Culaacul

Culaacul (Af Ingiriis : Leeche,Af Carabi : ar‎) magaca sayniska Hirudinea waa   Nafley yar oo biyaha balliyada ku dhex nool oo dixiriga la bah ah, oogo jilicsan iyo xubno leh, oo nuugta dhiigga nafleyda kale ee biyaha kula nool iyo dadkaba.

Culaacul
culaacul

Tilmaan

waxay koobaan ilaa 600 boqol oo nooc, jirkeeda ayaa riixmi kara waxayna leedaha midabada madow cagaar, cirdhow, guduud iyo bunniga, jirka kore waxay ku leedahay xariijimo gudub ah, labadii xariijimba waa giraan ilaa gudaha ku samaysan kuwaasoo uu isku hayo xub fidis iyo aruursanaanba u samaysan, kaasoo ka kaalmeeya hab dhaqaaqeeda, isagoo kala fidsama markay tilaabo qaado iskuna soo urura markale saasna socodkeedu ku samaysanyahay. afka hore waxay ku leedahay ilko sidii minshaartii ah oo ay ku nuugto dhiiga, . . 

Culaacul 
Habshiska dareemaha ee culaacusha
Culaacul 
waa lambarka indhaha culaacusha iyo meelaha ay ku kala yaalaan.
Culaacul 
Afka culaacusha iyo dhiig nuugida

Quudka culaacusha

Culaacul 
culaacul weeraraysa noole kale

Culaacusha ayaa ku dul nool noole kale dhiigiis iyadoo ka jaqda markii ay ku dhagto ka dib, dadka biyaha dhex gala ayaa waxay lugahooda ku arkaan culaacul ku dhagan oo dhiig ka jaqaysa. waxay kaloo ku nooshahay cayayaanka kale ee ka ag dhow meelaha ay ku nooshahy

Adeegsiga daawo ahaa

Culaacul 
culaacul beec ah

Reer yurubka ayaa culaacusha u isticmaali jiray qaab dawo ahaan ah 2500 oo sano ka hor, iyagoo u adeegsan jirin dhiig ka keenida jirka 

Tixraac

Tags:

Culaacul TilmaanCulaacul Quudka culaacushaCulaacul Adeegsiga daawo ahaaCulaacul TixraacCulaaculAf CarabiAf Ingiriis

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Cilmi BoodhariGabtaanleLiiska magaalooyinka SoomaaliyaCawramaleCilminafsiEylKacbadaLionel MessiWasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha SoomaaliyaIslaamCabdilahi TimocadeMayBiciidKubadda CagtaMuscab bin cumeyrMaydhXamarweyneMaarsoLeefida dabadaXoghayeBiyoOl Olaha Horumarinta Reer MiyigaQaasim bin MuxamedCeerigaaboSiwaarqoonBeledweyneCagaarshowBilahaSomalilandGarowMagaaloCalanka SoomaaliyaHabboonCiidanka Xooga SoomaaliyaXuseen Bin Cali Bin Abii Daalib20041951Ciidanka Badda SoomaaliyaDagaalkii DhufeysyadaHilibi MaxamedTikTokYuusuf AlqardaawiAxmed SiilaanyoKuuleeyGaalkacyoRaxanweynIsmaaciil MireBariisIsraaiilDaraawiishLiiska Xisbiyada Siyaasadda SoomaaliyaZeyd Binu XaarithaKiilogaraamNebi Aadam C.SDawlada CosmaniyaCabdiraxmaan TuurWasaaradda Gaashaandhigga SoomaaliyaKoofiyadAbsameMudugTurkiJabaanWarshada Dharka ee BalacadGaraadtooyada reer darawiishBeesha Habar CafaanSalaada SubaxMaamulgoboleedka SoomaaliyaFanDaa'uud XirsiSeediKoobka AdduunkaSaraarKumbuyuutarCaynAw qudub🡆 More