Confucius

konfoshiyoos.luqada shiinaha(孔夫子)waxa uu ahaa faylasuuf shiine ah, waxaanu Ka mid ahaa faylasufyadii ugu waaweynaa ee adduunka soomara, waxa kaloo u ahaa faylasuufkii ugu horeeyay ee sameeya mad-hab faylasuufnimo oo ka kooban dhaqanka shiinaha dhamaan.

Falsafadiisu waxa ay ku saleysantahay qiimaha iyo akhlaaqda qofku u hayo marka hore waalidkii, marka xiga shacabka, marka xiga la xukumuhu in uu dulqaato, xukumuhuna in uu cadaalad sameeyo. Waxay aad falsafadiisu ugu fiday wadama shiinaha.jaban.kuuriya.iyo fiyatnam.waxa lagu naanaysaa nabigii beriga Aasiya.

Confucius
Confucius

noloshiisii

faylasuufkani waxa uu dhashay 551.kahor dhalashaddii nabi ciise. waxa uu ku dhasahy gobolka law.oo xiligaas ahaa dawlad iminkana ah gobol katirsan dawlada shiinaha.waxa uu kadhasahy reer aad u faqiira oo laakiin soojireen ah.aabihii waxa uu dhintay isaga oo jiray sadex sano oo kaliya. ugamna uu tagin wax ay masaariifsadaan taas oo hooyadii ku qasabtay in ay ushaqayso si ay masaariif ugu hesho.waxa uu guursaday marii ay dadiisu ahyd 19jir.lakiin waxa laysku khilaafsanyahay dadiisu intii ay ahayd markii uu bilaabay in uu haajiro oo uu shiinaha oo dhan kusoo wareego.

Tags:

KuuriyaShiinaha

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

WarsangaliBeesha hilibi daarandooleKun Habeen Iyo HabeenXeerCalanka cirdhowSuuradReer XaamidHeerkulMatabaanRabi' al-awwalKiilomitirBaddacasBeninMurursadeReeriidleDiinsoorCawramale2005Nuur FanaxBaydhaboGobolada SoomaaliyaWabiga ShabeelleNabiyada IslaamkaLacagBurundiHirshabeelleAxmed CigaalRuun NirgoodReer NuurKurtunwaareyFiidmeerSiigeysiHektarAfrikaGalguduudQAAMUUSKA CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEEDDucooyinka galista SuuligaBeer gadiidMaakhirBiciideCarabiDaawoLahjadaha Af SoomaaligaCeel CaddeDagaalkii DhufeysyadaWikibidhiyaNabi Suleymaan C.S.AljeeriyaTaylor SwiftFanaaniinta SoomaaliyaDirAxmed WacdiyowSamoaQaramada MidoobayMadaxweynayaashii JabuutiDhagaxRuwandaGeedDagaalkii BederBarasiilKaaraanYaxaasDoorashada guud ee Somaliland (2017)Jaamacadda CamuudMuuse BiixiReeryoonisJiliShawaalSawirCanuuniAf-JiidoBeesha cumar Jibriil🡆 More