Miami

Mayami, Miami (/æmi/; (Af-Isbaanish: maiˈami)) waa magaalo ku taala Badweynta Atlaantik ee xeebaha koonfurbari gobolka Florida wadanka Maraykanka.

Magaalada Miami waa fadhiga dowlada degmada Mayami-Dale ee maamusha deegaano badan oo ka tirsan gobolka Foloriida. Marka la xisaabinayo dadka iyo shacabka, magaalada Mayaami waa mida 44aad ee ugu dadka badan wadanka Maraykanaka, waxayna leedahay shacab dhan 417,650 (tiro-koobtii 2013ka0.

Mayami, Florida
Caasimada Mayami
A collage of images of Miami.
Ka so biloow kor, bidix ilaa midig: Dhismaha dheer Farasmagaalka Mayami (Downtown), Freedom Tower, Villa Vizcaya, Miami Tower, Xeebta Virginia Key, Xarunta hidaha iyo dhaqank Adrienne, AmericanAirlines Arena, Dekada Miami, Dayaxa ka muuqda Miami
Miami
Flag
Miami
Seal
Nickname(s): 
"Caasimada Sirta," "Albaabka America," "Caasimada Latin America"
Miami is located in USA
Miami
Miami
Meesha kaga taalo Maraykanka
WadankaMaraykanka
GobolFlorida
DegmoMiami-Dade
La degay1825
Dowlada-hooseLuuliyo 28, 1896
Named forMayaimi
Dowlada
 • NuucaDuqa-magaalada
 • Duqa-magaaladaTomás Regalado (Jamhuuriya)
 • Xoghayaha CaasimadaDaniel J. Alfonso
Area
55.27 sq mi (143.1 km2)
 • Land35.68 sq mi (92.4 km2)
 • Water19.59 sq mi (50.7 km2)
 • Urban
1,116.1 sq mi (2,891 km2)
 • Metro
6,137 sq mi (15,890 km2)
Joogga
6 ft (2 m)
Highest elevation
42 ft (13 m)
Tirada dadka
 • Caasimad399,457
 • Estimate 
(2013)
417,650
 • Rank44aad, U.S.
 • Cufnaanta dadka11,135.9/sq mi (4,299.6/km2)
 • Urban
5,502,379 (4aad U.S)
 • Metro
5,564,635 (8aad U.S)
Magac kaleMiamian
Aag saacadeedUTC-5 (Wakhtiga Bari (EST))
 • Xagaa (DST)UTC-4 (EDT)
ZIP Kodh
33010–33299
FurahaArea code 305, Area code 786
Websitemiamigov.com

Marka lagu daro deegaanada nawaaxiga ee hoosyimaada dowlad hoose ee Mayaami Metropolitan waa mida 8aad ee ugu dadka badan liiska dalka Maraykanaka, taasi oo leh dad gaadhaya 5.5 milyan bulsho ah.

Miami
Dhismaha Freedom Tower ee la dhisay 1925kii ee badhtamaha Mayaami.

Mayaami waa xarun iyo hogaanka dhaqaalaha, ganacsiga, dhaqanka, madadaalada, farshaxanka, waxbarashada iyo ganacsiga caalamiga ah. Sanadkii 2012ka waxaa la isla afgartey in magaalada Miyaami tahay Caasimad Aduunka ah (Alpha World City). Xaga dhaqaalaha magaalada Miyaami waxaa lagu sheegay ineey tahay magaalada 7aad ee ugu dhaqaalaha badan magaalooyinka wadanka Maraykanka, sidoo kale waa magaalada 33aad ee caalamka.


Miami
Muuqaalka dhismayasha magaalada Mayami

Magaalada Mayaami waxay caan ku tahay xeebaha quruxda badan iyo cimilada kulul sanadka oo dhan, taasi oo noqotey mid aad u soo jiidata dalxiisayaasha wadanka dhexdiisa iyo dibadiisaba. Magaalada Mayaami waxaa ku dhaqan dad aad u badan oo leh dhaqano kala duwan oo matala meelo badan oo dunida ah. Waxaanay magaaladani ku caan tahay madadaalada iyo dalxiiska. Sidoo kale, Mayaami waxaa lagu magacaaba "Caasimada Latin Ameerika" sababtoo ah waxaa ku dhaqan tiro aad u badan oo dad ka soo jeeda wadanada Laatiin Ameerika, waxaana loo aqoonsan yahay magaalada labaad ee ugu badan dadka ku hadla Isbaanishka, sidoo kale waa magaalada ugu badan eey ku dhaqan yihiin dadka ka soo jeeda wadanka Kuuba.

