Detroit

Dhetroyt, Detroit (/trɔɪt/) waa caasimada ugu dadka badan gobolka Michigan wadanka Maraykanka, iyo magaalada ugu weyn ee xigta xadka Maraykanka iyo Kanada.

      Kani waa maqaal ku saabsan magaalada Detroit, Mishiigan, Maraykanka.

Sidoo kale Dhetroyt waa fadhiga dowlada degmada Wayne, goobta ganacsi, dhaqan, dhaqaale, gaadiid iyo dhaqdhaqaaq badan gobolkaasi Mishiigaan.

Dhetroyt, Mishiigan
Caasimada Dhetroyt
Detroit
Kor ilaa hoos, bidix ilaa midig: Caasimada Dhetroyt, dhismayaasha ugu dhaadheer caasimada ee ku garab yaala Webiga Dhetroyt, Shaneeno Fox, Aqalka Dorothy H. Turkel, Belle Isle Conservatory, Ruuxda Caasimada Dhetroyt, Dhismaha Fisher, Suuqa Bari ee Dhetroyt, Dhismihii hore ee Jaamacada Wayne State University, Biriijka Ambassador, iyo Dhismaha Hidaha iyo Dhaqanka
Detroit
Flag
Detroit
Seal
Etymology: Af Faransiis : détroit (strait)
Nickname(s): 
Caasimada Mootooyinka, Motown, Caasimada Cilmiga, Caasimada Horumarka, Magaalada D, Caasimada Hockeytown, Caasimada Farsamayooninka Caalamka, Caasimada Heesaha Rocky, Magaalo 313
Motto(s): 
Speramus Meliora; Resurget Cineribus
(Turjumaan: Waxaan rajaynaynaa Horumar; Kaasi oo ka soo bilaabmaya dambaska)
Dhetroyt, Mishiigan is located in USA
Dhetroyt, Mishiigan
Dhetroyt, Mishiigan
Meesha kaga taalo Maraykanka
GobolMichigan
DegmoWayne
La aasaasay1701
Dowlad hoose1806
Dowlada
 • NuucaGolaha Duqa-magaalada
 • BodyGolaha Deegaanka Caasimada Dhetroyt
 • Duqa-magaaladaMike Duggan (Xisbiga Dimuqraadiga)
 • Golaha Caasimada Dhetroyt
Area
142.87 sq mi (370.03 km2)
 • Land138.75 sq mi (359.36 km2)
 • Water4.12 sq mi (10.67 km2)
 • Urban
1,295 sq mi (3,350 km2)
 • Metro
3,913 sq mi (10,130 km2)
Joogga
600 ft (200 m)
Tirada dadka
(2013)
 • Caasimad680,250
 • RankUS: 18aad
 • Cufnaanta dadka5,142/sq mi (1,985/km2)
 • Urban
3,734,090 (US: 11aad)
 • Metro
4,292,060 (US: 14aad)
 • CSA
5,311,449 (US: 12aad)
Magac kaleDetroiter
Aag saacadeedUTC−5 (EST)
 • Xagaa (DST)UTC−4 (EDT)
FurahaArea kodhe 313
Astaanta FIPS26-22000
Astaanta GNIS1617959
WebsiteDetroitMI.gov

Dhinaca kale, Caasimada Dhetroyt marka lagu daro deegaanada nawaaxigeeda ah waa metropolitanka ugu weyn ee gobolada loo yaqaano "Midwestern" ee wadanka Maraykanka, kuwaasi oo hooy u ah bulsho dhan 5.3 milyan (sida lagu ogaaday tirokoob dowlada Maraykanku sameeysay sanadkii 2010ka). Intaasi waxaa dheer, caasimadani waa xudunta Webiga Dhetroyt, Harta Great ee ku xidhanta Saint Lawrence Seaway.

