Naxariis Iyo Nabadgelyo Korkiisa Ha Ahaato

Naxariis iyo Nabadgelyo Korkiisa Ha Ahaato

Naxariis Iyo Nabadgelyo Korkiisa Ha Ahaato
Qoraalka magaca Nebi Muxamed farta Thuluth.
Naxariis Iyo Nabadgelyo Korkiisa Ha Ahaato
Calayhi salaatu wa salaam.
Naxariis Iyo Nabadgelyo Korkiisa Ha Ahaato
Rasuul/Nebi Muxamed
Naxariis Iyo Nabadgelyo Korkiisa Ha Ahaato
Naxariis iyo Nabadgelyo Korkiisa Ha Ahaato.

Salalaahu Calayhi Wa Salam (ingiriis: Peace Be Upon Him; carabi: ﻋﻠﻴﻪﺍﻟﺴﻼﻡ; sidoo kale: ﺻﻠﻰ ﺍﻟﻠﻪ ﻋﻠﻴﻪ ﻭﺳﻠﻢ, "ṣall Allāhu ʿalay-hi wa-sallam", loo soo gaabiyo: S.A.W.) waa kalmado ay asxaabta Nebi Muxamed samaysteen kadib markii ay soodegtay aayadda )إن الله وملائكته يصلون على النبي يأيها ألذين ءامنوا صلو عليه وسلموا تسليما( si ay ugu sharfaan asaga. Naxariis iyo Nabadgelyo Korkiisa Ha Ahaato, , waxaa la sameeyay geeridii nabiga ka dib, taasi ooy asxaabtu isla garteen ineey qadarin iyo sharafta ay u hayaan nabiga ku muujiyaan. Wakhtigaasi asxaabtu waxay soo ururiyeen “noloshii nebiga” (siirada) iyo hab "dhaqankii nebiga" (sunnada) kuwaasi oo ah aasaaska iyo saldhiga shareecada lagu maamulo Dawladda Islaamka. Sidoo kale, asxaabtu waxay isla-garteen in marka la soo hadal-qaado magaca nebiga la dhaho Naxariis iyo Nabadgelyo Korkiisa Ha Ahaato Naxariis Iyo Nabadgelyo Korkiisa Ha Ahaato (ﻋﻠﻴﻪﺍﻟﺴﻼﻡ, "ʿalayhi as salām").

Naxariis Iyo Nabadgelyo Korkiisa Ha Ahaato

Naxariis Iyo Nabadgelyo Korkiisa Ha Ahaato 
Deegaanada Carabiya iyo sidii qabiiladu u kala degi jireen wakhtigii Nebi Muxamed noolaa.


Dad badan oo aan muslim aheyn oo taariikhaha dunida wax ka baadha waxey isku raaceen inuu Nabi Maxamed NNKH uu ahaa qofkii dunida uguu wanaagsanaa. Markey taariikhdu ahayd sanadkii 570kii C.D ayaa Nebigu ku dhashay magaalada Makkah ee deegaanka Xijaas ee dhulka Carabiya. Nebi Muxamed wuxuu ka dhashay beesha reer Haashim ee ka tirsan qabiilka Quraysh. Waalidkii waxay dhinteen asaga oo aad u yar, waxaana soo koriyay awoowgii oo wakhti yar ka dib dhintey. Markaasi masuuliyada nebiga waxaa la wareegay adeerkiis Abu Daalib oo gurigiisa uu ku soo barbaaray Muxamed.

Abtiriskiisa

Muxammed Bin Cabdullaahi Bin Cabdimudalib (Shaybah) Bin Haashim (Camar) Bin Cabdimanaaf (Muqiira) Bin Qusayi (sayd) Bin Kilaab Bin Murra Bin Kacab Bin Lu'ey Bin Ghaalib Bin Fihir Bin Maalik Bin Nadar (Qays) Bin Kinaana Bin Khuzeyma Bin Mudrika Bin Ilyaas Bin Mudar Bin Nizaar Bin Macad Bin Cadnaan.

