fiisikis

 Saynis:  Taariikh sayniska     Falsafad Saynis    Xisaab    Fiisikis    Kimistari    Baayooloji    Cilmi Fallag  

Hiddaha iyo Dhaqanka Sooyaal Juqraafi Taariikh Xisaab Saynis Bulsho Farsamo Falsafad Diimaha Tusmo Cunto

Fiisikis

A stylized depiction of a Lithium atom.
A stylized depiction of a Lithium atom.
Dowr sawir.
Dowr sawir.

Fiisigis waa erey Giriig ah (φύσις) oo macnahiisu yahay Dabeecad (Carabi:فيزياء Ingiriis: Physics) waa cilmiga barashada Maatarka iyo dhaqdhaqaaqiisa ee u dhaxeeyso mudo, sida Ileyska. Kulka, Dhaqdhaqaaqa IWM, Taagta Walxaha Xoog oo la hoos dhigay Bed, ama awooda xoog uu ku hayo qeyb dululaatiga ka mida waxaa loo yaqaanaa cadaadis. Waxaana cadaadiska lagu suntaa xaraf giriiga, kaasoo ah σ (sigma). σ = F/A Hadii cadaadisku togan yahay waxaa loo yaqaanaa cadaadis kala-jiidan, hadii uu taban yahayna waa cadaadis isku urur.

Maqaalo xul ah

fiisikis

Diffusion waxaa ladhahaa markii ee molekular'yaasha isku taxallujinaayaan in ee kala firxadaan xoog ilaa tartiib.Molekularyaasha wee kala durqaayaan markii ee kululyihiin, dhaqdhaqaan badan neh wuu ku jiraa.Hadii ee molekular'yaasha yaryihiin neh si aad eh ayee u dhaqdhaqaaqayaan.Tusaale ahaan difusion waxaa waaye, hadii oo qof sigaar cabo oo qiic afkiisa ka soo daayo, qiica wuxuu u kala firxanaa xoog ilaa tartiib, barafuunka neh waa sidoo kale.Hadii aa buufisid meesha aa taagan tahay oo ka carfaa, laakiin waxyar kadib wuu balaaranaa.

(Sii aqri..).

Wararka fiisikis

Portal Fiisikis/War

Nuucyada fiskis

Portal Fiisikis/Nuucyada

Mashaariic wiki

Portal Fiisikis/Mashaariic wiki

Maqaalo cusub

Portal Fiisikis/Maqaalo cusub

Sawirka xulka

fiisikis

Sawir muujinaya Godad madmadoow

Aqoon yahanno fikiska

fiisikis

Albert Einstein waxa uu ahaa nin aad ugu takhasusay cilmiga fiisikiska waxa uu dhashay 14 marso, 1879. Waxa uu dhintay 18 Abril, 1955. Waxa uu u dhashay wadanka Jarmalka aabihii iyo hooyadiiba waxay ahaayeen yuhuud waxa uu helay dhalashooyinka maraykanka iyo iswiisarland waxa uu ku guulaystay 1921 abaal marinta looyaqaano nobelka kadib markii la'asaasay dawladda Israaiil waxaa loosoo bandhigay in uu noqdo.madaxwaynaha.israaiil.laakiin wuu diiday.isaga oo jeclaa in aanuu dhexgelin siyaasada waxa uu in badan kahadlay in yahuuda iyo falastiiniyiintu ay nabad kuwada noolaadaan falstiin.

waxa uu ku dhashay magaalada olam laakiin nolashiisa inta badan waxa uu ku qaatay magaalada muyinkh aabihii waxa uu kashaqayn jiray baalka lagasameeyo barkimooyinka. in kasta oo uu ahaa yuhuudi hadana waxa uu wax kabartay dugsiga bilawga ha ee ay maamuli jiraty kaniisadda kaatooligga laakiin wuu diiday oo wuu kasoo horjeeday, fikarada ilaaha qofka ah, sidookale waxa uu kasoo horjeeday, diin oodhan subxaana laah, albert waxa uu kusoo caanbaxay ama uu heerka kagaadhay waa cilmiga Fiisikiska oo si wayn loogu qadariyo ilaa hada waxaa kale oo uu bartay garaaca muusiga, waxaa kaloo lagu xusuustaa E=mc2

... (Sii aqri..).

Ma ogtahay ...

Portal Fiisikis/Ma ogtahay

Xusuus Abriil

Portal Fiisikis/Xusuus/Abriil

Xusuus dhaaraad ah

Qaybaha

Portal Fiisikis/Category

Tix-raac website

Portal Fiisikis/Tixraac

Liiska maqaalada

Portal Fiisikis/Liis

Maqaalo fiisikis ah

Portal Pisikis/Maqaalo fiisikis

Boraal bahwadaag ah

Portal Fiisikis/Bahwadaag

Bortal kale

fiisikis
Hooyga muhiimka ah:
Arimaha Bulshada | Bulshada | Hiddaha iyo Dhaqanka | Cuntada | Cilminafsi | Dhaqaalaha | Siyaasadda | Waxbarasho | Juqraafi | Taariikh | Sharci | Af-maal | Fikir | Falsafad
Qaaradaha:

Aasiya | Afrika | Antarktika | Ooshiyaaniya | Latin Ameerika | Woqooyiga Ameerika | Yurub |

Portal Bahwadaag la ah:

Carabta | Hiddaha iyo Dhaqanka | Af-Soomaali | Siyaasadda |

Sidoo kale:

Soomaaliya

Bulsho ] Hooyga ]


(Nadiifinta Serverka waxa ku qarsoomay)

Tags:

Portal:BaayoolojiPortal:Cilmi FallagPortal:KimistariPortal:SaynisPortal:Xisaab

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

LuuqIndunisiyaManhajka Waxbarashada Qaran ee SoomaaliyaLibaaxIiraanNugaalHartiSiigaysiguAsharaafFarxiya FiskaAbriilDimoqraadiAfarta madhabReer Aw XassanUgaas Xasan Ugaas YaasiinLiska Salidka MawduucyadaCeel BuurQoryooleyMustafa Kemal AtatürkMeereCabdullaahi YuusufSaldanadii AjuuraanAf IngiriisYuutYuubGeelSuugaanta Reer AlmisWabiga JubbaKeenisyoWabiga ShabeelleAljeeriyaMagaalooyinka MaraykankaOgadenKaarboonMidowga AfrikaBeninGeedCumar (saxaaba)Golaha Xuquuqda Dadka Qaramada MidoobayShariif AxmedYaaqshiidQabiilada SoomaalidaJilibKalandarka IslaamkaAf-DabarreBoqortooyada MidowdayAf CarabiItoobiyaSabuurBocor guduudXamarjajabSSC-Khatumo stateHubeerIlaahayBaqalWardheerKoonfur GalbeedGaalkacyoBoqortooyada Soojireenka SoomaaliyaNaasleyWikipedia SoomaaligaXussein XasanBeledweyneSaint PetersburgBaarliinUfeynXeebjireDafoXooloDagaalkii Beder🡆 More