Funaanad

Funaanad (Af Ingiriis : T-shirt; Af Carabi : ar‎) sidoo kale loo yaqaano Garan, waa dhar laga hoos gashado shaaiyada, inta badan malahan galuusyo, sidoo kale inta badan malahan wax jeeb ah.

      Boga "Garan halkan ayaa laga soo toosiyay.

funaanada malahan kuleeti, waxee leedahay qoor aad u gaaban.

Funaanad
Funaanad cirdhow ah.
Funaanad
Maalinka funaanadaha aduunka Leipzig
Funaanad
Replica of a Copa Libertadores 1989 shirt

Hordhac

Funaanadu wuxuu ka mid yahay dharka joogtada ah ee rag iyo dumarba isticmaalaan kaasi oo loo xidho in jidhka ka difaaco dhaxanta iyo qaboowga. Sidoo kale, garanka waxaa loo xidhaa xarago iyo isqurxin, dunida maanta waxaa jira shaqooyinka qaar ay khasab tahay in shaqaaluhu ku soo labistaan koodh. Guud ahaan, garanku waa maro la tolay taasi oo leh qaab le'eg qofka xidhanaya ama isticmaalaya sheygaasi. Shaadhku wuxuu leeyahay astaamo u gaar ah oo ka duwan noocyada kale ee dharka. Astaamaha ugu muhiimsan ee shaadhasha waxaa ka mid ah raqabada, jeeb iyo galuusyo (badhano) badan oo laabta ku dhex yaala.

Magaca

Ereyga Garan asal ahaan waa mid Af-Ingiriis ah oo waxaan ka soo xiganahay luuqadaasi Ingiriiska ereyga Garment.

Dharka

Dharka (Af Ingiriis : Textile ama Cloth; Af Carabi : ar‎) waa shay dabacsan oo ka samaysan dun la xardhay. Dharka waxaa laga sameeyaa dun ka timaada haraga xoolaha, xayawaanka iyo cudbiga iyo noocyo aartifishal ah. Marka dharka la samaynayo waxa la isticmaalaa habab badan oo kala duwan, waxaa ugu caansan tolida, mareegida, iyo isku xidhxidhka dunta. God ku yaala galbeedka wadanka Joorjiya ee bariga Yurub ayaa waxa laga helay qidcad harag oo lagu wado in dhar ahaan loo isticmaali jirey wakhti hada laga joogo 34,000 oo sano. Dharka guud ahaan waxaa la isku yidhaahdaa Hu'; kaasi oo u kala baxa noocyo badan. Kugu ugu muhiimsan ee dadku isticmaalaan maalin kasta waxaa ka mid ah: surwaalka, shaadhka, diraca, shalmada, goonada, koodhka, kabaha iyo kuwo kale oo badan.

Muuqaalo

Sidoo kale fiiri

Funaanad 
Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tixraac

Tags:

Funaanad HordhacFunaanad MagacaFunaanad DharkaFunaanad MuuqaaloFunaanad Sidoo kale fiiriFunaanad TixraacFunaanadAf CarabiAf Ingiriis

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Cabdullaahi CiiseDaraawiishEray bixinXasan Sheekh MaxamuudXamza bin cabdi mudalibMiddle ShabelleDharkeenleeySoomaalidaNebi Aadam C.SBari (Gobol)AbsameAbu HurayraXamarweyneNabi Ibraahiim C.S.Jagada Madaxwaynaha SomalilandFarta CismaaniyaTalyaanigaWacbuudhan AbgaalMagacyada SoomaaliyeedCaynSalaajiqada waaweenBeesha DaraawiishJubbada DhexeHowraarsame AmaanreerCanuuniBoqor NajaashiNabiXudun (degmo)MaahmaahIsaaqDacawoHalbeegMakka2004Dawlada ayuubiyiintaCayr (beel)GarxajisNabiyada iyo Rususha Qur'aanka lagu sheegayCabdule HanuuniyeSunny LeoneMasarAragtida BaytagorasYaanyuur1978Ismaaciil MireBoqortooyo dastuuri ahSacuudi CarabiyaLiiska Afhayeenada Baarlamaanka SoomaaliyaRita HayworthMakaahiilMaxamed Abshir MuuseWarshada kaluunka ee LaasqorayEungyoSanadShaydaanMuusa al-haadiKoonfur KuuriyaTaariikhda SaxaabadaAbwaanMobileNabi IdriisJijeeleAddis AbebaSaynisTurkiBoqortooyada Soojireenka SoomaaliyaAayadSoqotraMaltaGaalkacyoHirshabeelleHabar GidirNaxariis iyo Nabadgelyo Korkiisa Ha AhaatoTurkigaBiimaalKate Upton🡆 More