Botashiyaam

Botashiyaam (Ingiriis: Potassium) calaamad K waa curiye kimiko ah oo tiroda atomkiisu tahay toban-iyo-sagaal.

Botashiyaam

Botashiyaam (Ingiriis: Potassium) calaamad K waa curiye kimiko ah oo tiroda atomkiisu tahay toban-iyo-sagaal.

Botashiyaam 
Botashiyaam waxay ka tirsan tahay juffoda Birta Alkali waxaanay leedahay midabka Naxaasta oo cad.

Botashiyaam waxay ka tirsan tahay juffoda Birta Alkali waxaanay leedahay midabka Naxaasta oo cad.

Curiyehan oo aad u jilicsan ayaa si dhakhso ah ula fal-gala hawo iyo dhammaan noocyada kale ee curiyeha milma.

Sida dabeeciga ah, Botashiyaamta waxaa laga helaa dhulka ayadoo u sameeysan sadex qaab oo ka mid tahay isotope-ka 40K kaas oo ah radioactive aad u khatar badan.

Dhinaca kale, Botashiyaam waxay aad ugu qaab-samays dhowdahay curiyeha Sodhiyaam, taas darteed waagii hore lama kala aqoonin isku-dhisyada cusbo (milix) eey sameeyso.

Botashiyaam waxaa loo isticmaalaa kimikooyinka warshadaha iyo waxyaabo kale sida saabuunta.


Botashiyaam

Botashiyaam (Ingiriis: Potassium) calaamad K waa curiye kimiko ah oo tiroda atomkiisu tahay toban-iyo-sagaal.

Botashiyaam

Botashiyaam (Ingiriis: Potassium) calaamad K waa curiye kimiko ah oo tiroda atomkiisu tahay toban-iyo-sagaal.

Botashiyaam

Botashiyaam (Ingiriis: Potassium) calaamad K waa curiye kimiko ah oo tiroda atomkiisu tahay toban-iyo-sagaal.

Botashiyaam

Botashiyaam (Ingiriis: Potassium) calaamad K waa curiye kimiko ah oo tiroda atomkiisu tahay toban-iyo-sagaal.

Tags:

Botashiyaam Botashiyaam Taariikhda AaydhiintaBotashiyaam Atomka AaydhiintaBotashiyaam Fal-galka Curiyeha KaleBotashiyaam Isticmaalka AaydhiintaBotashiyaamAtomBirta AlkaliCuriyeIngiriisKNaxaasSagaalTiroToban

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Mucaad Bin JabalImaaraatka CarabtaCumar (saxaaba)Wabiga NiilSaylacBakoolHodanMaansoGaalkacyoQabyaaladaWikimediaSheekh IsxaaqMadaxweyneyaashii SoomaaliyaMaxamed CawaaleBaskin-RobbinsKismaayoSadaxleeyRuushkaAf IngiriisAqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka SoomaaliyaGalguduudMuduloodCiidanka Qalabka Sida ee SomalilandXisaabDishiisheLahjadaha Af SoomaaligaWayback MachineItoobiyaBariga DhexeKudhaaBooramaGobBeesha cumar JibriilBadda SoomaaliyeedReer BaraaweJuqraafiga Soomaaliyasooraan ismaaciil suguleAbaajibilXarardheereRamadaanDayaxReer NuurAxmed IdaajaaDhulka Talyaaniga ee SoomaaliyaQaranMaxamed Cabdulaahi MaxamedBurj KhalifaAadan DaarPuntlandHowraarsame AmaanreerNabi Suleymaan C.S.HeerkulDarajooyinka Ciidanka SomalilandHTMLToljecleSoomaali GalbeedMeheriDekada BoosaasoGabayWikibidhiyaBegediGusOlivia RodrigoJilibBogga HoreBulshada SoomaaliyaGeriJowleProton X70 SUVJacaylCigaal shiidaadXarafShiicaQaramada Midoobay🡆 More