juqraafi

 Bulshada:  Arimaha Bulshada    Hiddaha iyo Dhaqanka    Cilminafsi    Dhaqaalaha    Siyaasadda    Waxbarashada iyo Barbaarinta    Juqraafi    Taariikh    Sharci    Luqad    ( Fikir )    ( Falsafad )  

Hiddaha iyo Dhaqanka Sooyaal Juqraafi Taariikh Xisaab Saynis Bulsho Farsamo Falsafad Diimaha Tusmo Cunto

Juqraafi

juqraafi
Khariidadaha dhulka

Juqraafi waa cilmi dersa Khariidadaha dhulka oo ay hoos yimaadaan barriga, webiyada iyo badaha.

Howraar kale, juqraafigu waa barashada sida aadamuhu ugu dul noolyahay koonka ayadoo laga eegayo xaga laqabsiga bey"aadka kala duwan ee uu nooluhu kukala noolyahay. Dhugasha xeeldheerida juqraafiga ee dhulka iyo sida nooluhu ugu dul noolyahay, ayaa sababtay in jugraafigu noqdo xarunta kulmisa culuumta uu noolaha maanta uga hanaqaaday sida uu ugu dul noolyahay dhulka, inkastoo, jugraafigu leeyahay qeexitan fara badan hadana si walba oo loo qeexaa ayaa noqotay mid lagu wada wadarsanyahay maadaama nooluhu uu tibaaxayo sida uu isagu ugu dul noolyahay hadaba, jugraafiga ayaa waxaa loo kala qeybiyaa labo qeybood oo aad u muhiim ah.

Laamaha

Portal Juqraafi/Portals

Maqaal xul ah

Maabka qaarada Afrika
Afrika waa qaarada labaad ee ugu weyn qaaradaha aduunka kadib qaarada Aasiya dhanka baaxada iyo dhanka dadkaba. Baaxada Afrika waxay la'egtahay c. 30,244,050 km² (11,677,240 mi²) tiradaas waxaa ku jira dhamaan jasiiradaha lagu xisaabo Afrika. Afrika baaxadeeda waxay dabooshaa 20.3% baaxada dhulka oo dhan. Sida lagu xusay tirokoob caalami ah oo la sameeyay sanadkii 2013ka waxaa ku nool qaarada Afrika dad tiradooda ay dhantahay 1.1 bilyan taasi oo ah tiro u dhiganta todobo qeyboodoo qayb dadka dunida ku noolo maanta. Qaarada Afrika waxaa ku hareersan biyo; Bada Mediterraniyanka waxay ka xigta waqooyi, sidoo kale Gacanka Suweys iyo Bada Cas waxay ka xigaan waqooyibari, Badweynta Hindiya ayaa kaga taala koonfurbari, iyo Badweynta Atlantika oo ka xigta galbeed. Intaas waxaa dheer, wadanka jasiirada Madagaskar iyo jasiirado kale ayaa soo hoosgala qaarada. Sida rasmiga ah waxaa qaarada Afrika degan 54 wadan oo la aqoonsan yahay, sagaal deegaan iyo labo wadan oo wali la aqoonsan.

Juquraafi ahaan, wadanka Aljeeriya ayaa ugu wayn dhulka iyo baaxada, halka Nayjeeriya ugu dad badan tahay; waxaana guud ahaan caalamka la isku raacay in badhtamaha iyo Bariga Afrika yihiin meesha aadamuhu ka soo beermeen markii ugu horeeysay. Waxaa deegaanadan laga helay lafo aad u da' weyn oo muujinaya horaantii dadka. Tusaale ahaan, wadanka Itoobiya waxaa laga helay lafaha ugu da'da weyn inta la ogyahay midaasi oo jirta 200,000 kun sano.

Ma ogtahay

Sawir xul ah

Portal Juqraafi/Sawir xul ah

Kayd

Iskaashi

Portal Juqraafi/Iskaashiga usbuuca

Maqaal la doonayo

Portal Juqraafi/Maqaal la doonayo

Wararka

Portal Juqraafi/War

Qaybaha

Portal Juqraafi/Category

Maqaallo

Portal Juqraafi/Maqaal

Mashaariic wiki

Portal Juqraafi/Mashaariic

Wiki

Mashaariicda Bahwadaagta la ah Wiki ee qodobkaan raacsan:

Wikibooks
Buugaag

juqraafi

Commons
Sawirro

juqraafi

Wikinews 
Warar

juqraafi

Wikiquote 
Oraahaha

juqraafi

Wikisource 
Qoraal

juqraafi

Wikiversity
Xogaha waxbarashada

juqraafi

Wikivoyage 
Hagaha safarrada

juqraafi

Wiktionary 
Qaamuus

juqraafi

Wikidata 
Liiska caddeymaha

juqraafi

Wikispecies 
Abla-ablayn

juqraafi
juqraafi
Hooyga muhiimka ah:
Arimaha Bulshada | Bulshada | Hiddaha iyo Dhaqanka | Cuntada | Cilminafsi | Dhaqaalaha | Siyaasadda | Waxbarasho | Juqraafi | Taariikh | Sharci | Af-maal | Fikir | Falsafad
Qaaradaha:

Aasiya | Afrika | Antarktika | Ooshiyaaniya | Latin Ameerika | Woqooyiga Ameerika | Yurub |

Portal Bahwadaag la ah:

Carabta | Hiddaha iyo Dhaqanka | Af-Soomaali | Siyaasadda |

Sidoo kale:

Soomaaliya

Bulsho ] Hooyga ]


(Nadiifinta Serverka waxa ku qarsoomay)

Tags:

Portal:Arimaha BulshadaPortal:BulshoPortal:CilminafsiPortal:FalsafadPortal:Hiddaha iyo DhaqankaPortal:LuqadPortal:SiyaasaddaPortal:TaariikhPortal:Waxbarashada iyo Barbaarinta

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Dayax MadoowaadAbdirashid Ali ShermarkeCumar DhuuleGabayada abwaanada hawiyeDagaalkii QaboobaaJuqraafiga SoomaaliyaSalaada DuhurJabuutiHaramcadQabyaaladaAadan DaarKalandarka MiilaadigaLiiska Afhayeenada Baarlamaanka SoomaaliyaSoomaaliCaa'isha binti AbiibakarBaabuurNabi Ayuub C.S.SoomaalilandQansax dheereWarshada Sonkorta ee JowharHuruudAwdalCiidanka Xooga SoomaaliyaCumar (saxaaba)Komishanka Doorashooyinka QarankaBakistaanBeesha hilibi daarandooleDeeroJilibCabdiraxmaan TuurGacanka CadmeedRaas CaseyrKaaraanMaxamed CigaalAfrikaHabar JecloFebraayoDhishiike (qori)fordWikipedia SoomaaligaCusmaan binu CafaanQabiilGeedaha caankaah ee SoomaaliyaDudubleDaahir Rayaale KaahinRaage1964Gobolada SoomaaliyaBarbarooleMiyigaBegediBeer XaanoBeesha shanaadUbaxMoskowKabriidXeerSaylacAladdin MeierBeesha reer maxamed Maxad caseDhulka CarabtaFarraareLaascaanoodQaaradahaJibraacinMadaxwaynaha SoomaaliyaDiinCusmaan bin CafaanBeeraha SoomaaliyaTuli GuledShirkadaha ugu waaweyn SoomaaliyaQoryooley🡆 More