siyaasadda

Hiddaha iyo Dhaqanka Sooyaal Juqraafi Taariikh Xisaab Saynis Bulsho Farsamo Falsafad Diimaha Tusmo Cunto

siyaasadda Bulshada: siyaasadda Arimaha Bulshada   siyaasadda Hiddaha iyo Dhaqanka   siyaasadda Cilminafsi   siyaasadda Dhaqaalaha    Siyaasadda   siyaasadda Waxbarashada iyo Barbaarinta   siyaasadda Juqraafi    Taariikh   siyaasadda Sharci   siyaasadda Luqad   siyaasadda ( Fikir )   siyaasadda ( Falsafad )  

Hooyga Siyaasadda
Kooban:
  • P:SIYAASADDA
siyaasadda

Siyaasadda waa geeddi socodka iyo habaynta ururinta iyo maamulka dhacdooyinka guud ama caadiga ah si go'aan looga soo saaro. Kuwa ku shaqada leg go'aan soo saaris ayaa waxaa lagu magacaabaa siyaasiyiin.

Laakiin cilmiga siyaasadda waa maaddo la barto lana daraasadeeyo ee dhaqanka siyaasadeed iyo baaris shuruudaha iyo hababka saamayn siyaasiga, iyo awood u lahaanshaha ruuxa in uu dul dhigi karo danaha uu ka leeyahay qofka ama kuwa kale. Maaddadaan kuwa ku xeel dheer waxaa la dhahaa khubarada culuunta siyaasadda. Xeeldheerayaasha culuunta siyaasadda aalaaba waxay baaris ku sameeyaan doorashooyinka, ra'yiga dadweynaha, dhacdooyinka iyo hawlaha bulsho, ee hawlaha ee jaamacadaha ( waxaa intaa dheer in ay leeyihiin muhiimadda saami ee ilaha awoodda iyo saamaynta kala duwan), sidoo kale waxay siiyaan duruus dhanka aydoloojiyadda si waafaqsan siyaasiyiinta iyo xisbiyada, si loo xaddido sidii uu siyaasigu ku gaari lahaa awoodda iyo saamaynta. Waxyaabaha ugu muhiimsan ee la barto waxaa ka mid ah: Culuunta Siyaasadda , Dimuqraadiyad , Doorashooyin waxaa intaa u dheeg in ay qeyb ka yigiin geeddi socodka iyo go'aanno soo saarista.

dheeraad ku saabsan Siyaasad…
Maqaal la soo xulay

bedel Dimoqraadi = dèmokratia (Giriig : δημοκρατία) = dèmos (δήμος) + kratos (κράτος) Dimoqraadiyad = dèmokratia (Giriig : δημοκρατία) = dèmos (δήμος) + kratos (κράτος) waa Nooc ka Mid ah Nidaamka Dowlad oo awooda oo dhan ay Gacanta Ugu jirto shacabka. Dimoqraadiyad waa eray giriik ah oo micnihiisa ah "xukunka waxaa leh Shacabka". Dimoqraadiyadu waxey ka koobantahay mabaadi badan laakin waxaa ugu muhiimsan labo mabda oo kala ah :-

  • 1.Dhamaan Bulshada ku nool wadanka waxay xaq u leeyihiin Talada Dalka.
  • 2.iyo in dadku yihiin Kuwo xor ah oo cabiri kara fikirkooda siyaasadeed.
Shqasiyaad la soo xulay

Portal Siyaasadda/Saxaafad

Qaybaha

Portal Siyaasadda/Qaybaha

Isku xire muhiim ah

Maqaallo ku saabsan siyaasadda iyo wax kale Portal:Siyaasadda/Maqaallo

Liiska Portal:Siyaasadda/Liiska

Mashaariic Wiki

Portal Siyaasadda/Mashaariic wiki

Hooy yaashe kale Portal:Siyaasadda/Bahwadaag

Websityo banaanka ka ahPortal:Siyaasadda/Dabar

Wararka Cusub
Wikinews siyaasadda
siyaasadda

Portal Siyaasadda/Wararka/Wikinews

Dhacdooyinka kale ee hadda socda:

