Maatar

Walax (ingiriis:Matter) waa waxii mug leh meel marrana buuxin kara.

Maatar

Walax (ingiriis:Matter) waa waxii mug leh meel marrana buuxin kara.

Maatar 
Dhagax wuxuu ka mid yahay Adkeha
Maatar 
Biyo waxay ka mid yihiin Dareereha
Maatar 

Marka laga dhigayo jamac (plural) ereyga walax waxaa loo qoraa ama akhriyaa Walxo.

Koonkan aynu ku noolnahay waxa u ka kooban yahay walxo isku xidhan, haddii aad fiiriso agagaarkaaaga shay walba waa walax.

Maatar

Walax (ingiriis:Matter) waa waxii mug leh meel marrana buuxin kara.

Walxaha waxaa loo qeybiyaa 3 qeybood oo kala ah Adke (solid), Dareere (liquid), iyo Neef ama Hawo (air).

Maatar

Walax (ingiriis:Matter) waa waxii mug leh meel marrana buuxin kara.

Cilmiga loo yaqaan Kimisteri ayaa si fiican u sharaxa walxaha iyo dhamaan wixii la xidhiidha.

Kimisterigu waa barashada maatarka iyo sida uu isu bedbedalo, kimistarigu waa barashada walxaha iyo isbedelkooda.

Walax waa wixii aan tamar ahayn, koonkan waxauu ka kooban yahay tamar iyo maatar, tamarta waxaa kamida ileyska, kulka, korontoda Birlabta IWM.



Tags:

Ingiriis

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

QaamuusCigaal shiidaadSaldanada GelediMuuse Shiikh IsxaaqHaaruun AlrashiidGuurGuriceelFarraareDhiig Yari (aneemiyo)Nebi Maxamed c.sShirkada Isgaariinta HormuudSamaaleDegmoTelesomBanaadirKhilaafada IslaamkaDadka SoomaalidaShawaalBaqdaadMurtiGarreSalaada SubaxMudugAndalusMesobotaamiyaOgadenBeesha reer maxamed Maxad caseSiigeysiKitaabShabeellaha DhexeSuugaanta SoomaalidaLaylkaseJijeeleHawraarDhuxul DhagaxHiraabMaxamed CigaalCabdiraxmaan TuurLibaaxCaluulaKiin JaamacDagaalkii sokeeye ee SoomaaliyaKalandarka IslaamkaNapoleon BonaparteSacuudi CarabiyaUfeynBaaySoomaali GalbeedBoqortooyo dastuuri ahAbgaalBartireDhaqanCiiseWasaaradda Gaashaandhigga SoomaaliyaCeerigaaboIsmaaciil Cumar GeelleYaxaasCali Cafii Fiqi OmarQajaarMasarMuduloodXasanShingaaniShilke (qori)WardheerXeebjireJabhadda Xoraynta Soomaali GalbeedCadaleSaldanadii AjuuraanMaslax Maxamed Siyaad BarreBogga HoreAasiyaJava (luuqada borograaminta)QabiilKaaraanDalxiiska Somaliland🡆 More