Botashiyaam

Botashiyaam (Ingiriis: Potassium) calaamad K waa curiye kimiko ah oo tiroda atomkiisu tahay toban-iyo-sagaal.

Botashiyaam

Botashiyaam (Ingiriis: Potassium) calaamad K waa curiye kimiko ah oo tiroda atomkiisu tahay toban-iyo-sagaal.

Botashiyaam 
Botashiyaam waxay ka tirsan tahay juffoda Birta Alkali waxaanay leedahay midabka Naxaasta oo cad.

Botashiyaam waxay ka tirsan tahay juffoda Birta Alkali waxaanay leedahay midabka Naxaasta oo cad.

Curiyehan oo aad u jilicsan ayaa si dhakhso ah ula fal-gala hawo iyo dhammaan noocyada kale ee curiyeha milma.

Sida dabeeciga ah, Botashiyaamta waxaa laga helaa dhulka ayadoo u sameeysan sadex qaab oo ka mid tahay isotope-ka 40K kaas oo ah radioactive aad u khatar badan.

Dhinaca kale, Botashiyaam waxay aad ugu qaab-samays dhowdahay curiyeha Sodhiyaam, taas darteed waagii hore lama kala aqoonin isku-dhisyada cusbo (milix) eey sameeyso.

Botashiyaam waxaa loo isticmaalaa kimikooyinka warshadaha iyo waxyaabo kale sida saabuunta.


Botashiyaam

Botashiyaam (Ingiriis: Potassium) calaamad K waa curiye kimiko ah oo tiroda atomkiisu tahay toban-iyo-sagaal.

Botashiyaam

Botashiyaam (Ingiriis: Potassium) calaamad K waa curiye kimiko ah oo tiroda atomkiisu tahay toban-iyo-sagaal.

Botashiyaam

Botashiyaam (Ingiriis: Potassium) calaamad K waa curiye kimiko ah oo tiroda atomkiisu tahay toban-iyo-sagaal.

Botashiyaam

Botashiyaam (Ingiriis: Potassium) calaamad K waa curiye kimiko ah oo tiroda atomkiisu tahay toban-iyo-sagaal.

Tags:

Botashiyaam Botashiyaam Taariikhda AaydhiintaBotashiyaam Atomka AaydhiintaBotashiyaam Fal-galka Curiyeha KaleBotashiyaam Isticmaalka AaydhiintaBotashiyaamAtomBirta AlkaliCuriyeIngiriisKNaxaasSagaalTiroToban

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Taariikhda SoomaaliyaUdeejeenReer-DarawiishNebi Maxamed c.sGar adagXamarjajabMaahmaahDhaqan SoomaaliJubalandAqoonHarti waqooyiJuqraafiga SoomaaliyaAafda tahriibkaMalaysiyaGabayada abwaanada hawiyeAw qudubUstareliyaWiilJarsoFacayeQofRa'iisul wasaarayaashii SoomaaliyaJuqraafiRyujinBakistaanCanabFilibiinGalmoSaxaafadNabi Ibraahiim C.S.GarxajisMacawiisGobolada MidoobayLahjadaha Af SoomaaligaLacagCiise (qabiil)NaasleyHorumarinta BulshadaKun Habeen Iyo HabeenShiinahaHiraabXayawaanBaarlamaanka Federaalka SoomaaliyaXeerTogdheerSoomaalidaMoobleenDiiwaanka Abwaanada SoomaaliyeedBaayAadan YabaalWarbixin SoomaaliyaGarjante gardheere samaaleKurtunwaareyRaage CeeleUduruxmiin muuseGaalkacyoLiiska Afhayeenada Baarlamaanka SoomaaliyaJilibHiiraanWabiga JubbaShilke (qori)Xisbiga SYLShilin SoomaaliSurre (beel)Shabeellaha HooseWasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Xiriirka Caalamiga SoomaaliyaISO 4217Koobka AdduunkaDiiwaanka Caasimadaha AfrikaCadaadoMakayl-DheereBaarliin🡆 More