Sawir La soo xulay

File:Sanabka muqdisho.jpg

Dhagaxtuur
Gooni loo soo xulay

Maqaallo la soo xushay Dimoqraadi = dèmokratia (Giriig : δημοκρατία) = dèmos (δήμος) + kratos (κράτος) Dimoqraadiyad = dèmokratia (Giriig : δημοκρατία) = dèmos (δήμος) + kratos (κράτος) waa Nooc ka Mid ah Nidaamka Dowlad oo awooda oo dhan ay Gacanta Ugu jirto shacabka. Dimoqraadiyad waa eray giriik ah oo micnihiisa ah "xukunka waxaa leh Shacabka". Dimoqraadiyadu waxey ka koobantahay mabaadi badan laakin waxaa ugu muhiimsan labo mabda oo kala ah :-

  • 1.Dhamaan Bulshada ku nool wadanka waxay xaq u leeyihiin Talada Dalka.
  • 2.iyo in dadku yihiin Kuwo xor ah oo cabiri kara fikirkooda siyaasadeed.

Sawiro Portal:Siyaasadda/Sawiro

Mashaariic wiki

Portal Siyaasadda/Mashaariic wiki

Dulmar guud waxyaaba ku saabsan Siyaasadda

Portal Siyaasadda/Hordhac2

Siyaasadaha guud

Portal Siyaasadda/Siyaasadaha Portal:Siyaasadda/Aragti Portal:Siyaasadda/Doorashooyin

Siyaasadaha dawladaha

Portal Siyaasadda/Juqraafi

Hooy yaahsa kale
siyaasadda
Hooyga muhiimka ah:
Arimaha Bulshada | Bulshada | Hiddaha iyo Dhaqanka | Cuntada | Cilminafsi | Dhaqaalaha | Siyaasadda | Waxbarasho | Juqraafi | Taariikh | Sharci | Af-maal | Fikir | Falsafad
Qaaradaha:

Aasiya | Afrika | Antarktika | Ooshiyaaniya | Latin Ameerika | Woqooyiga Ameerika | Yurub |

Portal Bahwadaag la ah:

Carabta | Hiddaha iyo Dhaqanka | Af-Soomaali | Siyaasadda |

Sidoo kale:

Soomaaliya

Bulsho ] Hooyga ]

(Nadiifinta Serverka waxa ku qarsoomay)

Tags:

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

DhigahaDaaroodQabiilLaas GeelLambarFaysbuugMurursadeWayteenAljeeriyaUfeynAw-dhuleedka AfrikaIsniinDegmoMidabJabhadda Wadaniga Xoreynta Ogaadeenya)Aika2010SoolSheekhaalGaashaanbuurta NATOYugandhaGooryaankaHiraabDiwaanka CuriyeCalanka somalilandSheeko SoomaaliVentusky.comBaarlamaanka Federaalka SoomaaliyaSanaagJasiira (Qaahiro)IngiriisQaaradahaFloridaItoobiyaMuuse AbokorSiilDib QalloocBiyoKuuleeyMesobotaamiyaBoqortooyadii WalashmaHilibi MaxamedLiiska Xisbiyada Siyaasadda SoomaaliyaCalanka SomalilandAdolf HitlerAxmed CigaalMeles ZenawiNabi YuusufGarjante gardheere samaaleNabadTansaaniyaCabdiqaasim SalaadQaraamiJadwalka CuriyayaashaWayback MachineCiiseQajaarLabaaleeyGabileyIsmaaciil saleebaanKeenisyoQabiilka eyloMajeerteenShabeelDaarood Ku XaarJava (luuqada borograaminta)Dhulka Talyaaniga ee SoomaaliyaBiciideNebi Aadam C.SSuugaanta SoomaalidaKalandarka IslaamkaLibaaxXiman & xeebBartire🡆 More