Ilbiriqsi

Ilbiriqsi

Ilbiriqsigu (ingiriis: Second) sumad (S) waa halbeega ugu yar qiyaasta wakhtiga. Ilbiriqsi waxa ka wayn daqiiqad, waxayna kamid tahay Todobada Halbeeg ee loo yaqaano Nidaamka Caalamiga ee Halbeega ee aduunka laga adeegsado.

Sidaas oo kale waxa ay ka mid tahay kun amin oo ka mid ah 60 daqiiqo; waxa ay kasii mid tahay 3600 amin oo ay saacadu ka koobantahay.

Saacadu waa 60 daqiiqo, hal Daqiiqona waa 60 Ilbiriqsi.

Ilbiriqsi

Ilbiriqsi

Ilbiriqsi oo ah cabirka ugu yar halbeega wakhtiga ayaa marka la barbar dhigo halbeegyada kale sidan u dhiganta:

Tags:

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

SiigeysiXeraaleLisaGoogleDhulbareBariga AfrikaBaraaweCeeldheerDegmada Feer-feerImaaraatka CarabtaGuToljecleXasan ganayNigisXasan BarsaneJabuutiSacad bin mucaadDagaalkii uxudQaaciAxmed IdaajaaCeerigaaboJiilaalFiidmeerKenyaIsraaiilCanabHodanAf-SoomaaliGeelGeedTaariikhda MasarISO 4217NugaalAafda tahriibkaXawaadleBegediRa'iisul wasaarayaashii SoomaaliyaMadhibaanGacan LibaaxDagalka soomali ali shababSareenDhaqaallaha SoomaaliyaCaynabaCanuuniManchester United FCIbn HaythamCabdiqaadir YamyamNabiyada iyo Rususha Qur'aanka lagu sheegayGadabuursiBakistaanRiyaal MadridMasagoIsmaaciil ibrahimLeefida dabadaCeelbacadKoonfur SuudaanNuur FanaxDagaalkii soomaalia iyo itoobiyaTigrisLambarXasan Sheekh MuminJilibShabeellaha DhexeRee XasanSuugaanta Reer AlmisNayjeeriyaSaldanadii AjuuraanHilibi MaxamedSagaaroGeed HindiSedex Geesoodka BermudaBoqortooyadii Walashma🡆 More