Cabitaan

Cabitaan (carabi: مشروب taliyaani: bevanda ingiriis: drink) waa dareere dhadhan macaan, dhanaan, qadhaadh ama dhexdhexaad ah leh oo qabow ama kulul oo dadku cabaan.

Waxa jira noocyo badan oo cabitaanka ah, kuwaas oo lagu kala sooco darajada heerkulkooda, sida qaboow iyo kuleyl. Waxaa ka mid ah cabitaanka kulul: shaah, koofiga iwm.

Dhanka kale, cabitaanka qaboow waxaa la mid ah: Koka-kolada, khudaarta shiidan iwm.



Tags:

Af-TaliyaaniCarabiDadDareereIngiriis (luqad)KulQabow

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

OromoCanabBerberaTurkigaMakaahiilBakistaanDaadmadheedhBuuhoodleJava (luuqada borograaminta)Jamhuuriyadda Dimuqraadiga SoomaaliyaDegmooyinka Gobolka BanaadirUdeejeenIsmaaciil MireCadaadoReeryoonisBari (Gobol)RasuulCismaan KeenadiidCaruurta Nebi MuxamedDhismeToljecleYaaqshiidWiki CommonsUstareliyaTuwitterSoomaali AlifbeetFaadumo MaandeeqBakoolNubian Gold CorporationYugandhaDagaalkii BederHawiyeIlaahayHodanAyaanle cayrSuug (qori)Maxamed gorgaateHirshabeelleLiska Salidka MawduucyadaOperating systemMuuse Shiikh IsxaaqAakhiroFurashada makkaLondonXooloYukraynXasuuqii IsaaqXiriirka Ingiriiska-SoomaaliyaMaansoCarabiLiiska magaalooyinka SoomaaliyaTiirarka IslaamkaHodan CabdiraxmaanSurre (beel)1991Cabdiqaadir YamyamWabiga ShabeelleTunisiyaDiiwaanka Caasimadaha AfrikaGurgura (beel)Dayax GacmeedMaakhirXarafSacuudi CarabiyaAsharaafMuuse BiixiHowraarsame AmaanreerJaamacadda LafooleRas kambooniMasiixiyadMidowga SofiyetAbgaalRahDabeylGabayDiinsi🡆 More