Hobyo: Sultaan Ducaale Kaahiye Muxumad

Dagmada Hobyo Waa Dagmo ka mid ah dagmooyinka gobolka mudug, waana degmada ugu weyn uguna qadiimsan degmooyimka gobolka Mudug ee Soomaaliya.

Degmada Hobyo waxa iska leh oo degan bee𝚜𝚑𝚊 Sacad.

Magaca Hobyo lama hubo sida uu ku baxay, hasayeeshe waxaa la sheegay in magacaas oo ah mid da’ weyn in loo maleynayo inuu ka yimid laba ereay oo kala ah: “ Hoo Biyoh” sababtoo ah magaalada dhulka xeebta ah ayaa biyo aad u macaan oo wax ka yar laba cagood lagu gaaro. Hobyo waa marso dabiici ah oo ganacsi iyo xiriir dheer la soo lahayd dalalka kulaala Bad Weynta Hindiya iyo Khaliijka,Carbeed .  

Hobyo waa magaalo qadiimi ah qarniyo dhisan waa magaalo dhismo qadiimi ah leh. Waxaa ku aasan odaygii Sacad Siciid ahaa iyo awlaadiisa siiba Cawareere, halka uu Cabdalle ku aasan yahay degmada boondheere ee magaalada muqdisho.

Waa magaalo xeebeed qurux badan.

Ku taalla Bartamaha Somaliya.

Tags:

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Dawlada CosmaniyaBeesha cumar JibriilJilibSydneyOlivia RodrigoNebi Maxamed c.sSoqotraSiyaasadda SoomaaliyaBariga AfrikaDhedigFaadumo MaandeeqBalwoGabayada abwaanada hawiyeMuuse Abokor2024Gobolada JabuutiYaanyuurCiiseCayr (beel)Nabiyada IslaamkaList of country calling codesSuugaanCanfarMesobotaamiyaCalanka KhaatumoMadaxweyneyaashii PuntlandHaaruun AlrashiidDagaalkii soomaalia iyo itoobiyaDhiigGarooweRuhollah KhomeiniSamaaleBaarlamaanka Federaalka SoomaaliyaOgadenIiraanXawaadleTaariikhda JabuutiDoorashada guud ee Somaliland (2017)Gobolada MidoobayCidhifWiil waalAwaaji gooni-isu-taaga SomalilandHowraarsame AmaanreerLaascaanoodBegediCarabiBlackpinkSiyaad BarreNabi Ayuub C.S.Cabdullaahi bin CabbaasSaado Cali WarsameGanacNabi Muuse C.S.QoraxDaawoAf-maldahaManchester City FCLiiska Hayadaha Qaramada MidoobayHargeysaGabileyHeesta qarankaJamhuuriyadda Dimuqraadiga SoomaaliyaXaliima MagoolLiiska magalooyinka ugu dadka badan qaarada africaKaaraanDhaqanTaylor SwiftSaxiixul Bukhaari🡆 More