Houston

Howston, Houston (i/stən/ HYOO-stən) waa caasimada ugu bulshada badan gobolka Tegsas iyo Koonfurta Maraykanka.

      Kani waa maqaal ku saabsan magaalada Howston, Tegsas, Maraykanka.

Intaasi waxaa dheer, caasimadani waa mida 4aad ee ugu shacabka badan guud ahaan wadanka Maraykanka, taasi oo leh dad dhan 2.239 milyan (sida lagu sheegay tirokoob ay dowlada dhexe Maraykanku sameeysay sanadkii 2014ka).

Howston, Tegsas
Caasimada Howston
Houston
Muuqaalka Caasimada Howston.
Houston
Flag
Nickname(s): 
Caasimada Cirka (magaca dowliga), in badan...
Howston, Tegsas is located in USA
Howston, Tegsas
Howston, Tegsas
Meesha kaga taalo Maraykanka
WadankaHouston United States
GobolTegsas
DegmoHarris, Fort Bend, Montgomery
Dowlad HooseJuun 5, 1837
Dowlada
 • NuucaDuqa-magaalada
 • BodyGolaha Degamada Caasimada Howston
 • Duqa-magaaladaAnnise Parker
Area
627.8 sq mi (1,625.2 km2)
 • Land634 sq mi (1,552.9 km2)
 • Water27.9 sq mi (72.3 km2)
 • Metro
10,062 sq mi (26,060 km2)
Joogga
43 ft (13 m)
Tirada dadka
 • Caasimad2,099,451
 • Estimate 
(2014)
2,239,558
 • RankUS: 4aad
 • Cufnaanta dadka3,662/sq mi (1,414/km2)
 • Urban
4,944,332 (7aad U.S)
 • Metro
6,313,158 (5aad U.S)
 • Bulsho
Houstonian
Aag saacadeedUTC-6 (CST)
 • Xagaa (DST)UTC-5 (CDT)
FurahaArea kodh 281, 346, 713, 832]
FIPS kode48-35000
GNIS feature ID1380948
Websitehoustontx.gov

Caasimada Howston waxay degan tahay dhul baaxadiisu dhan tahay 599.9 mayl labo-laaban (1,553 kilomitir labo-laaban). Sidoo kale waa caasimada ugu balaadhan ee ugu shacabka badan Deegaanada Koonfurta Maraykanka,

Caasimada Howston waa fadhiga dowlada Degmada Harris ee koonfurbari gobolka Texas. Marka lagu daro nawaaxigeeda, Houston metropolitan waa mida 5aad ee ugu shacabka weyn wadanka Maraykanka. Taariikh ahaan caasimada Howston waxaa la aasaasay sanadkii 1836dii dooxada deegaanda Buffalo Bayou waxaana caasimada leh dowlad-hoose laga dhigey Juun 5, 1837dii. Caasimada Howston waxaa loogu magac daray Jenaraal Sam Houston, kaasi oo madaxweyne ka ahaan jirey Jamhuuriyada Tegsas isla markaana ku guuleystay dagaalkii San Jakinto ee ka dhacay 25 kilomitir bariga meesha ay maanta tahay caasimada Howston.

Dekada dabiiciga ah, wado tareenka laga dhisey deegaanadaasi, wershadaha laga aasaasay dhulkaasi iyo helitaanka shidaalka sanadkii 1901, ayaa waxay qeyb libaaxle ka qaadatey koritaanka iyo balaadhashada caasimada Howston; taasi oo soo jiidatay bulsho-weynta ku soo ururtey deegaankaasi. Horaantii qarnigii labaatanaad waxay Howston noqotey hooyga xarunta caafimaadka gobolka Tegsas, goobta ugu weyn aduunka ee machadka cilmi-baadhista Sayniska iyo caafimaadka, saldhiga weyn ee hay'ada Cilmi Falaga ee NASA, iyo hooyga Mission Kontrol Senter.

Dhaqaalaha caasimada Howston wuxuu ku salaysan yahay wax soo saarka wershadaha, awooda iyo tamarta, soo saarida alaabta, shirkadaha caafimaadka, iyo gaadiidka. Caasimadani waxay hooy u tahay shirkadaha ugu waaweyn ee caafimaadka, xarumaha shirkadaha waaweyn ee Fortune 500; waxaa magaaladani ka horeeya New York oo kali ah. Intaasi waxaa dheer, Dekeda Howston waxay ku jirtaa kuwa ugu heerka sareeya dekedaha wadanka Maraykanka, waana dekad caalami ah oo la tacaasha adeega maraakiibta caalamiga ah.

