Sodhiyaam

Sodhiyaam

Sodhiyaam
curiyehan waa bir silfar dhalaalayaysa.

(Ingiriis: Sodium) calaamad Na waa curiye kimiko bir ah oo tiroda atomkiisu tahay toban-iyo-kow. Sodhiyaam waa bir jilicsan oo leh midab silfar cadaan xiga markeey saafiga tahay. Curiyehan oo leh falgal aad u firfircoon ayaa waxay xubin ka tahay juffada Birta Alkali.

Sodhiyaam ma ahan curiye la helo kaligiis laakiin waxaa laga soo dhex saaraa Isku dhisyada eey ku jirto, waxaan helay markii ugu horeeysay saynis-yahan Humphry Davy sanadkii 1807.

Sodhiyaam waa curiyeha lixaad ee ugu badan Qolof Dhulka, ayadoo u sameeysan isku dhisyo macdan ah sida cusbo-dhagaxeedka SodhiyaamKoloraydh (NaCl). Isku dhisyada Sodhiyaam aad ayay u faa'iido badan yihiin waxaana loo isticmaalaa in laga diyaariyo saabuunta (sodhiyaamhaydarogsaadh) (lye) iyo nafaqooyin sida Milixda (sodhiyamkoloraydh). Sidoo kale curiyahan aad ayuu muhiim yahay jidhka Xayawaanka iyo dhirtaba.

Sodhiyaam
Sodhiyaam

Sodhiyaam

Sodhiyaam

Sodhiyaam

Sodhiyaam

Sodhiyaam

Sodhiyaam

Sodhiyaam

Sodhiyaam

Sodhiyaam

Sodhiyaam

Isku dhisyada Sodhiyaam waxa laga sameeyaa waxyaabo badan; kan ugu caansan ee ilaa wakhti hore bani-aadamku yaqaaneen waa falgalka Sodhiyaam la sameeyso Koloriinta oo lagu magaabo (SodhiyaamKoloraydh) ama (NaCl) oo ah Milixda ama cusbada aan maalin kasta isticmaalno.


Tags:

Sodhiyaam Taariikhda Sodhiyaam Noocyada Sodhiyaam Isku Dhisyada DabiicigaSodhiyaam Fal-galka CuriyehaSodhiyaam Isticmaalka Sodhiyaam

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Maxamed gorgaateGeed TimirAbriilGolaha Xuquuqda Dadka Qaramada MidoobayHonjo SuzuAasiyaLoolTaariikhda MasarMoskowDaahir Rayaale KaahinXikmada Nolosha iyo FarxadaBeledweyneHoosingowDagaalkii Labaad ee AduunkaDegmada Feer-feerGaalkacyoSoomaali GalbeedNapoleon BonaparteCaafimaadCimiloDagaalkii uxudDhagaxtuurEimi FukadaHowraarsame AmaanreerAstaanta Calanka CirdhowIsgaarsiintaAqalka Madaxtooyada SoomaaliyaDhismeWabiga NiilXulbadFaadumo MaandeeqMakaahiilBeesha cumar JibriilBiyoBahabar cabdaleBaarliinDastuurka SoomaaliyaAfarta xilliSoomaaliDiinsiBaabuurDagaalkii sokeeye ee SoomaaliyaShariif Xasan Sheekh AadanNabi Suleymaan C.S.MuqdishoSoomaali AlifbeetDiiwaanka Caasimadaha AfrikaAraarsoLaxanBoqortooyadii DarawiishShiicaCilmi BoodhariDawladii CabaasiyiintaLionel MessiAbokor muuseSuugaanta SoomaalidaIsmaaciil Cumar GeelleSaylacGooryaankaTogdheerReeryoonis2012TurkigaGarxajisSuudaanWarshadDarajooyinka Ciidanka SomalilandSheekh IsxaaqUgbaad AragsanAwstriyaBarasiilSkotland🡆 More