San Marino

san marino waa jamhuuriyad kutaala badhtamaha wadanka Talyaaniga dhankasta waxa ka xiga dhulwaynaha wadanka taliyaaniga luqada lagaga hadlo wadanka san marino waa luqada taliyaaniga

Republic of San Marino
Repubblica di San Marino  (Af-Talyaani)
Flag of San Marino Coat of arms of San Marino
Hal ku dheg: "Libertas" (Af-Laatiin)
"Freedom"
Heesta qaranka: Inno Nazionale della Repubblica
"National Anthem of the Republic"
Location of San Marino in Europe
Location of San Marino in Europe
Location of San Marino (green)

in Europe (dark grey)  –  [Legend]

Magaalo madaxSan Marino
Magaalada settlement Dogana
43°58′52.57″N 12°29′22.2″E / 43.9812694°N 12.489500°E / 43.9812694; 12.489500
Luqadaha rasmiga ah Italian
Qaybaha qoomiyedaha Italians
Dadka Sammarinese
Xukunka Unitary parliamentary directorial republic
 -  Captains Regent Stefano Palmieri
Matteo Ciacci
Sharci dejinta Parliament of San Marino
Independence
 -  from the Roman Empire 3 September 301 ADa 
 -  Constitution 8 October 1600
(statutes) 
Baaxad
 -  Guud ahaan 61.2 km2 (192st)
24 sq mi 
 -  Biyo (%) 0
Tirada dadka
 -  2016 (July) qiyaasta 33,285 (216th)
 -  Mugga Dadka 520/km2 (23rd)
1,346.8/sq mi
Wax soo saar (PPP) 2017 qiyaastii
 -  Guud ahaan $2.09 billion (175th)
 -  Qof qof $60,651 (11th)
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) 2017 estimate
 -  Guud ahaan $1.55 billion (174th)
 -  Calaa qof $44,947 (13th)
Kobaca (2013)0.875 (very high / 26th)
Lacagta Euro (EUR)
Waqtiga CET (UTC+1)
 -  Xagaa (DST) CEST (UTC+2)
Wadista Baabuurta right
Thiinada telka +378 (+39 0549 calling via Italy)
Patron saint Saint Marinus
Saint Agatha
Furaha Internetka .sm
a. By tradition.
b. List of countries by Human Development Index#UN member states (latest UNDP data).
Sources:

12°28′E / 43.933°N 12.467°E / 43.933; 12.467

San Marino
San Marino
Le mura della Città di San Marino
San Marino
Particolare dell'arco
San Marino
La Basilica di San Marino
San Marino
Veduta del castello e della Rocca Guaita


juquraafi ahaan

San Marino 
Castelli di San Marino

wadanka sanmarino waxa uu gabi ahaan ku dhexyaalaa wadanka taliyaaniga wadanka sanmarino malaha bad mana laha wax wabiyaal ah laakiin waxa wadankaasi uu leeyahay buuro aad u dhaadheer waana wadan aad u yar masaafo ahaaan waa wadan u qaastahay madax manaanidiisa waxoo leeyahay wadanka sanmarino pasaboor la aqonsan yahay

dadka kunool

wadanka sanmarino dadka kunool waxa lagu qiyaasaa 30.000 kun oo qof..


nidaamka siyaasadeed

wadanka sanmarinoo waa jamhuuriyad barlamaani ah barlamaankaa wadankaa shantii sanaba mar ayaa lasoo doortaa

caasimada wadankani waa san marino


Dalalka Yurub San Marino 
Albania • Andorra • Armania • Aserbiijaan • Awstriya • Belarus • Beljim • Boland • Midowga Boqortooyada • Bortuqaal • Bosniya • Bulgaria • Denmark • Estoniya • Faatikan • Faransiiska • Finland • Giriig • Holland • Hungaria • Isbania • Islofaakiya • Isloveeniya • Iswisarland • Iswiidhan • Jarmalka • Joorjiya • Kosofo • Kroatia • Latfiya • Liechtenstein • Lithuaniya • Luksemburg • Makedonia • Malta • Monako • Montenegro • Norway • Romania • Ruushka • San Marino • Serbia • Talyaaniga • Jamhuuriyadda Tashik • Turki

Tags:

Talyaaniga

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

DhigahaAxmed KismaayoNacaybXisbiga UCIDMaansoShariif AxmedTaariikhda Badmareenka SoomaalidaSSC-Khatumo stateMaskaxCiidanka Qalabka Sida ee SomalilandCaafimaadWaqooyiga AfrikaLiiska Xisbiyada Siyaasadda SomalilandEylCigaal shiidaadAfrikaLaasqorayBiciideAadan DaarXasan Cali KhayreSiilWarshada Sonkorta ee JowharCadaadoMaahmaahQabiilada SoomaalidaGuriceelBiyo-baxAw qudubSalagleInqilaabkii 1969-kiiIsmaaciil saleebaanFilibiinImaam Axmed GurayXarafBoqortooyadii JaarsoAsharaafAdolf HitlerGabayada abwaanada hawiyeMagacyada AllahLamadegaanka SaxaraDagaalkii DhufeysyadaLiin dhanaanGeri koombeRaxanweynDayniileOgsajiinGalmada dabadaDimoqraadiBoosaasoRamadaanCiidanka Xooga Soomaaliya10-ka saxaabi ee Janada loogu bishaareeyayBoqortooyadii DarawiishCarabtaKirara AsukaWebiyadaGeedaha caankaah ee SoomaaliyaSuudaanMaxamuud hartiNitrojiinSiciid Cabdulaahi DeniDhuusamareebBeerwaysoSoomaaliIleysRaageMaxamuudsaleebaanBurucMadaxweyneyaashii SoomaaliyaDegoodiXayla SiilaasiKomishanka Doorashooyinka Qaranka🡆 More