Buluuto

Bluto (Af Carabi : ar‎, Af-Taliyaani : Plutone, Af Ingiriis : Pluto; astaan: ama ) waa meere yar oo ka samaysan dhagaxaan iyo baraf oo ku yaala cidhifka Bahda Midaysay Qoraxdu.

Bluto waa meeraha tobanaad (10) ee ugu cufka iyo mugga weyn Bahda Midaysay Qoraxdu, sidoo kale waa 1/6 xajmiga dayaxa dhulka.

Buluuto
Buluuto

⯓

Meerahani wuxuu u jiraa qoraxda masaafo lagu qiyaaso 4.4 - 7.4 bilyan kilomitir, waxayna ku qaadataa ilaa 49 sanno in uu hal mar qoraxda ku wareego. Taas micnaheedu waa halka sanno ee Bluto wuxuu u dhigmaa 49 sanno dhulka.

Meerehan waxa la helay sanadku markuu ahaa 1930kii, isla markaana lagu daray tirada Bahda Midaysay Qoraxdu.

Meeraha Bluto wuxuu leeyahay shan (5) dayax oo kala ah:

  • Charon oo ah dayaxa ugu weeyn kaas oo le'eg kala badh xajmiga Bluto.
  • Nix
  • Hydra
  • Kerberos, iyo
  • Styx

Buluuto

Bluto (Af Carabi : ar‎, Af-Taliyaani : Plutone, Af Ingiriis : Pluto; astaan: ama ) waa meere yar oo ka samaysan dhagaxaan iyo baraf oo ku yaala cidhifka Bahda Midaysay Qoraxdu.

Buluuto

Bluto (Af Carabi : ar‎, Af-Taliyaani : Plutone, Af Ingiriis : Pluto; astaan: ama ) waa meere yar oo ka samaysan dhagaxaan iyo baraf oo ku yaala cidhifka Bahda Midaysay Qoraxdu.

Meeraha Bluto wuxuu leeyahay shan (5) dayax oo kala ah:

  • Charon oo ah dayaxa ugu weeyn kaas oo le'eg kala badh xajmiga Bluto.
  • Nix
  • Hydra
  • Kerberos, iyo
  • Styx

Buluuto : Clyde William Tombaugh, 1930.


Tags:

Af CarabiAf IngiriisAf-TaliyaaniBahda Midaysay QoraxduBarafDayaxDhagaxDhulMeere

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

jrzypJilibShilke (qori)SaylacWarbixin SoomaaliyaSoomaalidaQaaradahaDhuxul DhagaxXooloAw qudubHTMLJamhuuriyadda Dimuqraadiga SoomaaliyaIsaaqLiiska Jaamacaddaha SoomaaliyaQaramada MidoobayDagaalkii ciraaq iyo iiraanEimi FukadaDiinsiAqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka SoomaaliyaSextube1991Warta NabadaMaryamReer XaamidLaxanTuniSaraarDaadmadheedhMaalinta Madaxbanaanida Somaliland 1960Beeraha SoomaaliyaAhmed Maxamed XasanRaxanweynGarsoorka SoomaaliyaMiniyaabolisBirr (lacag)Aadan DaarWorld Wide WebTaariikhAmberSkotlandXaliima MagoolGuriceelFircoonMacluumaadka TeknolojiyaddaAbokor muuseTunisiyaKajolShabeellaha DhexeKalandarka Miilaadiga2020Midowga SofiyetBadweynta BaasifigaFarxiya FiskaMaansoAasiyaTiirarka IslaamkaCawramaleKhaalid bin WaliidXiman & xeebWikimediaFanaaniinta SoomaaliyaRa'iisul wasaarayaashii SoomaaliyaGaalkacyoLionel MessiUfeynKhilaafada IslaamkaMadhibaanLiiska Hayadaha Qaramada MidoobayCabdiqaadir YamyamSolomadowWariye🡆 More