga xoolaha, xayawaanka iyo cudbiga iyo noocyo aartifishal ah. Marka dharka la samaynayo waxa la isticmaalaa habab badan oo kala duwan, waxaa ugu caansan tolida, mareegida, iyo isku xidhxidhka dunta. God ku yaala galbeedka wadanka Joorjiya ee bariga Yurub ayaa waxa laga helay qidcad harag oo lagu wado in dhar ahaan loo isticmaali jirey wakhti hada laga joogo 34,000 oo sano. Dharka guud ahaan waxaa la isku yidhaahdaa Hu'; kaasi oo u kala baxa noocyo badan. Kugu ugu muhiimsan ee dadku isticmaalaan maalin kasta waxaa ka mid ah: surwaalka, shaadhka, diraca, shalmada, goonada, koodhka, kabaha iyo kuwo kale oo badan.

Muuqaalo

Sidoo kale fiiri

Dhar Goono 
Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tixraac

Tags:

Dhar Goono HordhacDhar Goono MagacaDhar Goono DharkaDhar Goono MuuqaaloDhar Goono Sidoo kale fiiriDhar Goono TixraacDhar GoonoAasiyaAf CarabiAf IngiriisAfrikaCudbiDharDunHaragQaboowSoomaaliXayawaanXoolo

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

MareexaanItoobiyaKarkaarDhigahaSoomaaliPuntlandCeerigaaboFilimada qooq-kobcinta jilicsanaanJabuutiMurtiMaroodi JeexLondon2006TixCumar (saxaaba)LacagLiiska Jaamacaddaha SoomaaliyaFaysbuugNabi Ayuub C.S.MowsilUbaxAf-DabarreWasaaradda Arrimaha Dibedda SoomaaliyaHartiMisirCumar DhuuleAhmed Maxamed XasanGaraad Jaamac Garaad CaliAf IngiriisYaaqshiidDudubleKabanOgadenMaydhKeenisyoHirshabeelleCalanka KhaatumoCimraan10-ka saxaabi ee Janada loogu bishaareeyayBunGurgura (beel)SaambiyaKajolLisaDayax gacmeedUgaas Xasan Ugaas YaasiinMaxamed gorgaateCilmiga bulshadaMaryamHeo Yoo-rimDagaalkii uxudGabareey-maanyoElizabeth IIWaaciyeReer XaamidHiiraan StateQabiil2012WikimediaHubeerMeheriKaneecoJaamacada CarabtaWacbuudhan AbgaalRuushkaKurtunwaareyAfarta xilliFurashada makkaQoraaMaxamed Faarax CaydiidAqoonLeefida dabadaMaahmaahMaalinta Madaxbanaanida Somaliland 1960Golaha Xuquuqda Dadka Qaramada Midoobay🡆 More