Opec

Ururka Caalmaiga ah ee Soosaara shiidaalka(OPEC).(Ingiriis Organization of the Petroleum Exporting Countries‏).Waa urur caalamiya oo kakooban 12 dawladood oo soosaara gaasta iyo baatroolka.

dawladaha xubnaha ka ah opek waxa ay kuleeyihiin amaba ay keenaan suuqyada caalmiga h %40 shiidaalka lagukal iibsado caalamka .waxakale oo ayleeyihiiin kaydka caalamka ugu badan oo gaadhaya %70.Xarunta OPEC waxa ay kutaalaa magalamadaxda Austriya ee Fiyena

Opec
Opec
Opec Algeria
Opec
Opec Nigeria
Opec
 Somaliland xubin Somaliland mustaqbalka Opec xubinka somaliland waddnaka , Somaliland ayaa sheegtay inay danaynayso inay ku biirto kooxaha ka ganacsada shiidaalka ee ka socda Somaliland iyada oo lagu qiyaasay in ka badan 30 bilyan oo fuusto iyada oo dhawaan shidaal laga helay Bahadhamal oo ka tirsan Somaliland odewayne, Somaliland waxay jeclaan lahayd inay dhawaan noqoto wadan shidaal soo saara, isla markaana ay ka mid yihiin ururada ganacsiga shidaalka sida OPEC. dan weyn. Sawirku waxa uu muujinayaa SL13 IYO SL10 Gobolada Somaliland sida Toosan Prospect SL13/SL10 , Daggan Prospect SL13/SL10 ,Xagar Prospect SL13/SL10 , Saafi Prospect SL13/SL10 ,Galool Prospect SL13/SL10 iyo kuwo kale ayaa muujinaya gobolada shidaalka oo ku dhawaad ​​2-5 bilyan oo barrle oo saliid qaydhiin ah ku jiraan shiidaalka Somaliland , shirkadaha heshiisyada shiidaalka ayaa doonaya in ay isku xidhaan gaadiidka ku wajahan Berbera. magaalada

Xubnaha Opec

Dawladdaha hadda ka mid ah

Wadamada xubnaha ka ah Opec waa 12 Lix waa bariga dhexe Laba Waa Laatiin amerika Afar waa Afrika

Dawladdaha Meelaha ay ku yaalaan Waqtiga ay Opec kuso biireen Tirada daka
(2008)
Masaaxada (km2)
Opec  Aljeeriya Afrika 1969 33,779,668 2,381,740
Opec  Angola Afrika 2007 12,531,357 1,246,700
Opec  Ikwadoor Koofur amerika 2007 13,927,650 283,560
Opec  Iiraan Bariga dhexe 1960 75,875,224 1,648,000
Opec  Ciraaq Bariga dhexe 1960 28,221,180 437,072
Opec  Kuwayt Bariga dhexe 1960 2,596,799 17,820
Opec  Libya Afrika 1962 6,173,579 1,759,540
Opec  Nayjeeriya Afrika 1971 158,259,000 923,768
Opec  Qatar Bariga dhexe 1961 824,789 11,437
Opec  Sacuudi Carabiya Bariga dhexe 1960 28,146,656 2,149,690
Opec  Imaaraatka Carabta Bariga dhexe 1967 4,621,399 83,600
Opec  Fanansuwela Koofur amerika 1960 26,414,816 912,050
Wadarta guud 369,368,429 11,854,977 Km2
Opec 
Wadmada OPEC
    • Cagaar ama doog Tiq ah : Dawladdaha ka mid ah ilaa iyo hadda
    • Cagaar ama Doog furan :Dowladihii Ka tagay

Dalal horay uga tirsanaan jiray

Dalka Qaaradda Xiliga uu kusoo biiray Xiliga uu isgatay
Opec  Gabon Afrika 1975 1994
Opec  Indunisiya Koofur bare aasiya 1962 2008

Dawladdaha doonaya in ay kusoo biiraan

  • Somaliland <<<<< Shidaal ma soo saarto Laakiin waxaa la rajeeynayaa 2020 wixi ka dambeeya in ay soo saari doonto.

