Wakaalada Awooda Atomik Aduunka

16°24′58″E / 48.23389°N 16.41611°E / 48.23389; 16.41611

      Kani waa maqaal ku saabsan hayada awooda nukliyeerka QM. Qoraalo kale fiiri Hayadaha Qaramada Midoobay. Haku khaldin
      "Boga "IAEA" halkan ayaa laga soo toosiyay.


Wakaalada Awooda Atomik Aduunka (Af Ingiriis : International Atomic Energy Agency, loo soo gaabiyo: (IAEA); Af Carabi : ar‎) waa urur caalami ah oo ka shaqeeya isla markaana dhiirigeliya isticmaalka awood nukliyeer amaan ah oon cidna halisgelin kari, iyo in laga maarmo (tanaasulo) haysashada hub nukliyeer oo loo isticmaali karo awood ciidan (milatary power)

Wakaalada Awooda Atomik Aduunka
International Atomic Energy Agency
Wakaalada Awooda Atomik Aduunka
Wakaalada Awooda Atomik Aduunka
Calanka IAEA
Loo soo gaabiyoIAEA
SamaysmayLuuliyo 29, 1957
NoocaUrur Caalami
SharcigaShaqeynaysa hada
FadhigaFiyenna, Austriya
Xubnoha
165 dowladaha xubinta ka ah ururka
Hogaanka
Yukiya Amano
Websitewww.iaea.org

Ururkan IAEA waxaa la aasaasay 29 Luuliyo 1957, ayadoon cidina ka war qabin. Hadab inkastoo ururkan la aasaasay si madax banaan ka dib markii wadano dhowr ahi heshiiska saxeexeen, wuxuu maanta si toos ah u hoostagaa isla markaana warbixin siiyaa Golaha Sare Qaramada Midoobay iyo Golaha Amniga.

Guud ahaan ururka IAEA waxaa xaruntasare ku leeyahay magaalada Fiyeena ee wadanka Austriya. Sidoo kale wuxuu labo xafiis oo khaas ah ky leeyahay magaalada Toronto, Kanada, iyo Tokyo, Jabaan. Ururkani wuxuu kormeera isla markaana ilaaliyaa isticmaalka awood nukliyeer oo looga faa'iideysto si aan waxyeelo u lahayn dadka iyo deegaanka.


Wakaalada Awooda Atomik Aduunka

16°24′58″E / 48.23389°N 16.41611°E / 48.23389; 16.41611

Wakaalada Awooda Atomik Aduunka

16°24′58″E / 48.23389°N 16.41611°E / 48.23389; 16.41611

Wakaalada Awooda Atomik Aduunka

16°24′58″E / 48.23389°N 16.41611°E / 48.23389; 16.41611

Wakaalada Awooda Atomik Aduunka

16°24′58″E / 48.23389°N 16.41611°E / 48.23389; 16.41611

Wakaalada Awooda Atomik Aduunka 
Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tags:

Wakaalada Awooda Atomik Aduunka Qoraalo La XidhiidhaWakaalada Awooda Atomik Aduunka Ku saabsan Qaramada MidoobayWakaalada Awooda Atomik Aduunka Linkiyo BaxsanWakaalada Awooda Atomik Aduunka TixraacWakaalada Awooda Atomik AduunkaGeographic coordinate system

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Nabiyada IslaamkaDuurjoog3 (tiro)Hal AbuurDhirMuuse AbokorMagacyada SoomaaliyeedCiidanka Badda SoomaaliyaJasiiradaha Jubbada HooseNeefYemenXisaabCabdullaahi CiiseJamhuuriyadda Dimuqraadiga SoomaaliyaShabeellaha HooseGarooweWiil waalTaariikhda Soomaaliya2004Nabi YuusufKoloriinMontrealCushitic peoplesCiidanka Booliska SomalilandRa'iisul wasaarayaashii SoomaaliyaGarreYalaleDhagaxNebi Maxamed c.sXudurNajma NashaadSomalilandWasaaradda Gaashaandhigga SoomaaliyaWorld Wide WebCiidanka Nabadsugida SoomaaliyaCiise (qabiil)Zeyd Binu XaarithaYuusuf AlqardaawiTansaaniyaDaraawiishMagacDaaroodMaansoMaxamed AbokorHantiwadaagBiciideJilibHargeysaDhigahaAfarta xilliHobyoSNMXeerXVideosQoraxSuxufi IbraahimQatarDoolowLitwaaniyaWasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha SoomaaliyaCDCiidanka Qaranka Somaliland10-ka saxaabi ee Janada loogu bishaareeyayMadaxweyne ku xigeenka SomalilandWikimediaImaamu ShaaficiEimi FukadaCilmi BoodhariDagaalkii soomaalia iyo itoobiyaJamaameQAAMUUSKA CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEEDHirshabeelleLeefida dabadaFiisigis🡆 More