Email

Email (loogu dhawaaqo iimeyl) waa nidaam casri ah oo waraaqaha lagu diro ama helo ayadoo la isticmaalayo aalada internetka.

      Maqaalkani wuxuu ku saabsan yahay email-ka. Qoraalo kale "email nooc kale ah". Ciwaanada ugu caansan halkan ka fiiri: Gmail, Hotmail, Yahoo! Mail.

Email waxaa laga soo gaabiyey xarfaha "electronic mail" (electronic mail) kaasi oo caan noqdey dhamaadkii sanadkii 1993kii. Wakhtiyadii ugu horeeyay ee emailka la isticmaalo waa ilaa 1970kii goortaasi ooy isticmaali jireen hay'adaha sirdoonka dawlada Maraykanka. Warqada emailku waxay ka kooban tahay sadex waaxood oo kala ah: bakhshada warqada, ciwaanka iyo fariinta. Si aad email u dirto ama hesho waa in aad lahaataa ciwaan ka kooban magac iyo martigeliye (host) midkaasi oo shaqenaya ama ku xidhan khadka internetka.

Email
Astaanta caanka ah ee emailka.

Emailada ugu caansan maanta dunida waxaa ka mid ah:

sido kale fiiri

Email

Email (loogu dhawaaqo iimeyl) waa nidaam casri ah oo waraaqaha lagu diro ama helo ayadoo la isticmaalayo aalada internetka.

Email

Email (loogu dhawaaqo iimeyl) waa nidaam casri ah oo waraaqaha lagu diro ama helo ayadoo la isticmaalayo aalada internetka.

Tags:

InternetMaraykanka

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Gobolada MidoobayGabayada abwaanada hawiyeGeed TimirAnas bin maalikGalmada dabadaShillin SomalilandSaldanadii AjuuraanNabi Ismaaciil C.S.Dhaga yare (geed)Liiska Afhayeenada Baarlamaanka SoomaaliyaNabi SaalaxDhulka CarabtaDhulbareYeesif maxamedLiiska Jaamacaddaha SoomaaliyaLoobageAadan YabaalGarxajisBaraaweMaxamed FadalGurgura (beel)AxadQoyska Cali bin Abi DalibBeesha Habar CafaanAf-maldahaHubeerBulgaariyaGaraad Jaamac Garaad CaliLitwaaniyaCabdule HanuuniyeMidowga SofiyetJigjigaCiidanka Nabadsugida SoomaaliyaGarsoorka SomalilandBadweynta HindiyaJamhuuriyadda Dimuqraadiga SoomaaliyaOgsajiinHartiGendersheMagaaloHawiyeAyslaanMaxaasDhigahaDenimarkiNabiyada iyo Rususha Qur'aanka lagu sheegayIswisarlandLuuqad SoomaaliDhishiike (qori)Ciidanka Xooga SoomaaliyaNabi Nuux C.S.Dhulka Talyaaniga ee SoomaaliyaDawladii CabaasiyiintaBeesha Aw saciidRoobImaam Maalik10-ka saxaabi ee Janada loogu bishaareeyayItoobiyaBaarliinSalaajiqada ruumNaxariis iyo Nabadgelyo Korkiisa Ha AhaatoGeedQaahiroShirkada Isgaariinta HormuudAragtida PythagorasGalguduudYuusuf AlqardaawiFederaaliisimDawlada CosmaniyaCabdiqaadir JubbaCoomaadFalastiinSuuradKhulafadii CabaasiyiintaJabaanDuurjoog🡆 More