Qoondooyinka shidaal soo saarista

Qoondada ah malaayiin Fuusto in la soo saaro maalin walba
Dalka Qoondada (7/1/05) Soo saarka (1/07) Awooda
Opec  Sacuudi Carabiya 10,099 8,800 12,500
Opec  Aljeeriya 894 1,360 1,43
Opec  Ikwadoor 520 500 500
Opec  Iiraan 4,110 3,700 3,750
Opec  Ciraaq 1,481
Opec  Kuwayt 2,247 2,500 2,600
Opec  Libya 1,500 1,650 1,700
Opec  Nayjeeriya} 2,306 2,250 2,250
Opec  Qatar 726 810 850
Opec  Angola 1,900 1,700 1,700
Opec  Imaaraatka Carabta 2,444 2,500 2,600
Opec  Fanansuwela 3,225 2,340 2,450
wadarta 31,422 30,451 32,230

Qiyaas Tirakoob

10 ka dal ee ugu horeeya soo saarista shidaalka 2009.

Heerka Dalka Soo saarid "Saliid ceeriin"
Malaayin Fuusto Maalintiiba
% Dhamaantood
1 Ruushka 9.650,4 14,0%
2 Sacuudi Carabiya 8.184,0 11,9%
3 Maraykanka 5.310,1 7,7%
4 Kanada 3.793,0 5,5%
5 Iiraan 3.557,1 5,2%
6 Fanansuwela 2.878,1 4,2%
7 Meksiko 2.601,4 3,8%
8 Ciraaq 2.336,2 3,4%
9 Kuwait 2.261,6 3,3%
10 Imaaraadka carabta 2.241,6 3,2%
Aduunka intiisa kale 26.212,4 38,0%
Wadarta 69.025,9 100%
OPEC katirsan 28.927,1 41,9%
OPEC aan katirsaneen 40.098,8 58,1%

Dalalka ugu isticmaalka badan shidaalka

Opec 
Dalalka aduunka ugu isticmaalka badan, Laga soo bilaabo 1970 Ilaa 2025.

Halkaan waxaa ku qoran 20 dal ee aduunka ugu isticmaalka badan shidaalka laga soo bilaabo 2009:

Heerka° Dalka Malaayiin Fuusto (Fus) % Boqolkiiba
1 Mareykanka 6820 21,7%
2 Shiinaha 3148 10,4%
3 Jabaan 1604 5,1%
4 Hindiya 1161 3,8%
5 Ruushka 984 3,2%
6 Sacuudi carabiya 954 3,1%
7 Jarmalka 884 2,9%
8 Baraasiil 878 2,7%
9 Koonfur Kuuriya 849 2,7%
10 Kanada 801 2,5%
11 Meksiko 710 2,2%
12 Holland 670 1,5%
13 Faransiiska 669 2,3%
14 Iiraan 635 2,2%
15 Ingiriiska 588 1,9%
16 Talyaaniga 577 1,9%
17 Isbania 545 1,9%
18 Indunisiya 490 1,6%
19 Taywan 370 1,2%
20 Singabuur 366 1,2%
  Aduunka intiisa kale 6985 24,0%
Wadarta 30688 100%

Fonte: BP Statistical Review of World Energy - June 2007

























































Sido kale fiiri

Tags:

Opec Xubnaha Opec Qoondooyinka shidaal soo saaristaOpec Qiyaas TirakoobOpec Sido kale fiiriOpecAustriyaFiyenaIngiriis

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

DudubleAw qudubXasuuqii IsaaqJibriil YoonisWarsangaliMeereRuushka2006Dagaalkii soomaalia iyo itoobiyaDimoqraadiSoomaali GalbeedDhuxul DhagaxDameerWabiga JubbaOogQabiilka eyloHabdhiska DheefshiidkaQabiilBuurta DaaloCeerigaaboAqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka SoomaaliyaBurundiDhagaxCilmi BoodhariNaasleyBocorCarabtaDawladii CabaasiyiintaAfrikaUurkaBoqortooyada Soojireenka SoomaaliyaKeenisyoMooracaseLuuqGuriceelIsmaaciil Cumar GeelleJiilaalMagacyada AllahFilimada qooq-kobcinta jilicsanaanCiidanka Qaranka SomalilandNabiSextubeAbu BakrSaladhDaa'uud XirsiJubbada DhexeNabi Ibraahiim C.S.Surre (beel)MakaahiilReer XaamidQoraxHubeerAmber HeardSamaaleAsharaafDaadmadheedhMeheriDiinsiKilimanjaaroLabaaleeyCiiseCarabiDowlad HooseBakoolCiise (qabiil)AroosHabar GidirFanaaniinta SoomaaliyaRas kambooni🡆 More