Hab Neefsi

Hab Neefsi

Hab Neefsi
Xubnaha Urta ee dadka. Tiradu waxay muujinaysaa unugyada u qaabilsan urta ee Sanka.
Hab Neefsi
Labada Sambab, wadnaha iyo xididaha dadka oo lagu daray feedhaha ayaa waxa la isku yidhaahdaa laab.


(Ingiriis: Respiratory System) waa habka neefsiga xayawaanka - bani-aadamku ka mid yahay - iyo shaqada sambabadada.

Habka Neefsigu waa qaabka neefta ama hawoda ogsajiinta ku jirta cirka ayadoo soo dhex maraysa sanka iyo afka, ka dib dhuunta ilaa sambabada oo u sii gubiya xididdada dhiiga qaada ilaa dhamaan unugyada jidhka. Sidoo kale, dib u soo bixida hawada eey isticmaaleen unugyadu ee kaarboon-labo-ogsaydh.

Tags:

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Koonfur AfrikaBuurta DaaloQabiilka eyloBardhereDagaalkii (2006–2009)BeninOperating systemLiiska Xisbiyada Siyaasadda SoomaaliyaWorld Wide WebOromoSoomaaliweynSoomaali GalbeedKoonfur GalbeedDagaalkii ciraaq iyo iiraanSaaxilKinsi Xaaji AadanJubbada HooseNaasleyHonjo SuzuMaansoAbasguulSamaaleLiiska magaalooyinka Soomaaliya dadka ku noolIsmaaciil Cumar GeelleDiinsiCaa'isha binti AbiibakarDabajeex (qori)LuuqWasaaradda Gaashaandhigga SoomaaliyaMasarBocorWariyeIsaaqBurcoSiigeysiXagal2012Dayax gacmeedGeed HindiXiriirka Ingiriiska-SoomaaliyaSaraarKhaalid bin WaliidDooroCuntoLacagHargeysaMaydhRuushkaBaydhaboBegediHTMLShingaaniAbu BakrCabdiqaadir YamyamNarendra ModiMaamulgoboleedka SoomaaliyaKalandarka IslaamkaNabiyada iyo Rususha Qur'aanka lagu sheegayRaxanweynAafda tahriibkaJabuutiWasaaradda Arrimaha Dibedda SoomaaliyaAqoonIleysBuurhakabaDaadmadheedhEimi FukadaUfeynSingabuurDabeylQaaradaha🡆 More