Koka-Kola

Koka-Kola (Af Ingiriis : Coca-Cola; Af Carabi : ar‎) sida badan loo yaqaano Kook (Coke), waa cabitaan fudud oo lagu daray Kaarboon kaasi ooy soo saarto Shirkada Koka-Kola ee fadhigeedu yahay Atlanta, Joorjiya Cariga Maraykanka.

Koka-Kola
Koka-Kola
NoocaCabitaan
SoosaareShirkada Koka-Kola
Wadanka asalkaMaraykanka
La soo bandhigayMaajo 8, 1886; 137 sanadood ka hor (1886-05-08)
MidabCaramel E-150d
DhadhanKola
Kala duwanansho
  • Diet Coke
  • Diet Coke Caffeine-Free
  • Caffeine-Free Coca-Cola
  • Coca-Cola Zero
  • Coca-Cola Cherry
  • Coca-Cola Citra
  • Coca-Cola Life
Waxa la xidhiidhaPepsi

RC Cola
Afri-Cola
Postobón
Inca Kola
Kola Real
Cavan Cola
Websitewww.coca-colacompany.com
Koka-Kola
Dhalada cabitaanka Koka-Kola

Hordhac

Dhamaadkii qarnigii 19aad ayaa nin saynisyahan oo lagu magacaabi jirey John Bemberton wuxuu rabay inuu sameeyo daawo, laakiin walxihii uu isku dardaray waxaa uga soo baxay cabitaanka maanta Koka-Kolaha loo yaqaano. Badhtamihii qarnigii 20aad ayaa cabitaanka Koka-kola aad u soo shaacbaxay oo suuq fiican yeeshay. Magaca cabitaanka waxaa laga keenay magacyada waxyaabaha ka samaysan yahay ee kala ah midhaha kola (oo ah mida kaafeiinta leh) iyo caleenta geedka kooka.

Muuqaalo

Sidoo kale fiiri

  • Bebsi Kola
  • Faanta
Koka-Kola 
Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Xigasho

Tags:

Koka-Kola HordhacKoka-Kola MuuqaaloKoka-Kola Sidoo kale fiiriKoka-Kola XigashoKoka-KolaAf CarabiAf IngiriisAtlantaCabitaan fududKaarboonUSA

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

SamaaleBaydhaboMarkaDiinsoorMagacyada AllahXamarjajabBurcoMaryamAakhiroAfarta xilliBoonAfarta madhabWardheerTaariikhda Badmareenka SoomaalidaMurursadeJubbada DhexeShiinahaQabyaaladaKitaabSheeko SoomaaliBiciideHabar JecloNabi Suleymaan C.S.SaynisGabayJilibMuduloodAfrikaDagaalkii (2006–2009)Boqortooyadii DarawiishJohnny DeppBari (Gobol)ShiicaSacuudi CarabiyaLuuqMaxamed CigaalSaldanadii AjuuraanBeesha hilibi daarandooleBiyo-xireenka HorukacaAbokor muuse1991DimoqraadiWarsangaliRahBogga HoreLisaWorld Wide WebGaraad Jaamac Garaad CaliSamo ku waarDhaqanka SoomaaliFircoonXisbiga KulmiyeDuurjoogta SoomaaliyaReeryoonisLiska Salidka MawduucyadaCilmi BoodhariTelesomBeesha Habar CafaanSuugaanta SoomaalidaXussein XasanHartiGarreKaarboonDhirQuraanka KariimkaGaraamMaxamuudsaleebaanOlivia RodrigoKun Habeen Iyo HabeenTogdheerDhaga yare (geed)Dawladda federaalka SoomaaliyaQaaradahaMustafa Kemal Atatürk🡆 More