Alwaax

Alwaax (Af Ingiriis : wood; Af Carabi : ar‎) (sidoo kale loo yaqaano qori) waa gobol, qeyb iyo waaxyo laga soo jaro jirida iyo qeybo kale oo dhirta ka mid ah.

Alwaaxa waxaa asal ahaan laga keenaa qeybaha geedka, waxaana loo isticmaalaa in laga sameeyo agab lagu isticmaalo aqalka, xafiisyada iyo guud ahaan qalabka dadku adeegsadaan. Alwaaxa waxaa laga sameeyaa waxyaabo badan, sida: miiska, kursiga, Armaajada, qeybo ka mid ah baabuurta, albaabada, iyo waxyaabo badan oo ka mid ah agabka maalin walba la isticmaalo.

Alwaax
Noocyo badan oo ka mid ah alwaaxa
Alwaax
gobol ka mid ah geed la jaray

Alwaax

Alwaax (Af Ingiriis : wood; Af Carabi : ar‎) (sidoo kale loo yaqaano qori) waa gobol, qeyb iyo waaxyo laga soo jaro jirida iyo qeybo kale oo dhirta ka mid ah.

Alwaax

Alwaax (Af Ingiriis : wood; Af Carabi : ar‎) (sidoo kale loo yaqaano qori) waa gobol, qeyb iyo waaxyo laga soo jaro jirida iyo qeybo kale oo dhirta ka mid ah.


Tags:

Af CarabiAf IngiriisAlbaabAqalBaabuurDadDhirGeedJiridKursiMiisQori

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

GiriigaOl Olaha Horumarinta Reer MiyigaAxmed KismaayoMuduloodRoobSalaada DuhurFar SoomaaliDiinsiAndalusGar adagBari (Gobol)Koonfur GalbeedTansaaniyaIleysNabi Ayuub C.S.DhedigCilmiga bulshadaJigjigaDagaalka suudaanBartireFarraareBasaliSiilBanaadirAqoonMasagoXasan AbshirDhaqan SoomaaliReer-DarawiishNabi Ibraahiim C.S.LacagShuuciyadHaramcadBooramaSiyaasadBeesha hilibi daarandooleBarbarooleSaruurXiddigisShabeellaha HooseDowladii UmawiyiintaDoorashada guud ee Somaliland (2017)Tiirarka IslaamkaCabdullaahi CiiseCiise (qabiil)GalmudugAikaAsharaaf sarmaanHaber AwalCiidanka Qalabka Sida ee SomalilandMuuse BiixiKoonfur Australia (gobol)Nabi Muuse C.S.CimiloBajeelaDagaalkii xoraynta ogadenMakaahiilMagacyada SoomaaliyeedLiiska magaalooyinka Soomaaliya dadka ku noolBlackpinkSuudaanMuuse AbokorDhulbareBaasaboorka SoomaaliyaSiciid Cabdulaahi DeniQoraxQolobaa CalankeedTalyaanigaList of country calling codesMasarWadamada AfrikaHeerkulSanaag🡆 More