Dhalashaddii & Barbaarintii rasuulka

Waxa uu Rasuulka dhashay sanadkii Maroodiga (Caamul-fiil), maalin Isniin ah oo bisha Rabbiicul-awal ahayd laba iyo toban, 53 sano hijrada ka hor. Markuu dhashay waxay hooyadiis u cid dirtay awaawgiis Cabdimudhalib oo ay ugu bishaareyneysey dhalashada Nabiga , Cabdimudhalib waa uu bishaareystey wuxuuna tegey Kacbada oo uu Alle ku baryey wuuna ku shukriyey. Rasuulka wuxuu u dooray magaca Maxammed oo ahaa magaca aan carabtu la bixi jirin, wuxuu guday maalinkii toddobaad. Waxaa kale oo la yiraahdaa wuxuu dhashay asaga oo gudan.

Naxariis Iyo Nabadgelyo Korkiisa Ha Ahaato

Sida saxda ah sunaha diinta Islaamka waxaa ka mid ah in marka la soo hadal-qaado nebi ama rasuul la yidhaahdo "Naxariisi korkiisa ha ahaato", marka laga reebo Nebi Muxamed oo la odhanayo "Naxariis iyo Nabadgelyo korkiisa ha ahaato". Midani waa sharfid, qadarin iyo maamuus ay dadka muslimiinta ahi u hayaan nebiyada iyo rusuusha Alle.

Nebiya Ilaahay (s.w,t) ku sheegay kitaabka Quraanka kariimka ah ee lagu soo dejiayay Nebi Muxamed waa 25 Nabi kuwaasi oo kala ah:

Nabiyada iyo Rusuusha Ku Xusan Quraanka
(الأنبیاء والرسل في القرآن)

Naxariis Iyo Nabadgelyo Korkiisa Ha Ahaato

Naxariis Iyo Nabadgelyo Korkiisa Ha Ahaato

Tags:

Naxariis Iyo Nabadgelyo Korkiisa Ha Ahaato Taariikhda Nebiga Oo KoobanNaxariis Iyo Nabadgelyo Korkiisa Ha Ahaato Nabiyada iyo RasuushaNaxariis Iyo Nabadgelyo Korkiisa Ha Ahaato Qoraalo La Mid AhNaxariis Iyo Nabadgelyo Korkiisa Ha Ahaato XigashoNaxariis Iyo Nabadgelyo Korkiisa Ha Ahaato

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

BeerDad10-ka saxaabi ee Janada loogu bishaareeyayJadwalka CuriyayaashaGedoSuudaanXasan Sheekh MuminHalganGuuroowReer NuurAroosBurcoDiiwaanka Caasimadaha AfrikaXasan Sheekh MaxamuudGeriLuqadaha KushiitigaGendersheHTMLShiishadSaldanada GelediFanka SoomaalidaLaasqorayMaatarArsenal FCManchester City FCSaylacBeeraha SoomaaliyaQabiilada SoomaalidaQoryooleyAf IngiriisImaamu ShaaficiMacluumaadka TeknolojiyaddaSaado Cali WarsameMia KhalifaLuuqad (Af)Liin qarbooshMurtiNabi Ibraahiim C.S.JalalaqsiMooracaseBahda Qoraxdu MidaysayBurj KhalifaBiyoReexaanAf-SoomaaliMarookoFaransiiskaHabar YoonisShabeellaha DhexeMuuse AbokorWarta NabadaAbokor muuseCaaqilka gahayle gabayIsku dhisAxmed SiilaanyoGadabuursiWabiga ShabeelleShawaalWikiDawladda federaalka SoomaaliyaTalyaanigaSoomaali GalbeedGeedAqoonNaxariis iyo Nabadgelyo Korkiisa Ha AhaatoSeattleCismaan KeenadiidCabdirashiid SharmaarkeUgaas Xasan Ugaas Yaasiin🡆 More