Atlanta

Atlanta, Caasimada Atlanta (i/læntə/, sidoo kale i/lænə/) waa caasimad iyo magaalo madaxda Gobolka Joorjiya ee wadanka Maraykanka.

      Kani waa maqaal ku saabsan magaalada Atlanta, Joorjiya ee dalka Maraykanka.

Magaalada Atlanta waxay leedahay shacabka ugu badan gobolka Joorjiya kuwaasi oo dhan 447,841 (tiro koobtii 2010ka). Marka lagu daro deegaanada ku hareersan ee hoosyimaada Atalanta waxaa ku dhaqan dad gaadhaya 5,522,942, taasi oo ka dhigeysa caasimad-weyne (metropolitan) sagaalaad ee dalka Maraykanka; waana xarunta ganacsiga iyo dhaqaalaha ee deegaankaasi.

Atlanta, Joorjiya
Caasimada Atlanta
Atlanta
Ka soo biloow kor ilaa hoos bidix ilaa midig: Dabaqyada dhaadheer ee Atlanta, shaleemada Fox, Magaalo madaxda gobolka Joorjiya, Beerta Centennial Olympic, Albaabka Millenium, Deegaano taariikhi ah, biyoleyda Joorjiya, Sanabka Phoenix, iyo Farasmagaalaha Atlanta
Atlanta
Flag
Atlanta
Seal
Nickname(s): 
Hotlanta (Kulaylbadan), ATL, Caasimadii Keymaha, Midii Koowaad, Caasimadii Albaabka. (Sido kale fiiri Naaneysta Joorjiya)
Motto(s): 
Resurgens (micaneedu tahay dib u kac)
Atlanta is located in USA
Atlanta
Atlanta
Barta ay ku taalo caasimada Atlanta, Joorjiya
WadankaMaraykanka
MaraykankaJoorjiya
DeegaankaFulton, DeKalb
Terminus1837
Marthasville1843
Caasimada AtlantaDiisamber 29, 1847
Dowlada
 • Duqa-magaaladaKeisha Lance Bottoms
 • DhismahaDowlada Hoose ee Atlanta
Area
132.4 sq mi (343.0 km2)
 • Land131.8 sq mi (341.2 km2)
 • Water0.6 sq mi (1.8 km2)
 • Urban
1,963 sq mi (5,080 km2)
 • Metro
8,376 sq mi (21,690 km2)
Joogga
738 to 1,050 ft (225 to 320 m)
Tirada dadka
(2013)
 • Caasimad447,841
 • Cufnaanta dadka3,380/sq mi (1,306/km2)
 • Urban
4,975,300
 • Urban density2,540/sq mi (979/km2)
 • Metro
5,522,942 (9th)
 • Metro density660/sq mi (255/km2)
 • CSA
6,162,195 (11th)
 • Bulshada
Atlantan
Aag saacadeedUTC-5 (EST)
 • Xagaa (DST)UTC-4 (EDT)
ZIP kodeka
30060, 30301-30322, 30324-30334, 30336-30350, 30353
Furaha404/678/470
FIPS code13-04000
Astaanta GNIS0351615
WebsiteAtlantaGA.gov

Hordhac

Atlanta waa fadhiga iyo saldhiga dowlada Fulton County in kastoo ay xoogaa ka gaadho dhinaca galbeed DeKalb County. Caasimada Atlanta waxay aasaasantay sanadkii 1837kii wakhtigaas oo ku beegan dhismihii tareenka dheer ee isku xidha bari iyo galbeed wadanka Maraykanka. Laakiin waxay si fiican u kortay oo balaadhatey wakhtigii Dagaalka Sokeeye ee Maraykanka, goortaasi oo ay noqotey goob ganacsi iyo xudun isku xidha dhinacyada iska soo horjeeday.
Magaalada Atlanta waa xarunta isku xidha isgaadhsiinta socdaalka ee gobolka koonfurbari Maraykanka; gaar ahaan xudunta iskuxidhka laymanka tareenada, socdaalka cirka ee diyaaradaha ayada oo leh gegada-diyaaradaha ee ugu mashquulka badan caalamka tan iyo sanadkii 1998kii, kaas oo lagu magacaabo "Hartsfield–Jackson Atlanta International Airport".

Atlanta 
Dhismayaashii ugu horeeyay ee magaalada Atlanta sanadihii 1889kii.

