Tirinidad Iyo Tobago

Trinidad iyo Tobago (ingiriis: Trinidad and Tobago, i/ɪnɨdæd ənd tɵˈbeɪɡoʊ/; carabi: ترينيداد وتوباغو) sida dowliga ah loo yaqaano Jamhuuriyada Trinidad iyo Tobago, waa wadan gasiirado mataano oo ku yaala cidhifka waqooyi ee qaarada Koonfur Ameerika, xeebta waqooyi-bari ee wadanka Fanansuwela iyo koonfurta gasiirada Grenada.

Mar ahaan waxaa dalkan lagu xisaabiyaa Koonfurta Ameerika maadaama ay cidhifka u saaran tahay waqooyiga qaarada. Laakiin sida badan waxaa lagu daraa wadanada loo yaqaano "Kaaribiyaanka" sababtoo ah waxay la wadaagtaa xadka wakhtiyada bada, ganacsi iyo xidhiidhyo kale oo badan.

Jamhuuriyada Trinidad iyo Tobago
Tirinidad Iyo Tobago Tirinidad Iyo Tobago
Hal ku dheg: "Wadajir ku horumar, Wadajir ku waara"
Heesta qaranka: "Laga soo lisay jacaylka xoriyada"
Tirinidad Iyo Tobago
Location of Trinidad and Tobago
Magaalo madaxDekada Isbayn
10°40′N 61°31′W / 10.667°N 61.517°W / 10.667; -61.517
Magaalada uguwayn San Fernando
Luqadaha rasmiga ah Af Ingiriis
Luqadaha laga aqoonsanyahay aduunka Trinidadian Kareole
Tobagonian Kareole
Qaybaha qoomiyedaha (2011)
  • 35% Hindo-Trinbagonian
  • 34% Afrikan-Trinidadian
  • 23% iska-dhal
  • 8% dad kale
Dadka
  • Dadka Trinidad
  • Dadka Tobagonian
  • Trinbagonian
Xukunka Dowlad Dhexe Baarlamaan Jamhuuriyad Dastuuri
 -  Madaxweyne Anthony Karmona
 -  Madaxweyne ku xigeen Kamla Persad-Bissessar
Sharci dejinta Golaha Baarlamaanka
 -  Aqalka sare Golaha Sare
 -  Aqalka hoose Golaha Wakiilada
Xornimo
 -  ka qaadatey Boqortooyada Ingiriiska 31 Agoosto 1962 
 -  Jamhuuriyad 1 Agoosto 1976 
Baaxad
 -  Guud ahaan 5,131 km2 (171aad)
1,981 sq mi 
 -  Biyo (%) mid badan
Tirada dadka
 -  Luuliyo 2014 qiyaasta 1,223,916 (159aad)
 -  Mugga Dadka 254.4/km2
659.2/sq mi
Wax soo saar (PPP) 2014 qiyaastii
 -  Guud ahaan $43.415 bilyan
 -  Qof qof $32,139 (39aad)
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) 2014 estimate
 -  Guud ahaan $28.788 bilyan
 -  Calaa qof $21,310
Qaybsiga (2012)39.0 (medium)
Kobaca (2013)Steady 0.766 (high / 64aad)
Lacagta Trinidad iyo Tobago Dollar (TTD)
Waqtiga Eastern Caribbean (UTC-4)
 -  Xagaa (DST) lama daneeyo (UTC-4)
Taariikhda mm/bb/ssss
Wadista Baabuurta Bidix
Thiinada telka +1 -868
Furaha Internetka .tt
a. Bisha Sebtembar 24keeda waxaa loo dabaaldegaa fasax.
      Kani waa maqaal ku saabsan wadanka Trinidad iyo Tobago ee ka tirasan wadanada Kaariibiyaanka.
Tirinidad Iyo Tobago
Aqalka golaha Baarlamaanka ee lagu magacaabo "Aqalka Cas."

Wadanku wuxuu ku fadhiyaa dhul baaxadiisu dhan tahay 5,128 km2 (1,980 ml2); kuwaasi oo ka kooban labo gasiiradood oo kala ah Trinidad iyo Tobago, iyo kuwo kale oo yaryar. Labada gasiiradood ee ugu waaweyn ayaa loo qeeybiyaa sagaal gobol. Sangre Grande ayaa lagu magacaabaa gobolka ugu weyn, kaasi oo ku fadhiya 18% dhulka wadanka iyo 10% bulshada u dhalatey dalkaasi.

