Fiisigis

Fiisigis waa erey Giriig ah (φύσις) oo macnahiisu yahay Dabeecad (Carabi:فيزياء Ingiriis: Physics) waa cilmiga barashada Maatarka iyo dhaqdhaqaaqiisa ee u dhaxeeyso mudo, sida Ileyska.

Fiisikis E = m c 2
  Fiisigis      
  Taariikhda Fiisigiska

Kulka, Dhaqdhaqaaqa IWM, Taagta Walxaha Xoog oo la hoos dhigay Bed, ama awooda xoog uu ku hayo qeyb dululaatiga ka mida waxaa loo yaqaanaa cadaadis. Waxaana cadaadiska lagu suntaa xaraf giriiga, kaasoo ah σ (sigma).

σ = F/A

Fiisigis
Dhawr sawir oo isugu jira kuwa dabiici ah iyo kuwa lasameeye dhamaanna waxaa lagu bartaa Fisigiska

Haddii cadaadisku togan yahay waxaa loo yaqaanaa cadaadis kala-jiidan, haddii uu taban yahayna waa cadaadis isku urur.

Tusaale:-

labo tuubo oo qaab dhululubo leh kalana ah AB iyo BC, ayaa la iskula alxamay barta B ee jaantuska hoose, kadibna la saaray xoogaga ka muuqda jaantuska. Soosaar laxaadka xooga P, haddii cadaadis kala-jiidanka tuubada AB uu la mid yahay labanlaabka laxaadka cadaadis isku-ururka tuubada BC.


Qoraalo La Xidhiidha

waa cilmi laku barto fahamka asaasika eh sida (culeyska-awooda-zamanka,waqtika) iyo waxwalbo oo kafarcamo, waa falaqeeynta guud ee dabeecadda, waxana oo kuu sheeygaa fahmaka caalamka ama aduunka aan ku noolnahay. qoraaka: Yusuf shaami

Tags:

CarabiGiriigIngiriis

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Liiska Xubnaha Baarlamaanka Federaalka ee SoomaaliyaCeeldheerGabayDhaga yare (geed)Goroyo SoomaaliMaalinYalaleIbn KhalduunWikimediaKamsarSuuriyaBoqortooyada MidowdayTera IntezaarBoqor Mayow Xuseen Abow Aala-sheekhCarabiFarshaxan SoomaaliTelesomCaaqilka gahayle gabaySacad MuuseIslaamAasiyaXasan BarsaneUfurowNabi Ibraahiim C.S.SheekhaalQur'aanEimi FukadaBeesha hilibi daarandooleIndunisiyaXiddigisMakaahiilDishiisheBadda SoomaaliyeedMoobleenSaylacLiiska ergeda dibloomaasiyiinta ku sugan SoomaaliyaFanka SoomaalidaHargeysaSoomaalilandHindiyaQaamuusKanada2024Abu HurayraHeerkulMurtiJuqraafiga SoomaaliyaGedoUunsiCaafimaadNabi HuudAduunkaGelediPuntlandFiidmeerJirriibanXawaadleXeerMushaharTiirarka IslaamkaMaxamed Cabdule XasanGanacsiItoobiyaBeeraha SoomaaliyaQaranKudhaaAwdalUsaama bin zeydTogdheerAbwaan🡆 More