Dastuur: Waa waxa loo yaqaan qaanuun ama xeer

Dastuur (Af Ingiriis : constitution; Af Carabi : ar‎) waa qaanuunka ama heshiiska ugu sareeya ee xadida haykalada aasaasiga ah ee dawladi leedahay iyo nidaamka xukunka ee xeer u ah shacab ama bulsho nidaam wadaaga, nidaamkaasi ha ahaado mid jamhuuri ah am mid boqortooyo ah waxaa kale oo uu dastuurku xadidaa sawirka xukuumadda sida jamhuuriyad barlamaani ah ama mid raysalwasaare leh.

Dastuurku waashayga qofkasta xaqiisa u damaanad qaadaa.

Dastuur: Waa waxa loo yaqaan qaanuun ama xeer
Destuur

maamulku waxa uu ka koobanyahay sadaex oo kala ah maamulaka sharciyaynta oo ah baarlamaanka iyo maamulka fulinta oo ah madaxa dawladi leedahay sida golaha wasiirada ama madaxwaynaha ama boqorka iyo golaha xeerilaalinta sadexdaba waxa maamula dastuurka

Sharaxaad

Macanaha kalmada dastuur asal ahaan waxay kasoo jeedaa af faarisiga ee lagaga hadlo wadeanka Iiraan dastuur waa qaanuunka wadamada ama dawladuhu ay ku maamulaan dadka kunool

Sidoo Kale Fiiri

Tixraac

Tags:

Af CarabiAf Ingiriis

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

WariyeIsmiidaaminSadaam XuseenEimi FukadaYaaqshiidWikipediaHaaruun AlrashiidKuubaBeesha BahsanbuurGolweynDhaqanSeerbiyaFarxiya FiskaDegoodiBeribiyoodXasan ganayDagaalkii BederUstareliyaDhisidXadhig xabsiCiidanka Xooga SoomaaliyaMurtiDiiwaanka Caasimadaha AfrikaDarajooyinka Ciidanka SomalilandSoomaalidaAstaamaynAxmed CigaalBeljimRa'iisul wasaarayaashii SoomaaliyaBilahaDoorashooyinka SomalilandDagaalkii Labaad ee AduunkaDowlad madax banaanAwdheegleWanlaweyn-WaraabeQooleey2021FaransiiskaGobolada SoomaaliyaMaxmuud SangubCaruurta Nebi MuxamedHanti maguurtoDhiigFC BarcelonaLabaaleeyIsaaqLaylkaseCilmi BaarisAf-SoomaaliGabareey-maanyoHirshabeelleSurre (beel)Fanaaniinta SoomaaliyaOgaadeen (beel)QAAMUUSKA CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEEDAxmed SiilaanyoXadhigXamaaratoWabiga JubbaDagaalkii soomaalia iyo itoobiyaGalmoNebi Aadam C.SBeesha BahoNabiSoqotraMaansoTansaaniyaRuwandaYaanyuurRiyoGeelNabi Yacquub C.S.GuurCabdiraxmaan Tuur🡆 More