Hawraar

Hawraar waa kooxo ereyo ah oo wada socda qoraal iyo oraah ahaan oo leh macne faa'iide leh oo la garanaayo.

Tusaalayaal

  • Waa aan raacaa geela.
  • Nin baa gadh leh ragga.
  • Qof baa cunay bariis.
  • Inanka ayaa u weyn qoyska.

Tusaalayaashu waa hawraarro maxaa yeelay:.

  1. Waa ereyo dhawr amma koox ah.
  2. Giddi waa faa'iideeynayaan macne la garanayo.

Sidaa awgood waa hawraaro


Hawraar

Hawraar (ama macne buure ah) waa hadal macna sameeynaya, kaa soo lagu qeexay daraasad lagu sameeyay waxay lagu tilmaamay in. Ay hawraartu tahay laba qaybood: Hawraar magaceed iyo Hawraar faleed.

Hawaraar magaceed

waa hawraar xoogga saarta Magaca oo su'al iyo jawaab ba magaca siisa mudnaant. Sida: Inanka ayaa tagay dugsiga.

Hawraar faleed

Waa hawraar Faleed sida: "Inanku waa tagaa dugsiga ". waa hawraar faleed mudnaanta siisa Falka oo xoogga saarta. Oo su'al iyo jawaab ba falku leh yahay jawaabta mudnaanta.

Weedh aan lahayn macne buure ah

Waa weedh dhiman macna ahaan, middaa aan bixinaynin macno laga aamusi karo. Sida: "Hadii uu yimaado Xasan", ama: "Haddii roob la helo". Naxwaha af-soomaaliga ma daneeyo xeerkeeda.

Eeg sidoo kale


Tixraac

Tags:

Hawraar Hawraar Weedh aan lahayn macne buure ahHawraar Eeg sidoo kaleHawraar TixraacHawraar

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

BeljimMoos BukeeniFarta BooramaLibaaxCusmaan binu CafaanMaxamed FadalNetfilikisGaadiidCilminafsiCabdiraxmaan Cabdishakuur WarsameDhoobleyMaalinDayniileLisaAbaajibilBakistaanSoolMadiinaAngolaAdan SiiroJabhadda Wadaniga Xoreynta Ogaadeenya)Badda MadowLacagMaalinta Madaxbanaanida SoomaaliyaGarxajisDhagaxtuurDhagaxYugandhaBardhereNibisRoobKhulafada umawiyiintaBeesha Qurdhaale SacadGalguduudDadka BaantuugaDawladda federaalka SoomaaliyaHabar ejiK-popSomaliaBaaqa shuucigaJaamacada CarabtaMudugSoomaali AlifbeetCabdulle TaraawiilHeerkulAduunkaGolaha Wasiirada SomalilandXaasaska Nebi MuxamedCabdullaahi CiiseBahda Qoraxdu MidaysayBegediHeesta qarankaWarta NabadaSiyaad BarreAdult Film DatabaseWikimediaXasan GaashireedleXiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda CagtaWarsangaliToljecleSoomaali GalbeedGalmudugCiise (qabiil)Dadka SoomaalidaMississaugaCaruurta Nebi MuxamedAf-IngiriisiGeri koombeBogga HoreXasan Sheekh MuminDowlad madax banaanNugaalDhirHuriwaa🡆 More