Miami
Muuqaal magaalada

Farasmagaalka magaalada Mayaami waxay xarun u tahay qaar ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn wadankan Maraykanka; kuwaasi waxaa ka mid ah bankiyo caalami ah, xarumo cilmibaadhis, caafimaad, biotechnology, teknoolojiyad, goobo madaalo, iyo shirkadaha dalxiiska xeebaha iyo badaha

Miami

Mayami, Miami (/æmi/; (Af-Isbaanish: maiˈami)) waa magaalo ku taala Badweynta Atlaantik ee xeebaha koonfurbari gobolka Florida wadanka Maraykanka.

Miami 
Miami 
Miami 
Miami 

Miami

Mayami, Miami (/æmi/; (Af-Isbaanish: maiˈami)) waa magaalo ku taala Badweynta Atlaantik ee xeebaha koonfurbari gobolka Florida wadanka Maraykanka.


Magaalooyinka Maraykanka Miami 
Atlanta  · Austin  · Boston  · Baltimore  · Bloomington  · Kolumbus, Ohio  · Chicago  · Dallas  · Denver  · Detroit  · Houston  · Honolulu  · Kansas City  · Los Angeles  · Las Vegas  · Memphis  · Miami  · Minneapolis · New York  · Nashville  · Oakland  · Omaha  · Orlando  · Phoenix, Arizona  · Portland  · Philadelphia  · Rochester  · San Antonio  · Saint Paul  · San Diego  · Seattle  · San Fransisko  · Washington D.C


Gobolada Maraykanka Miami 
Alabama  · Alaska  · Arizona  · Arkansas  · Delaware  · Florida  · Fermont  · Firjiniya  · Houston  · Gobolka Joorjiya  · Gasiirada Rhode  · Galbeedka Firjiniya  · Hawaii  · Idaho  · Illinois  · Indiana  · Iowa · Kansas  · Kentucky  · Kalifornia  · Kolorado  · Konektikat  · Koonfur Karolina  · Koonfur Dakota  · Louisiana  · Maine  · Maryland  · Massachusetts  · Mishiigan  · Minnesota  · Mississippi  · Missouri  · Montana  · Nebraska  · Nevada  · Hampshire Cusub  · Jersey Cusub  · Meksiko Cusub  · New York (gobol)  · Ohio  · Oklahoma  · Oregon  · Pennsylvania  · Tennessee  · Tegsas (Texas)  · Utah  · Wyoming  · Washington (gobol)  · Waqooyi Karolina  · Waqooyi Dakota

Miami

Mayami, Miami (/æmi/; (Af-Isbaanish: maiˈami)) waa magaalo ku taala Badweynta Atlaantik ee xeebaha koonfurbari gobolka Florida wadanka Maraykanka.

Tags:

44Badweynta AtlaantikDegmoFloridaHelp:IPA for EnglishIsbaynMagaaloMaraykankaMayamiXeeb

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

WarsangaliDhaqan SoomaaliDowlad madax banaanIsgaarsiintaCushitic peoplesHabar JecloJarmalkaXussein XasanAntoine GodetFarxiya Fiskax2sdkHabar GidirOgsajiinAqalka Madaxtooyada SoomaaliyaDaahir Rayaale KaahinCalanka cirdhowKajolJubbada HooseLacagBaasaboorka SoomaaliyaLiiska magalooyinka ugu dadka badan qaarada africaBeninAw-dhuleedka AfrikaCiiseMacluumaadka TeknolojiyaddaHabar ejiMaxamuudsaleebaanLionel MessiIsaaqBiciidMurtiXiriirka Turkiga-SoomaaliyaMasaajid Cali GuduudMalaysiyaWikipedia SoomaaligaNabi Muuse C.S.Habdhiska DheefshiidkaWayback MachineDiiwaanka Abwaanada SoomaaliyeedCufCabdullaahi YuusufMagaalooyinka SomalilandXaasaska Nebi MuxamedIGADKanaalka SuweysShabeellaha HooseDillaNabadWabiga ShabeelleDhaqanka SoomaaliOperating systemBolandElizabeth IIRaage UgaasTurkigaMoringa (geed)GusSoomaalilandFilimada qooq-kobcinta jilicsanaan10-ka saxaabi ee Janada loogu bishaareeyayCabdiqaasim SalaadBoqortooyadii DarawiishAhmed Maxamed XasanCali Cafii Fiqi OmarSextubeBalidhidhinMahatma GandhiDalxa bin Cubeydilah R.C.Khaalid bin WaliidTaariikhda Masar🡆 More