Caasimada Atlanta waxaa lagu tiriyaa ineey tahay magaalo aad u heersareysa, ayadoo la sheegay ineey tahay magaalada 36aad ee ugu awooda badan aduunka, tan 8aad ee ugu heerka sareeysa Maraykanka dhexdiisa, iyo magaalo kaligeed maamusha dhaqaale dhan 270 bilyan dollarka Maraykanka.

Juquraafi

Xaga juquraafiga deegaanka, magaalada Atlanta waxay ku taalaa dhul fidsan oo leh buuro kooban oon aad u dhaadheerayn kuwaasi oo ku hareersan tahay dhir faro badan iyo haro biyo midaasi oo soo jiidatey xayawaan iyo shimbiro aad u faro badan.

Atlanta 
Magaalada Atlanta waxaa lagu qabtey ciyaaraha Olympicga

Sanadkii 1996dii ayaa markii ugu horeeysay magaalada Atlanta waxaa lagu qabtey ciyaaraha Olympicga ee caalamiga ah.

Atlanta 
Farasmagaalaha Atlanta
Dadka Jinsiyad Ahaan 2013 1990 1970 1940
Dadka Madoow ama Afrikaan 53.9% 67.1% 51.3% 34.6%
Dadka Cad 41.8% 31.0% 48.4% 65.4%
—Ahayn-Hispanic 37.1% 30.3% 47.3% lama oga
Ka soo jeeda Aasiya 4.3% 0.9% 0.1% -
Hispanic or Latino (nooc kasta leh) 5.3% 1.9% 1.5% lama oga

Muuqaalo

Atlanta 
Dhismayaasha dhaadheer ee farasmagaalaha Atlanta
Atlanta 
Badhtamaha magaalada Atlanta
Atlanta 
Dhismaha Buckhead


Magaalooyinka Maraykanka Atlanta 
Atlanta  · Austin  · Boston  · Baltimore  · Bloomington  · Kolumbus, Ohio  · Chicago  · Dallas  · Denver  · Detroit  · Houston  · Honolulu  · Kansas City  · Los Angeles  · Las Vegas  · Memphis  · Miami  · Minneapolis · New York  · Nashville  · Oakland  · Omaha  · Orlando  · Phoenix, Arizona  · Portland  · Philadelphia  · Rochester  · San Antonio  · Saint Paul  · San Diego  · Seattle  · San Fransisko  · Washington D.C

La Mataan ah

Magaalada Atlanta waxay mataan la tahay 18 caasimadood oo ku kala yaala daafaha dunida. Kuwaasi waxaa ka mid ah:

  • Olympia Hore, Giriig (1994)
  • Bucharest, Romania (1994)
  • Kotonou, Benin (1995)
  • Salcedo, Jamhuuriyada Dominika (1996)
  • Nuremberg (Nürnberg), Jarmalka (1998)
  • Ra'anana, Israaiil (2000)
  • Fukuoka, Jabaan (2005)

Tixraac

Tags:

Atlanta HordhacAtlanta JuquraafiAtlanta MuuqaaloAtlanta La Mataan ahAtlanta TixraacAtlantaCaasimadFile:En-us-Atlanta-local.ogvFile:En-us-Atlanta.ogvHelp:IPA for EnglishListenMaraykanka

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

BuuhoodleWacbuudhan AbgaalAladdin MeierHogaamiyaha dhabtaaXVideosBariireDudubleLaylkaseJadwalka CuriyayaashaAqoonAxmed KismaayoKabriidIsgaarsiintaCabdullaahi CiiseWiilKoorDameer farowDagaalkii (2006–2009)ShuuciyadBaraaweIslaamCalanka JabuutiBooramaWaroodka HowlwadaagDoorashada guud ee Somaliland (2017)SabiibHay'ada laanqayrta casTalyaanigaJibraacinMuuse BiixiDowladBaayCunto SoomaaliHonjo SuzuCilminafsiGodeeyIsuduwaha Waqtiga CaalamigaBaabuurGeelReer XaamidQaramada MidoobayXamza bin cabdi mudalibMuduloodAbella DangerPornoTubeBeesha hilibi daarandooleDhul badheCali MahdiShiicaBarasiilGuska weynMasagoDayax MadoowaadTaariikhMacawiisNabadSiwaarqoonDaaroodMoobleenTaariikhda MasarAmber RoseRyujinQajaarBoqortooyadii JaarsoReer-DarawiishAf OromoKhadiijoMakayl-DheereBolandLuqadaha KushiitigaLoolTaariikhda Qaramada MidoobayShiinaha🡆 More