Gasiirada Trinidad waxaa helay sahamiyihii Kristoffer Kolombus sanadihii 1498kii, wakhtigaas wixii ka dambeeyay waxay ahayd deegaan hoos yimaada maamulkii gumaysiga boqortooyadii Isbayn. Si kastaba ha ahaatee, sanadkii 1797kii ayaa dagaal sideed iyo toban markab ah boqortooyadii Ingiriisku ku qabsadeen gasiirada Trinidad, ka dibna qabsadey Tobago iyo nawaaxigeeda. Si kastaba ha ahaatee, Trinidada iyo Tobago 1962dii ayay xoriyada ka qaateen gumaystihii Ingiriiska, waxayna maamul jamhuuriyad ah sameysteen 1976dii.

Tirinidad Iyo Tobago
Dhismaha jidadka ee wadanka.

Dhinaca kale, marka la tixraacayo dhaqaalaha dowlada iyo wadanka Trinidad iyo Tobago waa wadanka sadexaad ee ugu qanisan dalalka Waqooyiga Ameerika, waxa ka horeeya Maraykanka iyo Kanada oo keli ah. Bankiga aduunku wuxuu u aqoonsadey wadan dhaqaale sareeya leh. Inta ugu badan dhaqaalaha wadanku wuxuu ku tiirsan yahay wershad, shidaalka iyo sameeynta kimikada. Guud ahaan, wadanka Trinidad iyo Tobago wuxuu caan ku yahay ciyaaraha qoobka-ciyaarka iyo isruxida ee loo yaqaano "Kaarnifaal"; waxaana lagu sheegaa in ciyaaraha noocaas ahi asal ahaan ka bilaabmeen deegaanadani. Wadankan Trinidad iyo Tobago waa mid leh qoomiyado badan oo kala duwan, kala midab ah oo kala diin ah.

Dalalka Waqooyiga Ameerika


Dalalka Woqooyiga Ameerika Tirinidad Iyo Tobago 
Antigua iyo Barbuda · Bahamas · Barbados · Belise · Banama · Dominika · El Salfador · Grenada · Guatemala · Haiti · Honduras · jamhuuriyadda Dominika · Jamayka · Kanada · Kosta Rika · Kuuba · Gobolada Isku Tegay ee Ameerika · Meksiko · Nikaragua · St.kitts iyo Nevis · St. Lukia| · St. Finkent iyo Grenadines · Trinidad iyo Tobago

Tixraac

Tags:

CarabiFanansuwelaFile:En-us-Trinidad and Tobago.oggGasiiradHelp:IPA for EnglishIngiriisKaaribiyaanKoonfur AmeerikaListenMataan

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

XayawaanCadaadoNarendra ModiOperating systemUgbaad AragsanCiise (qabiil)Midowga SofiyetShabeellaha HooseMaxamed TubeecDiiwaanka Caasimadaha AfrikaWikipedia SoomaaligaKhaalid bin WaliidDagaalkii Dunida KowaadEimi Fukada10-ka saxaabi ee Janada loogu bishaareeyayAf-JiidoIsiraynWadamada AfrikaYaanyuurCismaan yoonisKilimanjaaroKeski qabeHeerkulSaldanadii CadalUdeejeenJiilaalSuxufi IbraahimDoofaarMaxamed Cabdule XasanMagaalooyinka SomalilandXuseen CaydiidLiiska Xisbiyada Siyaasadda SoomaaliyaQur'aanKalandarka IslaamkaBoosaasoWiil waalMidabAf-SoomaaliGalmoBaydhaboAfrikaQoryooleyDabeylBajeelaMagacyada AllahLeefida dabadaShiinahaDagaalkii xoraynta ogadenHirshabeelleMarkaGalmada dabadaDhagaxHabar GidirWacbuudhan AbgaalCaruurta Nebi MuxamedLambarMeheriAsharaafBahabar cabdaleAasiyaCalanka cirdhowCarabiNayjeeriyaLabaaleeyLiiska Hayadaha Qaramada MidoobayQAAMUUSKA CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEEDKhilaafada IslaamkaDhirSaldanadii AjuuraanSuudaanSuuriyaMakaahiilGalguduud🡆 More