Erey

Eregu waa mid ka mid ah afka waxa uuna ka koobmaa mid kaliya ama ka badan oo xarfo ah waana shibbane ama shaqal ama xita xarfo isku dhigan oo af-soomaaliga macna sugan ku dhex leh.

Sida (i, af, hoy, geel, abaal, hangool, hangaraarac. Dhammaan waa waxaas waa ereyo kana ugu yarna waa "i" oo ah magac u yeel. Ereygu waa uu yeelan karaa hal xaraf, laba xaraf, saddex xaraf, afar xaraf, shan xaraf, lix xaraf iyo in ka badan.

Astaamaha ereyga

  1. Dhawaaq
  2. In samaynayo macno
  3. kalinimo

Qeybaha ereyga

  1. Magac
  2. Fal
  3. Xaraf

Ereygu tiro ahaan

  1. Fardi
  2. Wadar


Xaaladaha Ereyga

  • Fal (Tagto, Joogto)
  • Magac
  • Sifo (naynaas)
  • Xaalad
  • Mafcuul

eeg sidoo kale

Xaraf

Tixraac

Tags:

Erey Astaamaha ereygaErey Qeybaha ereygaErey gu tiro ahaanErey Xaaladaha gaErey eeg sidoo kaleErey TixraacEreyAfXaraf

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Sacad MuuseDagaalkii Labaad ee AduunkaHabar JecloSaldanadii OgaadeenMaahmaah Xarafka ATansaaniyaDoorashooyinka SoomaaliyaSomalilandBarasiilSiilRuun NirgoodHilibOogo (dhul)List of country calling codesDhulXorta ahDoorashada guud ee Somaliland (2017)Baasaboorka SoomaaliyaTaariikhda SoomaaliyaCilmiga bulshadaSalaada CasirDimoqraadiBeesha BahoGalbeedka AfrikaSaytuunLady GagaAwrtableKudhaaIiraanMaxamed gorgaateShimbirtiiSiyaad BarreMucammar QadaafiCiidanka Badda SoomaaliyaGolaha Wasiirada SomalilandTeluriyaamLuqada Hindo YurubBayazid labaad290 (tiro)Af-maldahaGarooweAfareeyGuddiga Af SoomaaligaGeedSoomaali AlifbeetDalxiiska SoomaaliyaReer BaraaweHuruudJuqraafiXVideosQofOrkhanTogdheerShiicaSalaajiqada ruumBaqdaadYaaqshiidWakhtiXisbiga SYLCimiloHaber AwalSomtelDhagaxtuurBahabar cabdaleXeebjireSheekh yuusuf al kowneyn schoolGobolada SoomaaliyaAw qudubJacaylXasan Gaashireedle🡆 More