Caasimada Dhetroyt waxaa la aasaasay Luulyo 24, 1701; waxaana aasaasay sahamiyayaal u dhashay wadanka Faransiiska oo lagu magacaabi jirey Antoine Laumet de La Mothe, sieur de Cadillac iyo koox la socotey.

Guud ahaan, caasimada Dhetroyt waa xarunta dhaqaalaha sadexaad ee gobolka Midwest; waxaa ka horeeya magaalooyinka Chicago iyo Minneapolis. Magaaladu waxay si fiican u soo shaacbaxdey horaantii qarnigii 21aad, goortaasi ooy ka faa'iideysatey dhismaha wadooyinka tareenka, laamiyada waaweyn iyo wadooyinka isku xidha gaadiidka taasi oo suurtogelisay socodka alaabaha iyo ganacsiga magaalada. Deegaanka waqooyi ee Caasimada Dhetroyt ee loo yaqaano Dhetroyt-Windson waa xarunta xidhiidhisa wadanka Maraykanka iyo dalka Kanada, taasi oo leh bulsho dhan 5,700,000. The Detroit metropolitan region holds roughly one-half of Michigan's population.

Si kastaba ha ahaatee, Caasimada Dhetroyt waxaa aduunka looga yaqaanaa "Caasimada Gaadiidka", sababtoo ah waa deegaanka koowaad ee ugu soo saarid badan guud ahaan gaadiidka lagu isticmaalo wadanka Maraykanka gudahiisa iyo kuwa loo dhoofiyo caalamka intiisa kale. Wershadaha gaadiidka ee magaalada Dhetroyt waxay waligeedba u ahayd lafdhabar miisaanka wadanka Maraykanku ku leeyahay beesha caalamka, taasi oo magaaladani ahayd meeshii ugu soo saarka badneyd gawaadhiga dagaalka wakhtigii Dagaalkii Labaad ee Aduunka.

Waxaa intaas dheer, Caasimada Dhetroyt waxay caan ku tahay heesaha, taasi oo lagu naaneyso Caasimada Heesaha iyo Motown oo looga dan leeyahay sida dadka magaaladu ugu qoto dheer yihiin fanka iyo suugaanta wadanka Maraykanka. Sanadihii u dhexeeyay 2000 ilaa 2010ka waxaa isbedel xoog leh ku yimid bulshada magaalada, taasi oo hoos u dhac ku yimid ilaa 25%, midaasi oo ka saartey booskii marka hore ku jirtey ee caasimada 10aad ee ugu dadka badan oo ay noqotey mida 18aad ee wadanka Maraykanka. Waxaana tirokoob la sameeyay sanadkii 2010, lagu ogaaday in bulshada magaaladu tahay 713,777, halka sanadkii 1950ka ay ka lahayd bulsho 1.8 milyan oo dad ah. Hoos u dhaca bulshada waxaa lagu eedeyaa hoos u dhac ku yimid dhaqaalaha, shaqooyinka iyo wershadaha magaalada; kuwaasi oo keenay in dad badan ka guuraan ayagoo raadsanaya meelo dhaqaale dhaama. Si looga hortago bulsho yaraanta soo waajahday magaalada ayaa dowladaha gobolka iyo federaalka wadanka ayaa iska kaashaday sidii loo abuuri lahaa fursado shaqo, loo kobcin lahaa dhaqaalaha iyo adeega bulshada. Waxaa dowlada gobolka Mishiigaan oo kaashanaysa dowlada Federaalku ku guulaysatay ineey abuurto goobo dhiirigeliya dhaqaalaha, horumarka iyo adeega bulshada. In kastoo horumarku iska koobnaa, laakiin talaabooyinkaasi waxay baajiyen in caasiamda Dhetroyt hoos u dhac weyn sii sameeyso, waxaana sanadan dambe muuqda hidiilo iyo horumar kor u soo kicid ah.

Detroit

Dhetroyt, Detroit (/trɔɪt/) waa caasimada ugu dadka badan gobolka Michigan wadanka Maraykanka, iyo magaalada ugu weyn ee xigta xadka Maraykanka iyo Kanada.

