Android: Nidaam ka mid ah andimada ugu caansan dunida.

Android waa operating system laga sameeyey (Linux) kernel oo la shaqeeya smartphoneska iyo (computers tablet computers)ka.

Android waxay keli ah la shaqeeya [smartphones]ka ay shirkadaha contract la saxeexay (Google) oo ka mid ah shirkadaha (Samsung), (Ericsson Sony Ericsson), (Motorola), (LG), iyo dhawr kale. Waxaa soo alifay (Handset Alliance Open Handset Alliance) shirkad la shaqeeso Google, iyo shirkado kale. Marka uu sanadku ahaa 2005, shirkadda Google waxay iibsatay shirkadda marka hore soo wadday samaynta Android OSka oo la yiraahda Android Inc., iibsashadaasi ay dunida aad uga fajcisay. Sannadka marka ay gaadhay 2007, waxaa la asaasay majmuuc ka kooban 86 shirkado hardwareka, softwareka iyo telecommunicationska, intaasi oo shirkado ay aad u jecel in la sameeya

Android: Nidaam ka mid ah andimada ugu caansan dunida.
Astaanta (Android OS).
Android: Nidaam ka mid ah andimada ugu caansan dunida.
Waa moobeelka (Touch Pro2 HTC Touch Pro2) smartphone (May 2009)
Android: Nidaam ka mid ah andimada ugu caansan dunida.
Waa mobeelka Galaxy Z, ugu cusub ay Samsung
Android: Nidaam ka mid ah andimada ugu caansan dunida.
Waa mobeelka Galaxy Z, ugu cusub ay Samsung





Taariikh

likii syadaha



Tags:

Smartphone

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

KenyaSamoaDagaalkii Dunida KowaadSiyaasadda SoomaaliyaQoryaleMidowga Maxkamadaha IslaamigaSiyaad BarreBiciideHindiyaRoobAbu BakrInternetLaydiCeel CaddeRuwandaSydneyRamadaanQoraalAddis AbebaXasan GaashireedleFaransiiskaCali barreDagaalkii uxudCushitic peoplesSifaynta Diinta IslaamkaAduunkaSamaaleNabiyada iyo Rususha Qur'aanka lagu sheegayAf-RuushArjantiinaInqilaabkii 1969-kiiMasjidka NabigaWarshada Sonkorta ee JowharHaber AwalKaaraanWasaaradda Gaashaandhigga SoomaaliyaDawlada ayuubiyiintaShabeellaha DhexeGeri koombeIsmaaciil Cumar GeelleSaambiyaGalmada dabadaBuurta SheekhAw qudubAljeeriyaMuqdishoReer Aw XassanDylan BesseauGoroyo SoomaaliMeheriNabadManchester City FCDawladda federaalka SoomaaliyaGeorge WashingtonDhaqaallaha SoomaaliyaDibiKiin JaamacSolomadowPuntlandBeljimXoghayaha Guud Qaramada MidoobayIleysGoogleMagacyada AllahAf-SoomaaliShabeel🡆 More