Aduunka 7 halbeeg oo cabirka asaasiga ah ayaa jira:
Mitir | Waxaana lagu cabiraa dheerer Dheerer Waxaana loo suntaa M" Mitirka waxaa lagu koobaa dherer Mowjad Shucaaca iyo Kiribtoon |
kiilogaraamka | Waxaana lagu cabiraa Mug Cufka waxaana loo suntaa "Kg" |
Ilbirigsi | Amin ayaa lagu qiyaasaa waxaana loo suntaa "s" Waxaana lagu qiyaasaa walxash shucaacooda inta ay la egtahay cesium |
ambeer | Waxaana lagu cabiraa awooda koronto koronto Waxaana lagu so koobaa awooda [Koronto dinamik ah|Koronto dinamik]]ee udhaxaysa laba fiilo. |
Kelvin | Waxaa lagu cabiraa heer kulka waxaana loo suntaa "K" |
Ileys | Waxaa lagu cabiraa Iftiinka Waxaana loo soo gaabiyaa ("cd") Walxaha inta ay soo saarayaan ee shucaacPlatinum Pt Adag |
mole | waa cabirka maadada waxaana badanaa loo isticmaalaa Kimisteri, Mole ku waa afogadro Qiyaastii Waana walaxaha yeryer ay ka koobantahay madada. |
Magaca | Sumadda | Udhiganta |
---|---|---|
Mitir | Mitir - m | Dherer |
Kiilogaraam | kg - kg | mugga |
ilbiriqsi | Ilbiriqsi - s | Amin |
Ambeer | - A | dab koronto |
Kelvin | k - K | Heer kul |
Ileyska | cd | Awooda iftiinka |
mole | mol | Madada waxa ay ka koobantahay |
Magaca | yotta | zetta | exa | peta | tera | giga | mega | kilo | hecto | deca | deci | centi | milli | micro | nano | pico | femto | atto | zepto | yocto | |
---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
Sumada | Y | Z | E | P | T | G | M | k | h | da | d | c | m | µ | n | p | f | a | z | y | |
10n | 1024 | 1021 | 1018 | 1015 | 1012 | 109 | 106 | 103 | 102 | 101 | 100 | 10-1 | 10-2 | 10-3 | 10-6 | 10-9 | 10-12 | 10-15 | 10-18 | 10-21 | 10-24 |
1000n | 10008 | 10007 | 10006 | 10005 | 10004 | 10003 | 10002 | 10001 | 1000-1 | 1000-2 | 1000-3 | 1000-4 | 1000-5 | 1000-6 | 1000-7 | 1000-8 |
This article uses material from the Wikipedia Soomaali article Horgale (Fiisikis), which is released under the Creative Commons Attribution-ShareAlike 3.0 license ("CC BY-SA 3.0"); additional terms may apply (view authors). Content is available under CC BY-SA 4.0 unless otherwise noted. Images, videos and audio are available under their respective licenses.
®Wikipedia is a registered trademark of the Wiki Foundation, Inc. Wiki Soomaali (DUHOCTRUNGQUOC.VN) is an independent company and has no affiliation with Wiki Foundation.