Detroit 

Detroit 
Muuqaalka habeenkii ee Caasimada Dhetroyt

Detroit

Dhetroyt, Detroit (/trɔɪt/) waa caasimada ugu dadka badan gobolka Michigan wadanka Maraykanka, iyo magaalada ugu weyn ee xigta xadka Maraykanka iyo Kanada.


Magaalooyinka Maraykanka Detroit 
Atlanta  · Austin  · Boston  · Baltimore  · Bloomington  · Kolumbus, Ohio  · Chicago  · Dallas  · Denver  · Detroit  · Houston  · Honolulu  · Kansas City  · Los Angeles  · Las Vegas  · Memphis  · Miami  · Minneapolis · New York  · Nashville  · Oakland  · Omaha  · Orlando  · Phoenix, Arizona  · Portland  · Philadelphia  · Rochester  · San Antonio  · Saint Paul  · San Diego  · Seattle  · San Fransisko  · Washington D.C


Gobolada Maraykanka Detroit 
Alabama  · Alaska  · Arizona  · Arkansas  · Delaware  · Florida  · Fermont  · Firjiniya  · Houston  · Gobolka Joorjiya  · Gasiirada Rhode  · Galbeedka Firjiniya  · Hawaii  · Idaho  · Illinois  · Indiana  · Iowa · Kansas  · Kentucky  · Kalifornia  · Kolorado  · Konektikat  · Koonfur Karolina  · Koonfur Dakota  · Louisiana  · Maine  · Maryland  · Massachusetts  · Mishiigan  · Minnesota  · Mississippi  · Missouri  · Montana  · Nebraska  · Nevada  · Hampshire Cusub  · Jersey Cusub  · Meksiko Cusub  · New York (gobol)  · Ohio  · Oklahoma  · Oregon  · Pennsylvania  · Tennessee  · Tegsas (Texas)  · Utah  · Wyoming  · Washington (gobol)  · Waqooyi Karolina  · Waqooyi Dakota

Detroit

Dhetroyt, Detroit (/trɔɪt/) waa caasimada ugu dadka badan gobolka Michigan wadanka Maraykanka, iyo magaalada ugu weyn ee xigta xadka Maraykanka iyo Kanada.

Tags:

CaasimadDegmoDhetroytDowladGaadiidGanacsiHelp:IPA for EnglishKanadaMaraykanka

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

CanuuniImaam Axmed GurayShunburoXulbadKeski qabe1991KaneecoMoringa (geed)Imaamu ShaaficiTowraadDagaalkii Labaad ee AduunkaOodweyneMasaajid Cali GuduudAqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka SoomaaliyaDhaqanka SoomaaliIsiraynMaydhMaakhirHintireJuqraafiKumbuyuutarMuqdishoXorta ahSiilIsgaarsiintaDhirBanaadirXaliima MagoolMustafa Kemal AtatürkMaxamed FadalCiidanka Badda SoomaaliyaQabiilXussein XasanMaalinta Madaxbanaanida SoomaaliyaCadaadoAsharaaf sarmaanBuulo BurdeHartiGeed TimirMaalinta Madaxbanaanida Somaliland 1960Ciidanka Qaranka SomalilandQaaradahaGooryaankaIGADMakaahiilFarxiya FiskaGelediSuudaanLiiska Jaamacaddaha SoomaaliyaSaruurWasaaradda Arrimaha Dibedda SoomaaliyaZeyd Binu XaarithaMidowga AfrikaHawiyeDhedigMowsilKitaabGanacsiIngiriiskaWarshadDagaalkii ciraaq iyo iiraanBaydhaboKaarboonMurursadeMacluumaadka TeknolojiyaddaSigaarNabi Suleymaan C.S.Bankiga AduunkaKalandarka MiilaadigaDaaroodXasuuqii IsaaqWardheerCalanka cirdhowXamarjajab🡆 More