Kalandarka Miilaadiga: Maalintirsi caalami ah oo inta badan dunida laga isticmaalo

Kalandar, Maalintiris (Af Ingiriis : calendar; Af Carabi : ar‎) waa nidaam lagu habeeyo, xafido, xisaabiyo wakhtiga maalmaha, todobaadka, billaha, sanadada, qarniyada iyo wixii ka badan.

Mey
Sabti Axad Isniin Talaado Arbaco Khamiis Jimco
1 2 3
4 5 6 7 8 9 10
11 12 13 14 15 16 17
18 19 20 21 22 23 24
25 26 27 28 29 30 31
2024

Kalandarka wuxuu dadka ka caawiyaa ineey aaqoonsadaan ciidaha iyo dabaaldegyada diiniga, bulshooyinka, ganacsiga ama ujeedooyinka maamulka.

Kalandarka Miilaadiga waa magac tirsi-sanadeed, wuxuu ka soo bilowdaa dhalashaddii Nebi Ciise, wuxuu ka koobanyahay 12 bilood oo ku kala dhamaada 28, 29, 30 iyo 31. Taariikhda miilaadiga waxaa lagu xisaabiyaa tirs-bileed, mana la xiriiro dabiicadda sida dayaxa iyo qorraxda.

Bilaha Miilaadiga

Maanta waa
Khamiista

9 Mey

2024 M


1 Dhu al-Qi'dah

1445 H


20 Ordibehesht

1403 SH


[cusbooneysiin]

Bilaha Miilaadiga:

  1. Janaayo
  2. Febraayo
  3. Maarso
  4. Abriil
  5. Maajo
  6. Juun
  7. Luuliyo
  8. Agoosto
  9. Sebteembar
  10. Oktoobar
  11. Nofeembar
  12. Diseembar

Sidoo Kale Fiiri

Tixraac

Tags:

Af CarabiAf IngiriisBilDiinMaalinQarniSanadTodobaad

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Dowladii UmawiyiintaKenyaSheekh IsxaaqDiiwaanka Caasimadaha AfrikaSiyaasadHooyoVentusky.comRuwandaBahda Qoraxdu MidaysayCalanka ciraadCumar DhuuleGoogleIsnidaamisAjakisSuudaanMaykorosoftiSoftwareSenegaalDaawoSheeko SoomaaliMuduloodSoomaali GalbeedAstaanta Qaranka SomalilandAngolaCumar (saxaaba)Saldanada GelediXeebjireLady GagaAmiir al-mu'miniinGeedSoomaaliyaHeesta qarankaGadhkaBlackpinkDawladii CabaasiyiintaBar-internetSaliid MacsaroDhaqan SoomaaliEimi FukadaCuntoWiil waalSoomaalilandTurkigaMagacJarmalkaAf-IngiriisiOl Olaha Horumarinta Reer MiyigaLabaaleeyMaskaxHabar JecloWasaaradda Arrimaha Dibedda SoomaaliyaDawlada CosmaniyaHuruudMaxamed CawaaleDastuurka SomalilandSalaaxudiin al-Ayyuubi'''Cabdalla Abokor'''Af IngiriisAntoine GodetHintireDhulbareJijeeleJarsoNabi HuudShabeellaha DhexeAf-SoomaaliWarbixin SoomaaliyaShariif AxmedDagaalkii Bedere54edBeesha hilibi daarandoole🡆 More