Xawaash

Xawaash, Xawaaji (Af Ingiriis : spice; Af Carabi : ar‎) waa midho, khudaar, xidido, caleemo iyo xubno kale oo dhirta ka mid ah taasi oo lagu darsado cuntada si ay dhadhan iyo caraf ugu sameeyso.

Xawaashka waxaa laga sameeyaa geedo badan oo kala duwan, kuwaasi oo midhahooda iyo qeybaha kale la qalajiyey ka dibna la jajabiyey (burburiyey). Wadanka Soomaaliya iyo guud ahaan dadka Soomaalidu waxay aad u isticmaalaan xawaashka ka baxa wadanka iyo mid laga soo dhoofiyo wadano ka tirsan qaarada Aasiya, gaar ahaan Hindiya iyo Shiinaha.

Xawaash
noocyo badan oo xawaash ridqan (shiidan) ah

Deegaano badan oo caalamka ah ayaa si toos ah u isticmaala xawaajka taasi oo lagu darsado cuntada bisil iyo tan ceeyriin.

Xawaash

Xawaash, Xawaaji (Af Ingiriis : spice; Af Carabi : ar‎) waa midho, khudaar, xidido, caleemo iyo xubno kale oo dhirta ka mid ah taasi oo lagu darsado cuntada si ay dhadhan iyo caraf ugu sameeyso.

Xawaash

Xawaash, Xawaaji (Af Ingiriis : spice; Af Carabi : ar‎) waa midho, khudaar, xidido, caleemo iyo xubno kale oo dhirta ka mid ah taasi oo lagu darsado cuntada si ay dhadhan iyo caraf ugu sameeyso.


Xawaash

Xawaash, Xawaaji (Af Ingiriis : spice; Af Carabi : ar‎) waa midho, khudaar, xidido, caleemo iyo xubno kale oo dhirta ka mid ah taasi oo lagu darsado cuntada si ay dhadhan iyo caraf ugu sameeyso.


Xawaash 
Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tags:

AasiyaAf CarabiAf IngiriisCaleenCuntoDhirGeedHindiyaKhudaarMidhoShiinahaSoomaaliSoomaaliyaXidid

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Cabdiraxmaan TuurRaage UgaasAf SoomaaliSoomaali GalbeedAbriilJabuutiDhigahaMalaysiyaWaraabeSoomaaliweynZeyd Binu XaarithaXeerDhaga yare (geed)TaariikhDuurxulAwdalDagaal1977Wanlaweyn-LabaaleeyDaangoXamaaratoInternetGobolada MidoobayGegada Diyaaradaha ee Aadan CaddeDhirta ubaxaVentusky.comGarxajisGeed TimirKhilaafada IslaamkaMasarQabyaaladaISO 4217EeleyXaasaska Nebi MuxamedJaamacada CarabtaHilibi MaxamedMusuqmaasaqImaam Axmed GurayQolobaa CalankeedIiraanWoqooyiga AmeerikaMaansoAfgooyeUnugDagaalkii DhufeysyadaBariisCilmi BaarisWayteenKomishanka Doorashooyinka QarankaAw-dhuleedka AfrikaDhiigDegmooyinka Gobolka BanaadirHabar YoonisAstaan TVBeesha Habar CafaanXeer ciiseBareLondonSuudaanMale AwaalBeesha BahsanbuurDegoodiStar WarsXVideosMasarreMakaahiilTurkigaWikiGanacsiIsku-buuqaDiwaanka CuriyeCaliAxmed SiilaanyoDoorashada Baarlamaanka Soomaaliya, 1964Yaanyuur🡆 More