Koon

Koonka (Af Ingiriis : Universe) waa jiritaanka guud ee dhamaan Meereyaasha, Xidigaha, Galaagsiyada, baaxado banaan iyo wixii ku dhex jira ee Walax matter, noole iyo wax walba oo kale ah.

Koon
maab lagu muujinayo Baaxada Koonka
Koon
Qaar ka mid ah Muuqaalka Xidigaha iyo Meereyaal aad u badan

Koonku aad ayuu u balaadhan yahay waxana lagu qiyaasaa in ka badan 90 bilyan sanadka-iftiinka.

Sida uu sheegay Cilmi Fallagu koonkan eeynu ku nool nahay waxa jira in ka badan bilyan meere, kuwaas oo ku baahsan geesaha koonka.

Koon
Qaar ka mid ah Meereyaasha Bahda Midaysay Qoraxdu

Caalamku bilow buu lahaa. Ilaahay baa caalamka abuuray. Abuuridda waxay qaadatay malaayiin sano.

Taariikhda Koonka

Meereyaasha, Xidigaha iyo Qoraxyada

Aqoonta Aadamaha iyo Koonka

Bahda Midaysay Qoraxdu

Sawiraantan hoose waa xubnaha ka tirsan Bahda Midaysay Qoraxdu iyo sharaxaada xajmiga Meereyaasha iyo dayaxyadooda.

Qoraxda in ka badan 10,000 oo jeer ayay ka weeyn tahay isla markaana 41 trillion ayay ka mug iyo cuf weeyn tahay dhamaantood.


Solar System
Koon 
Koon 
Koon 
Koon 
Koon 
Koon 
Qorax
(Xidig)
Cirjeex
(meere)
Raage
(meere)
Uroono
(meere)
Docey
(meere)
Dhul
(meere)
Waxaraxir
(meere)
Koon 
Koon 
Koon 
Koon 
Koon 
Koon 
Koon 
Farraare
(meere)
Ganymede
(dayaxa Cirjeex)
Titan
(dayaxa Raage)
Dusaa
(meere)
Callisto
(dayax Cirjeex)
Io
(dayaxa Cirjeex)
Dayax
(dayaxa Dhulka)
Koon 
Koon 
Koon 
Koon 
Koon 
Koon 
Koon 
Europa
(dayaxa Cirjeex)
Triton
(dayaxa Docey)
Titania
(dayaxa Uraano)
Rhea
(dayaxa Raage)
Oberon
(dayaxa Uroone)
Iapetus
(dayaxa Raage)
Umbriel
(dayaxa Uroone)
Koon 
Koon 
Koon 
Koon 
Koon 
Koon 
Koon 
Ariel
(dayaxa Uroone)
Dione
(dayaxa Raage)
Tethys
(dayaxa Raage)
Ceres
(meere yar)
Vesta
(asteroid)
Enceladus
(dayaxa Raage)
Miranda
(dayaxa Uroone)
Koon 
Koon 
Koon 
Koon 
Koon 
Koon 
Koon 
Proteus
(dayaxa Docey)
Mimas
(dayaxa Raage)
Hyperion
(dayaxa Raage)
Phoebe
(dayaxa Raage)
Janus
(dayaxa Raage)
Epimetheus
(dayaxa Raage)
Prometheus
(dayaxa Raage)


Tixraacyada

Tags:

Koon Taariikhda kaKoon Meereyaasha, Xidigaha iyo QoraxyadaKoon Aqoonta Aadamaha iyo kaKoon TixraacyadaKoonAf IngiriisMeereWalaxXidig

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Kalandarka MiilaadigaAbsameKoonfur SuudaanCeel CaddeWanlaweyn-GiriigaCalanka JabuutiArbacoLoolJarsoMadiinaQansax dheereTiirarka IslaamkaGarxajisSanaagDagaalkii QaboobaaShabeellaha DhexeLiin dhanaanLionel MessiFaysbuugCumar (saxaaba)Waroodka HowlwadaagMaxmuud SangubAstaamaynTalyaaniDeeroShawaalYurubSheeko SoomaaliGabadhShirkadaha ugu waaweyn SoomaaliyaQabiilHabar JecloGeelOperating systemAadan DaarXamarweyneJarmalkaCeeldheerBanaadirXarafAf-IngiriisiAfrikaBaarliinMeheriDagaalkii Labaad ee AduunkaQaramada MidoobayTuli GuledMuuse BiixiSheekhaal JaziiraSaynisDaanyeer-ka JabaanAngolaDekada MuqdishoHabar ejiAqoonCaa'isha binti AbiibakarBahabar cabdaleHonjo SuzuDagaalkii uxudGarjante gardheere samaaleMaskaxCabdiqaadir YamyamWaraabeWax ka bedelkaSoomaalilandDhedig🡆 More