Alabama

86°42′W / 32.7°N 86.7°W / 32.7; -86.7

Alabama Waa gobol kamida gobolda Maraykanka.waxa uu kuyaalaa dhanka koonfureed.dhanka waqooyi waxa kaxiga gobolka Tinisii.dhanka barigana waxa kaxiga Gobolka Joorjiya. dhanka koonfurna waxa kaxiga gobolka Florida iyo Gacanka Maksiko.galbeedna waxa kaga toosan gobolka Mississippi. gobolka alabama waa gobolka 30naad ee gobolda Maraykanka marka laeego badka ama masaafada.dadka kunool waxa lagu qiyaasaa ilaa 4.5 milyan oo qof.gobolka Alabama waa gobolda maraykanka ugu dhaqaalha liita waayo waxa uu dhaqaalihiisu ku xidhanyahay beerha kaliya oo malaha wax soosaar lasheego oo dhinaca warshadaha ah. dadka kunooli waa dad reermiyi iyo beeralay u badan waxaanay u badanyihiin dadka cadaanka ah. gobolka Alabama waxa uu leeyahay magac kale oo Naanaysah waana magaca Yellowhammer

Alabama
Khariirada gobolka Alabama
Alabama


Gobolada Maraykanka Gobolada Isku Tegay ee Ameerika
Alabama  · Alaska  · Arizona  · Arkansas  · Delaware  · Florida  · Fermont  · Firjiniya  · Houston  · Gobolka Joorjiya  · Gasiirada Rhode  · Galbeedka Firjiniya  · Hawaii  · Idaho  · Illinois  · Indiana  · Iowa · Kansas  · Kentucky  · Kalifornia  · Kolorado  · Konektikat  · Koonfur Karolina  · Koonfur Dakota  · Louisiana  · Maine  · Maryland  · Massachusetts  · Mishiigan  · Minnesota  · Mississippi  · Missouri  · Montana  · Nebraska  · Nevada  · Hampshire Cusub  · Jersey Cusub  · Meksiko Cusub  · New York (gobol)  · Ohio  · Oklahoma  · Oregon  · Pennsylvania  · Tennessee  · Tegsas (Texas)  · Utah  · Wyoming  · Washington (gobol)  · Waqooyi Karolina  · Waqooyi Dakota


Magaalooyinka Maraykanka Gobolada Isku Tegay ee Ameerika
Atlanta  · Austin  · Boston  · Baltimore  · Bloomington  · Kolumbus, Ohio  · Chicago  · Dallas  · Denver  · Detroit  · Houston  · Honolulu  · Kansas City  · Los Angeles  · Las Vegas  · Memphis  · Miami  · Minneapolis · New York  · Nashville  · Oakland  · Omaha  · Orlando  · Phoenix, Arizona  · Portland  · Philadelphia  · Rochester  · San Antonio  · Saint Paul  · San Diego  · Seattle  · San Fransisko  · Washington D.C

Tags:

Geographic coordinate system

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

YarradWadnoDhulbareFarta CismaaniyaTaylor SwiftMeheriCiise (qabiil)Ururka Iskaashiga IslaamkaAstaamaynQalaafeYemenJijeeleKaaraanNabiyada iyo Rususha Qur'aanka lagu sheegayBahabar cabdaleBurcoTalyaaniBeeraha SoomaaliyaJigjigaYurubJibraacinIsmaaciil saleebaanBuluugUbax'''Cabdalla Abokor'''Uduruxmiin muuseRuun NirgoodSalaaxudiin al-AyyuubiBoqortooyada MidowdayAstaanta Calanka CirdhowMadaxweyneyaashii PuntlandDagaalkii sokeeye ee SoomaaliyaRa'iisul wasaarayaashii SoomaaliyaBoqortooyada Soojireenka SoomaaliyaGeelKalandarka IslaamkaBartireAyaanle cayrAmber RoseAbsameBaraaweCalanka SomalilandReer XaamidHodanXasan AbshirRoobCanabAsharaafXasan Barsane2020FiidmeerTaariikhda Qaramada MidoobayDagaalkii QaboobaaXeebjireLaylkaseXisbiga UCIDHodan CabdiraxmaanHaaruun AlrashiidBaabuurSheekh IsxaaqKhamriBashimDagaalkii (2006–2009)DadWadamada AfrikaIswisarlandNebalWaroodka Howlwadaag🡆 More