Xadhig Xabsi

Xadhig (Af Carabi : ar‎; Af Ingiriis : arrest) sidoo kale loo yaqaano Xirid, waa marka qof ama dad laga qaado xoriyada kuwaasi oo inta badan lagu xareeyo xabsi ama meel kale oo loogu talogalay in lagu hayo mudo wakhti ah.

      Boga "Xirid" halkan ayaa loo soo wareejiyay.

Inta badan waxaa xadhiga sameeya xubno ka mid ah dowlada, sida Ciidanka Nabad Sugida kuwaasi oo tixraacaya dambi lagu soo eedeeyay qofka ama dadka xadhiga loo taxaabayo.

Xadhig Xabsi

Hordhac

Guud ahaan dunida maanta waxaa jira noocyo badan oo xadhiga ah kuwaasi oo iskugu jira mid dowli ah iyo mid sharci daro ah. Xadhigu waa xeer ciqaabeed diidaya dhaqdhaqaaq iyo banaan jooga qof siyaasi ah, isagoo gurigiisa ama xafiiskiisa lagu dhex xannibayo mudoaan cayinnayn, waana markii maamulka meeshaas ka jira uu u diidanyahay qofkaas inuu shacabka ama saxaafada la hadlo ama abaabul kicin ah looga baqo, taasoo badal ama fududayn ka ah inuu xabsi ama jeel caadi ah galo,

Muuqaalo

Sidoo kale fiiri

Xadhig Xabsi 
Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tixraac

Tags:

Xadhig Xabsi HordhacXadhig Xabsi MuuqaaloXadhig Xabsi Sidoo kale fiiriXadhig Xabsi TixraacXadhig XabsiAf CarabiAf IngiriisCiidanka Nabad SugidaDowladXabsiXirid

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

XingaloolMaria OzawaDharbashRajab Dayib ErdogaanHuruudBiimaalBaydhaboBeesha Aw saciidMuqdishoLoolWebiyadaJaamacadda Ummadda SoomaaliyeedGabayada abwaanada hawiyeAfrikaCabdullaahi CiiseJijeeleIdoGarjante gardheere samaaleGalmudugWaaberiBurcoShilin SoomaaliJarsoAstaan TVKudhaaJamhuuriyada Dimuqaraadiga KongoDafoFaransiiskaMadhibaanMuuse Shiikh IsxaaqLoobageLifarbuul NKCilminafsiTaariikhda SoomaaliyaHartiAdhicadeeyeDegmooyinka Gobolka BanaadirDabareGabileyBaddacasLiiska Xisbiyada Siyaasadda SoomaaliyaCudur20231992Maalinta Madaxbanaanida SoomaaliyaFilimada galmadaDhaga yare (geed)PuntlandBogga HoreUgaas Cilmi Ugaas WarfaaJaamacada CarabtaSaraarKacbadaDacawoMalcolm XSaliid MacsaroSoomaaliIlbaxnimoMagaalooyinka SomalilandSaamFar SoomaaliQolfoofta DadkaBadhanSaransoorShibisSaaxilDhaharFalastiinSuugaanLahjadaha Af SoomaaligaIlkaha sareJamaameKameroonSurre (beel)Cali🡆 More