Maraq

Maraq (Af Ingiriis : soup; Af Carabi : ar‎) sidoo kale loo yaqano Faxfax waa dareere ka mid ah cuntada dadka taasi oo ka samaysan biyo, khudaar, midho, hilib, xawaash iyo noocyo kale oo geedo ah.

      Kani waa maqaal ku saabsan maraqa. Haku khaldin suugada.
      Halkan waxaa laga soo toosiyay boga "faxfax"

Maraqu waa cunto la diyaariyo, waxa sida badan laga sameeyaa iskudarka biyo, khudaar (barandho, basal, tamaandho, kaabaj, toonta iwm), hilib (sida hilibka xoolaha, digaaga iyo kaluunka), xawaash iyo noocyo kale oo midho iyo khudaar ah. Maraqa waxaa lagu kariyaa dheri ama digsi si loo helo dhadhan fiican wuxuu qaataa xoogaa wakhti ah.

Maraq
Maraq
Maraqa laga sameeyo khudaarta
NoocaMaraq khudaar, maraq hilib, faxfax
La soo bandhigaywakhtiyo hore
MidabDareere (biyo, khudaar, hilib, xawaash)
Dhadhanmacaan, dhanaan, udgoon

Sida caadiga ah, maraqa waxaa loo qeybiyaa labo nooc: maraq fudud iyo maraq culus. Maraqa fudud waa mid ka sameeysan biyo iyo xoogaa yar oo khudaar ah, isla markaana qaata wakhti aad u kooban. Halka maraqa culus ka sameeysan yahay hilib, khudaar badan iyo xawaash kala duwan.

Maraqa kaligiis waa la cabi karaa, sidoo kale waxaa lagu darsadaa cuntada. Marar badan waxaa lagu cunaa rootida, canjeeroda, sabaayada iyo noocyada kale ee cuntada ah.

Maraq

Maraq (Af Ingiriis : soup; Af Carabi : ar‎) sidoo kale loo yaqano Faxfax waa dareere ka mid ah cuntada dadka taasi oo ka samaysan biyo, khudaar, midho, hilib, xawaash iyo noocyo kale oo geedo ah.

Maraq

Maraq (Af Ingiriis : soup; Af Carabi : ar‎) sidoo kale loo yaqano Faxfax waa dareere ka mid ah cuntada dadka taasi oo ka samaysan biyo, khudaar, midho, hilib, xawaash iyo noocyo kale oo geedo ah.


Maraq

Maraq (Af Ingiriis : soup; Af Carabi : ar‎) sidoo kale loo yaqano Faxfax waa dareere ka mid ah cuntada dadka taasi oo ka samaysan biyo, khudaar, midho, hilib, xawaash iyo noocyo kale oo geedo ah.


Maraq 
Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tags:

Af CarabiAf IngiriisBarandhoBasalBiyoCuntoDareereDheriDigaagHilibKaabajKaluunKhudaarMidhoTamaandhoToonXawaashXoolo

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

WarsangaliJamaameSaliid MacsaroGeri koombeSaldanadii CadalCeelbacadCaliMaxamed Cabdulaahi MaxamedYaanyuurDiwaanka CuriyeHodanMurtiBiciideXarafMooracaseMuuse Shiikh IsxaaqSanadDiinsoorXeebLiiska Afhayeenada Baarlamaanka SoomaaliyaLoobageBartireCuriyeSacad bin Abii WaqaasMacawiisCusmaan bin CafaanCali JimcaaleBakoolGalmada dabadaBahda Qoraxdu MidaysayFanaaniinta SoomaaliyaDhigahaCanabDhigLiiska Hayadaha Qaramada MidoobayAbgaalEimi FukadaGuruubka 9Surre (beel)MeheriQumbeKoonfur GalbeedXiman & xeebBulaxaarDagmada TurdhoBaayDoonisManchester City FCAfti Dastuurka Soomaaliya, 1961Qabiilka eyloUdeejeenMahatma GandhiBu'aaleUruguayAf IngiriisJijeeleXulbadCeerigaaboAbaajibilHartiMasjid al-AqsaSheekhaal JaziiraDooroSenegaalAxmed FaaraxLacagBegediDaguuroHaber AwalISO 3166-2BeledweyneQamadi🡆 More