Ceelgaras

Degmada Qadiimka ah Ee Ceel-garas waa magaalo ku taalla Gobalka Galgaduud Ee bartamaha Somaliya

Ceel Garas
District
Ceel Garas is located in Somalia
Ceel Garas
Ceel Garas
Location in Somalia.
DalkaCeelgaras Somalia
GobolkaBakool
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)

Magaalada Ceelgaras waa mid kamid ah magaalooyin ka ugu faca wey ee Gobolka galmudug taas oo mudooyin qarniyo ah ladaganaa.

Waxbarashada

Ceelgaras 

Dugsiyada Hoose, dhaxe iyo sare intuba waa kuyaalaan magaalada , Sidoo kale magaalada waxa ey leedahay Private Schools kuwaa oo lagu barto maadooyin gaar sida luqadaha, computer iyo Culuumta Seynika sida Physics, Math and Chemistry, Kama Marna in ey magaaladu leedahay tiro madarasado xifdinta QURAAN KARIIM kuwaa oo u qaabeysan Si aad u heer sareyso qaab dhigaalkooda. tacliinta ayaa ladhihi karaa waa mid si aad ah dhalinta magaalda u xiisey neyso eyna kubaratamaan waxaana arkeysaa ayada oo dhalintu isku boorinaya muhiimada ey tacliint u ledahay umada iyo oo farta isugu fiiqaya in ey waxbarashadu tahay Furaha hormarka.

Caafimaadka

Ceelgaras 
Astaan SOMALIA

Adeega Caafimad ee Magaalada Ma ahan mid Sidaa u hormarsan oo bulshada magaalada bahiyahooda Caafimaad dabooli Karo OO magaaladu waxa ey leedahay Hal isbitaal Oo guud oo lagu magacaabo ceel-garas general hospital aya ka kooban isbitaalka caruurta, Haweenka iyo isbitaalka Guud.

Ganacsiga

Magalada ceelgaras, waxaa sanadihii ugu dambeyay hormar laxaadleh laga dareemayay ganacsidga magaalada tan iyo wixii ka dambeeyay Dagaalada aan dhamaad ka laheen ee ka jira Mogadishu markaas oo ey magaalada soo galeen dad badan oo ka soo bara kacay caasimada kuwaa maganacsiyo ka abuuray magaalda, Tiiyo ey meesha ka marneen in magaalada tahay magaalo ILAH ku maneystay wax Soo saar ey kamid ka yihiin beeraha iyo xoolaha.

Ceelgaras 



Tags:

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

GalmudugCiidanka Xooga SoomaaliyaXakamaynta tiradaJijeeleShaydaanWaroodka HowlwadaagWasaaradda Gaashaandhigga SoomaaliyaCabdicasiisCeel BuurMinnesotaGendersheXeebta LiidoSaldanada GelediSoomaali AlifbeetNabi Ibraahiim C.S.QandalaKitaabAfarta madhabManchester City FCSSDFFanaaniinta SoomaaliyaXeerShariif AxmedCadaleDiinsiCali Cafii Fiqi OmarDaaroodCeerigaaboSadaxleeyAlexa InternetQalimowMaslax Maxamed Siyaad BarreDhuxul DhagaxAxmed DigfeerGobolada MidoobayFaysbuugDagaalkii uxudXuseen Bin Cali Bin Abii DaalibBadda SoomaaliyeedJubbada DhexeMagaalooyinka MaraykankaMacluumaadka TeknolojiyaddaGaalkacyoCanuuniGobolada SoomaaliyaNebi Maxamed c.sGaaljecelNapoleon BonaparteXajCareys KarsheLibaaxQaamuusHaaruun AlrashiidHayada Cuntada AduunkaSSC-Khatumo stateXasuuqii IsaaqQaawanaanta ee filimantaMaahmaah Xarafka ASheekhaalWikibidhiyaShanleey10-ka saxaabi ee Janada loogu bishaareeyayDowladii UmawiyiintaJaamacada CarabtaSaliid MacsaroQaramada MidoobayNabiXasan Sheekh MaxamuudSextubeXVideosZeyd Binu XaarithaMasarreHonjo Suzu🡆 More