Yoghurt

Yogurt (Af Carabi : ar‎, Af Ingiriis : yoghurt) waa cunto fudud oo laga diyaariyo caano garoor, khamiir, bakteeriya iyo midho la isku dhex qasay; taasi oo laga cuno dhamaan deegaanada caalamka.

Sidoo kale yogurtku wuxuu leeyahay dhowr nooc taasi oo ku xidhan duxda ku jirta; sida yogurt dux badan leh iyo mid dux yar leh.

Yogurt
Yoghurt
Baaquli ay ku jirto yogurt iyo midho
Magac kaleYoghurt, Yogurti
NoocaCunto fudud
Asal ahaanCaalamka oo dhan
Ka koobancaano garoor, khamiir, bakteeriya
Kala duwanaanYogurt dux badan iyo yogurt dux yar
Sidoo kale fiiri: Cunto SoomaaliCuntoRaashin  (Qureec, Qado, Casho)


Yoghurt

Yogurt (Af Carabi : ar‎, Af Ingiriis : yoghurt) waa cunto fudud oo laga diyaariyo caano garoor, khamiir, bakteeriya iyo midho la isku dhex qasay; taasi oo laga cuno dhamaan deegaanada caalamka.

Yoghurtiga waxaa laga diyaariyaa noocyo kala duwan oo caano ah kuwaasi oo lagu qasay fixiso, khamiir, biyo diiran, yeast iyo milix taasi oo si fiican loo garaaco (tumo) si ay iskudhexgalaan iskudarkaasi, ka dib meel la dhigo mudo saacado ah si ay u khamiirto. Sida ugu badan daqiiqda laga diyaariyo laxooxda waxaa laga sameeyaa garowga.

Yoghurt waxaa lagu diyaariyaa wakhti u dhexeeysa 24 saac iyo wixii ka badan.

Yoghurt

Yogurt (Af Carabi : ar‎, Af Ingiriis : yoghurt) waa cunto fudud oo laga diyaariyo caano garoor, khamiir, bakteeriya iyo midho la isku dhex qasay; taasi oo laga cuno dhamaan deegaanada caalamka.

Sida caadiga ah, laxooxdu waxay ka mid tahay qureec iyo cashada meelo badan oo dadka Soomaalidu ku dhaqan yihiin. Waxaa laga yaabaa in dadka qaar xataa ku qadeeyaan laxooxda. Sidoo kale, loxooxda waxaa lagu darsadaa subag, malab ama suugo iyo koob shaah ama bun ah. Laxooxda la cuno wakhtiga qadada waxaa lagu darsadaa suugo ama maraq.


Yoghurt

Yogurt (Af Carabi : ar‎, Af Ingiriis : yoghurt) waa cunto fudud oo laga diyaariyo caano garoor, khamiir, bakteeriya iyo midho la isku dhex qasay; taasi oo laga cuno dhamaan deegaanada caalamka.

Yoghurt

Yogurt (Af Carabi : ar‎, Af Ingiriis : yoghurt) waa cunto fudud oo laga diyaariyo caano garoor, khamiir, bakteeriya iyo midho la isku dhex qasay; taasi oo laga cuno dhamaan deegaanada caalamka.

Yoghurt

Yogurt (Af Carabi : ar‎, Af Ingiriis : yoghurt) waa cunto fudud oo laga diyaariyo caano garoor, khamiir, bakteeriya iyo midho la isku dhex qasay; taasi oo laga cuno dhamaan deegaanada caalamka.

Yoghurt 
Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tags:

Yoghurt Diyaarinta YogurtiYoghurt IsticmaalkaYoghurt Qoraalo La XidhiidhaYoghurt Linkiyo BanaankaYoghurt TixraacYoghurtAf CarabiAf IngiriisBakteeriCaanoCuntoDuxMidho

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

QaamuusShabeellaha HooseKaliforniaJabaanAikaGarooweNuur FanaxGendersheBadda MadowDhurwaaYukraynXasan BarsaneJasiira (Qaahiro)Shiiq bashiir yuusuf xasanKacbadaDegmoJamaal Cali XuseenXulbadAf CarabiHowraarsame AmaanreerBu'aaleCumar (saxaaba)Miraha SoomaaliyaBoqortooyo dastuuri ahDegoodiNabi YuusufAbsameKumbuyuutarCaruurta Nebi MuxamedWoqooyiga AmeerikaRoobGabileyCagaarshow CAdolf HitlerAfareeyGarsoorka SoomaaliyaIsaaqSuugaanIslaamReer-DarawiishVentusky.comQaraamiLinuxMuraad koowaadCumar bin cabdi caziizCimiloAsharaaf sarmaanCalanka SomalilandBuulo MareerAf IngiriisSadaam XuseenAafda tahriibkaQalimowRaxanweyn10-ka saxaabi ee Janada loogu bishaareeyayMinnesotaNebi Maxamed c.sAf OromoDaa'uud XirsiSoomaaliweynCigaal shiidaadAbu BakrNabi Muuse C.S.Dollarka MaraykankaMakaahiilAwdalb4gq7Wabiga NiilTaariikhda SomalilandSebteembarCadaleMooracase🡆 More