Madaxweynayaashii Jabuuti

Halkan waxaa ku jira liiska madaxweynayaashii wadanka Jabuuti.

Tan iyo markii wadanka Jabuuti qaadatay madax-banaanida sanadkii 1977, waxaa tallada wadanka qabtey labo madaxweyne oo kaliya, kuwaasi oo kala ah Xasan Guuleed Abtidoon iyo Ismaaciil Cumar Geelle. Madaxweynaha tallada haya wadanka Jabuuti waa hogaanka dowlada iyo hogaanka sare ee Ciidanka Xooga. Madaxweyne Ismaaciil wuxuu maamulka wadanka hayaa ilaa 1999.

Madaxweynaha
Jamhuuriyadda Jabuuti
Madaxweynayaashii Jabuuti
Hadda xilka haya
Ismaaciil Cumar Geelle

Laga soo bilaabo 8 Maayo 1999
XaruntaAqalka Madaxtooyada, Caasimada Jabuuti
Muddada xilka5 sanno
Xilka soo bilaabayXasan Guuleed Abtidoon
La aas aasay27 Juun 1977
Mushaarka10,000 USD sanadkii
Websitehttps://www.presidence.dj/

Diiwaanka Madaxweynayaashii

Madaxweynayaashii Jabuuti Jamhuuriyadda Jabuuti (1977–hadda) • Madaxweynayaashii Jabuuti 
Sawir Magac La Doortey Wakhtiga Tallada Hayay Xisbiga Siyaasadda
Xafiiska Qabtey Xafiiska ka Tegay Muddada Xafiiska hayay
1 Madaxweynayaashii Jabuuti  Xasan Guuleed Abtidoon
(1916–2006)
1981
1987
1993
27 Juun 1977 8 Maayo 1999 21 sanno, iyo
315 maalmood
PRP
2 Madaxweynayaashii Jabuuti  Ismaaciil Cumar Geelle
(dhashay 1946)
1999
2005
2011
2016
2021
8 Maayo 1999 Hadda tallada haya 22 sanno PRP

Doorashadii ugu Dambeysay

Candidate Party Votes %
Ismaaciil Cumar Geelle Xisbiga Horumarka Umadda 112,258 86.68
Cumar Cilmi Kheyre Midowga Badbaadinta Umadda 9,474 7.32
Maxamed Daauud Jehem Midowga Badbaadinta Umadda 2,959 2.28
Mohamed Moussa Ali Musharax madax-banaan 1,982 1.53
Hassan Idriss Ahmed Musharax madax-banaan 1,805 1.39
Djama Abdourahman Djama Musharax madax-banaan 1,029 0.79
Cod-bixin gubatey
Wadar 100
Codbixiyeyaasha isdiiwaangeliyay 187,090
Isha warbixinta: Yeclo

Wargelin

Sidoo kale fiiri

Warbixino Madax Banaan

Tixraac

Tags:

Madaxweynayaashii Jabuuti Diiwaanka MadaxweynayaashiiMadaxweynayaashii Jabuuti Doorashadii ugu DambeysayMadaxweynayaashii Jabuuti WargelinMadaxweynayaashii Jabuuti Sidoo kale fiiriMadaxweynayaashii Jabuuti Warbixino Madax BanaanMadaxweynayaashii Jabuuti TixraacMadaxweynayaashii JabuutiIsmaaciil Cumar GeelleJabuutiMadaxweyneXasan Guuleed Abtidoon

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

ShiinahaPuntlandLaxanAbokor muuseReeryoonisGeed HindiMaroodi JeexBeljimJaamacada CarabtaCabdiqaadir YamyamXasan Sheekh MaxamuudGaalkacyoKitaabXisaab2001Goroyo SoomaaliDagaalkii uxudGeri koombeMale AwaalMagacyada SoomaaliyeedShabeelTogdheerSoomaali AlifbeetNabiyada iyo Rususha Qur'aanka lagu sheegayFaransiiskaYaanyuurOlivia RodrigoJadwalka CuriyayaashaBeesha reer maxamed Maxad caseDumarTansaaniyaKun Habeen Iyo HabeenQabiilka eyloAbu HurayraGolweynTaariikhda SomalilandXaasBeledweyneHabar JecloSurre (beel)HindiyaSuugaanDhagaxGuska weynQardhaasMeles ZenawiCiidanka Xooga SoomaaliyaMaskaxFarabadneAdhiJuqraafiga SoomaaliyaQur'aanSilcis (beel)HuriwaaCabdiraxmaan bin CawfCaliDhaqaallaha SoomaaliyaDNAYarradKiristiyano RonaldoBariga AfrikaJamaameBurundi🡆 More