San

San

San
San
San
Xubnaha Urta ee dadka. Tiradu waxay muujinaysaa unugyada u qaabilsan urta ee Sanka.

(ingiriis: Nose) waa xubin ka mid ah xubnaha neefsiga hawoda ogsajiinta ku jirta cirka ayadoo ka soo gasha sanka iyo afka, u gudbta dhuunta ilaa sambabada oo u sii gubiya xididdada dhiiga qaada ilaa dhamaan unugyada jidhka. Sidoo kale, unugyada hawada eey celiyaan ee kaarboon-labo-ogsaydh dib uga soo baxda sanka.

Sanku waa xubinta neefsiga dadka, xayawaanka, dhamaan naasleyda iyo noocyada kala duwan ee noolaha. Inta u badan Sanka xayawaanka laf-dhabarleeyda - oo dadku ka mid yahay - waxay leeyihiin labo sanqo oo badhtamaha ama qeybta hore ee wejiga ku yaala. Kaasi ayaa marka ur soo gaarto u gudbiya unugyada urta ee jidhka.

Dhinaca kale, sanka ayaa u qaabilsan urta taas ka mid ah Shanta Laxaad ee dareenka noolaha.

Tags:

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Maxamed Cali KalaayWabiga NiilGuddiga Af SoomaaligaDayax gacmeedGeed HindiDhaga yare (geed)Reer XaamidIngiriiskaJagada Madaxwaynaha SomalilandQoryooleyDhaqaallaha SoomaaliyaWadamada AfrikaIGADDegmooyinka Gobolka BanaadirSNMAduunkaMadaxweyneyaashii SoomaaliyaJuqraafiYuutYuubJubbada HooseHTMLGobolada SomalilandWarsangaliLambarGalguduudBuurta DaaloMaxamed Cabdulaahi MaxamedGuurVentusky.comDirFanaaniinta SoomaaliyaWasaaradda Gaashaandhigga SoomaaliyaDawladda federaalka SoomaaliyaJubbada DhexeReer Aw XassanFurashada makkaBardhereMustafa Kemal AtatürkCaabudwaaqGooryaankaGaalkacyoBaarlamaanka Federaalka SoomaaliyaCalanka SomalilandCiid al-FitrXorta ahSiwaarqoonBaayXafada daha baardheereGabayada abwaanada hawiyeCaa'isha binti AbiibakarAstaamaynSiyaad BarreAasiyaWayback MachineMaalinta Madaxbanaanida SoomaaliyaGarreBoocMalaysiyaGabareey-maanyoWarta NabadaBiyo-xireenka HorukacaIsmaaciil MireBalidhidhinSamaaleRee XasanYurubSoomaaliyaDameerFaadumo MaandeeqBuulo BurdeBocor guduudAbu BakrDayax Gacmeed🡆 More