Xudun (Af Ingiriis : Hudun) waa magaalo ku taala waqooyiga gobolka Sool ee ka tirsan Maamulka SSC-Khaatumo somaliya.
Xudun | |
---|---|
Magaalo | |
Wadan | Somalia Khatumo |
Gobol | Sool |
Degmo | Degmada Xudun |
Tirada dadka | |
• Dhammaan | 69,720 |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Xudun waa degmo ku taalo gobolka Sool kana tirsan maamulka Ssc khaatumo ee somalia , waana degmo leh khayraad dabiici ah Sida Xoolaha Nool Dhul Beereed Weyn Dooxooyin Ceelal BiyoodYO Uu Ugu Horeeyo Ceelka Magaalada Xudun Ee Loo Yaqaan Manqo Waxay Kaloo Leedahay.
Ceelka Shidaalka ee ugu Weyn Gayiga Soomaaliyeed Gaar ahaan ssc khaatumo . Waxay kaloo demadani ku caantahay Fardaha ama gamaanka oo aad loogu yaqaan dooxooyinka hoosyimaada degamda Xuddun waxayna magaalo ahaan ugu weyntahay magaaloyinga gobolka sool.beelaha Dega waxa kamida Reer-Darawiish iyo in yar oo soomaalida kale ah .
This article uses material from the Wikipedia Soomaali article Xudun (degmo), which is released under the Creative Commons Attribution-ShareAlike 3.0 license ("CC BY-SA 3.0"); additional terms may apply (view authors). Content is available under CC BY-SA 4.0 unless otherwise noted. Images, videos and audio are available under their respective licenses.
®Wikipedia is a registered trademark of the Wiki Foundation, Inc. Wiki Soomaali (DUHOCTRUNGQUOC.VN) is an independent company and has no affiliation with Wiki Foundation.