Hoon Koog

114°2′W / 22.050°N 114.033°W / 22.050; -114.033

      Kani waa maqaal ku saabsan magaalo-goboleedka Hong Kong ee Shiinaha.


Hong Kong (loogu dhawaaqo "Hoon-Koon"; Af Shiine: 香港; "Dekadii Uduga") sidoo kale loo yaqaano Maamulka Khaaska ah ee Gobolka Hoon Koon ee Jamhuuriyada Dadka Shiinaha waa deegaan ku yaala xeebta koonfureed isla markaana (hada) ka tirsan dowlada Jamhuuriyada Dadka Shiinaha ee koonfur-beri Aasiya.

Hong Kong
Jamhuuriyada Dadka Shiinaha
中華人民共和國香港特別行政區
A flag with a white 5-petalled flower design on solid red background Hoon Koog
Heesta qaranka: "Horumar iyo dadnimo"

Ubaxa caasimada
Bauhinia blakeana (洋紫荊)
Deegaanka Hong Kong ee Shiinaha
Deegaanka Hong Kong ee Shiinaha
Deegaanka Hong Kong
Luqadaha rasmiga ah
Luqadaha laga aqoonsanyahay aduunka Kantonese
Qaybaha qoomiyedaha
  • 93.6% Shiine
  • 6.4% Dad kale
Dadka
  • Hongkonger
  • Hong Kongese
  • zh; 香港人
Maamul goboleed Jamhuuriyada Dadka Shiinaha
Xukunka Maamul khaas ah
ee gobolada Shiinaha
[a]
 -  Gudoomiyaha Sare CY Leung
 -  Xoghayaha Sare ee Maamulka Carrie Lam
 -  Xoghayaha Dhaqaalaha John Tsang
 -  Xoghayaha Cadaalada Rimsky Yuen
Sharci dejinta Golaha Sare ee Hong Kong
Taariikh
 -  Heshiiskii Nanking 29 Agoosto 1842 
 -  Ku biirida Peking 18 Oktober 1860 
 -  Heshiiskii Labaad ee Peking 1 Luuliyo 1898 
 -  Wakhtiyadii Qabsiga Jabaan 25 Diisambar 1941
to 15 Agoosto 1945
 
 -  Xilwareejinta maamulka
ee Boqortooyada Ingiriiska

1 Luuliyo 1997 
Baaxad
 -  Guud ahaan 1,104 km2 (179aad)
426 sq mi 
 -  Biyo (%) 4.58 (50 km2; 19 sq mi)
Tirada dadka
 -  2014 qiyaasta 7,234,800 (100aad)
 -  Mugga Dadka 6,544/km2
17,024/sq mi
Wax soo saar (PPP) 2015 qiyaastii
 -  Guud ahaan $412.300 bilyan (44aad)
 -  Qof qof $56,428 (10aad)
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) 2015 estimate
 -  Guud ahaan $310.074 bilyan (36aad)
 -  Calaa qof $42,437 (18aad)
Qaybsiga (2007)43.4 (medium)
Kobaca (2013)Steady 0.891 (very high / 15aad)
Lacagta Hong Kong dollar (HK$) (HKD)
Waqtiga (UTC+8)
 -  Xagaa (DST) not observed (UTC+8)
Taariikhda mm-bb-ssss
ssss年bb月mm日
Wadista Baabuurta Bidix
Thiinada telka +852
ISO 3166 code HK
Furaha Internetka .hk  .香港
a. ^ Dhismaha siyaasada ee SAR, u dhigma xisbiyo badan.

Hoon Koon waxay caan ku tahay dhismayaasha dhaadheer ee faras-magaalada iyo deked caalami ah oo isku xidha meelo badan oo dunida. Sidoo kale magaalada Hong Kong waa suuqa Luulka caalamka. Deegaanka Hong Kong waa dhul baaxadiisu yahay 1104 km2 (426 sq mi), midkaasi oo inta ugu badan ku hareeraysan tahay biyo marka laga reebo xaga waqooyi oo ka xigto gobolka Guangdong ee Shiinaha. Deegaanka Hong Kong waxaa ku dhaqan dad dhan 7.2 milyan oo ah reer Hoon Koon, tiro dad Shiineys ah iyo ajaanib badan oo caalami ah; midaasi oo Hoon Koon ka dhigeysa mid ka mid ah meelaha ugu dadka badan ee caalamka.

Wakhtiyadii fiditaanka gumaystaha ayaa 1839kii Boqortooyada Ingiriiska qabsatey deegaanada koonfurta Shiinaha halkaas oo ahayd bar istaraatiji oo laga maamuli karo biyaha bari ee qaarada Aasiya. Mudo dheer ka dib ayaa sanadkii 1941kii waxa Hoon Koon maamulkeeda la wareegay Boqortooyadii Jabaan oo gacanta ku heeysay ilaa 1945kii, goortii lagu jebiyey Dagaalkii Labaad ee Aduunka. Wakhtigaas wixii ka dambeeyay waxaa Hoon Koon gacanta ku hayay maamul hoos taga Boqortooyada Ingiriiska ilaa sanadkii 1997kii oo dib loogu wareejiyey dowlada Shiinaha. Dhinaca kale, Hoon Koon waxay ka mid tahay meelaha ugu qanisan dunida ayada oo leh waxsoosaar aad u sareeya iyo dhaqaale fiican.

Sanadihii 1970kii ayaa Hong Kong noqotey xarunta ganacsiga ee Aasiyada Baasifiga, midaasi oo ka dhigtey meesha 45aad ee ugu qanisan dunida; mid ka mid ah sadexda caasimadood ee suuqa ganacsiga aduunka (labada kale waa New York iyo London.) Intaasi waxaa dheer in Hong Kong lagu tiriyo mid ka mid ah meelaha ay ku nool yihiin dadka ugu cimriga dheer aduunka.

Hoon Koog

114°2′W / 22.050°N 114.033°W / 22.050; -114.033

Hoon Koog

114°2′W / 22.050°N 114.033°W / 22.050; -114.033

Tags:

Geographic coordinate system

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

SuudaanGaaljecelGiriigaItoobiyaIlmi boodhariHowraarsame AmaanreerJagada Madaxwaynaha SomalilandBiciideGuurAbokor muuseShaamWiilHeedHal AbuurLiiska Xisbiyada Siyaasadda SoomaaliyaGabarNebi MuxamedDagaalkii BederAf-maldahaDhedigFanaaniinta SoomaaliyaDaanta galbeedIslaamNabad-sugidaXamarweyneHodanBariga dhexeHilibi MaxamedKaaraanXiman & xeebLixleeyCilminafsiLamadegaanka SaxaraLiin dhanaanJuqraafiCayrSalalAf-HawsaMuqdishoXarardheereHuriwaaBooramaJubbada HooseYaaqshiidFuraatCabdiqaasim SalaadMidowga AfrikaCagaarHabar ejiAfrikaMalmalSalsiyasMadaxweyneyaashii SoomaaliyaWajaaleGadabuursiXasan ganayIsraaiilGabayada abwaanada hawiyeGarsoorka SoomaaliyaBoosaasoIsgaarsiintaMareexaanSenegaalMaxamed SamatarKun Habeen Iyo HabeenShimbirRina HashimotoWakhtiDastuurka SomalilandBeesha GARWAALESoomaali Alifbeet🡆 More