Guud ahaan, caasimada Howston waxaa lagu naaneysaa magacyo badan kuwaasi waxaa ka mid ah Caasimada Cirka ("Space City"), taasi oo ka turjumeysa duulimaadyada cirka ee ay ka fuliso hay'ada Cilmi Falaga ee NASA. Sidoo kale, Howston waxaa lagu tiriyaa caasimad caalami ah marka la tixraaco awooda dhaqaale, ganacsiga, madadaalada, hidaha iyo dhaqanka, isgaarsiinta wararka, sayniska, ciyaaraha, feeshanka, teknoolojiyada, waxbarashada, daawooyinka iyo cilmibaadhista. Waxaa caasimadani hooy u tahay noocyo badan oo diimaha caalamka; iyo bulsho kale oo ka soo jeeda deegaano kala duwan oo aduunka ah. Waxaa lagu sheegaa in Howston tahay maagaalada ugu badan ee leh shacab kala duwan oo ka soo jeeda wadano kala duwan oo dunida ah.

Marka laga yimaado xeebaha bilicda fiican iyo deegaanka cimilada wacan, caasimada Howston waxay soo jiidataa tiro badan oo dalxiisayaal ah sanad kasta kuwasi oo aad u daneeynaya goobaha hidaha iyo dhaqanka iyo meelaha taariikhiga ah.



Houston

Howston, Houston (i/stən/ HYOO-stən) waa caasimada ugu bulshada badan gobolka Tegsas iyo Koonfurta Maraykanka.

Houston 
Caasimada Howston
Houston 
Farasmagaalka Howston
Houston 
Dhismayaasha ugu cajabsan
Houston 
Caasimada Howston

Houston

Howston, Houston (i/stən/ HYOO-stən) waa caasimada ugu bulshada badan gobolka Tegsas iyo Koonfurta Maraykanka.


Magaalooyinka Maraykanka Houston 
Atlanta  · Austin  · Boston  · Baltimore  · Bloomington  · Kolumbus, Ohio  · Chicago  · Dallas  · Denver  · Detroit  · Houston  · Honolulu  · Kansas City  · Los Angeles  · Las Vegas  · Memphis  · Miami  · Minneapolis · New York  · Nashville  · Oakland  · Omaha  · Orlando  · Phoenix, Arizona  · Portland  · Philadelphia  · Rochester  · San Antonio  · Saint Paul  · San Diego  · Seattle  · San Fransisko  · Washington D.C


Gobolada Maraykanka Houston 
Alabama  · Alaska  · Arizona  · Arkansas  · Delaware  · Florida  · Fermont  · Firjiniya  · Houston  · Gobolka Joorjiya  · Gasiirada Rhode  · Galbeedka Firjiniya  · Hawaii  · Idaho  · Illinois  · Indiana  · Iowa · Kansas  · Kentucky  · Kalifornia  · Kolorado  · Konektikat  · Koonfur Karolina  · Koonfur Dakota  · Louisiana  · Maine  · Maryland  · Massachusetts  · Mishiigan  · Minnesota  · Mississippi  · Missouri  · Montana  · Nebraska  · Nevada  · Hampshire Cusub  · Jersey Cusub  · Meksiko Cusub  · New York (gobol)  · Ohio  · Oklahoma  · Oregon  · Pennsylvania  · Tennessee  · Tegsas (Texas)  · Utah  · Wyoming  · Washington (gobol)  · Waqooyi Karolina  · Waqooyi Dakota

Houston

Howston, Houston (i/stən/ HYOO-stən) waa caasimada ugu bulshada badan gobolka Tegsas iyo Koonfurta Maraykanka.

Tags:

CaasimadDadFile:En-us-Houston.oggHelp:IPA for EnglishHowstonListenMilyanTegsasUSAWikipedia:Pronunciation respelling key

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Liiska magaalooyinka Soomaaliya dadka ku noolAstaamaynGarxajis2024MareexaanGalmoCumar DhuuleReer-DarawiishGaalkacyoDafoDaadmadheedhWasaaradda Gaashaandhigga SoomaaliyaWaaciyeWabiga JubbaXiddigisHowraarsame AmaanreerOogKaarboonKhaalid bin WaliidWarbixin SoomaaliyaSaruurAfgooyeKenyaDhagaxtuurCismaan KeenadiidSheekh IsxaaqGalguduudXasan Sheekh MaxamuudDillaHubeerUbaxJubbada DhexeAbasguulQur'aan'''Cabdalla Abokor'''Cismaan yoonisJilibMaryamShabeellaha HooseCimiloAxmed TeersoAmber HeardLisaHiiraan StateBurundiSaint PetersburgZeyd Binu XaarithaSingabuurJagada Madaxwaynaha SomalilandGarsoorka SoomaaliyaJibriil YoonisShiicaAntoine GodetHabar JecloSoomaali GalbeedBanaadirNabiShilinUdeejeenHiiraanQaramada MidoobaySoomaaliyaCiidanka Qaranka SomalilandUfeynKeski qabeMidowga AfrikaBiyo-xireenka Horukaca1991Filimada qooq-kobcinta jilicsanaanBunMooracaseMagacyada Soomaaliyeed🡆 More