Waa Halbeeg lagu qiyaaso Dhulgariirka ee kasareeya 4.5
Cabirka Rikter | Qeexid | Saameenta dhulgariirka | Soo laalaabashada | Udhiganta TNT |
---|---|---|---|---|
Ka yar 2.0 | Jilicsan | Dhulgariir yer oo aan la dareemin. | Qiyaastii 8000 Maalintiiba | < 1 Tan (1000kg) |
2.0–2.9 | Aad uyara jilicsan | Dadku madareemayaan, Laakiin cabirka ayaa sheegaya | Qiyaastii 1000 Maalintiiba | Inta udhaxaysa 1 e 31,6 Tan |
3.0–3.9 | Dadku waydareemayaan, Wayna yartahay in uu dhib gaystaa | 49000 Sanadkiiba | Inta udhaxaysa 31,6 ilaa 1000 Tan | |
4.0–4.9 | Qafiif | Dadku waydareemayaan laakiin Gariirka iyo waxyaabaha lulmaya wax dhib ahna makeeno. | 6200 Sanadkiiba | Inta udhaxaysa 1000 ilaa 31.600 Tan |
5.0–5.9 | Dhexdhexaad | Dhib ayuu gaysan karaan. Guryaha jilicsan laakiin kuwa adag waxba kadhibi maayo. | 800 Sanadkiiba | Inta udhaxaysa 31.600 ilaa 1 milione ee Tan |
6.0–6.9 | Awoodleh | Dhib wayn ayuu gaysan karaa laga bilaabo bartii uu ka biloowday ilaa 160 Km. | 120 Sanadkiiba | Inta udhaxaysa 1 e 31,6 Malaayiin Tan |
7.0–7.9 | Aad u awood badan | Aad ayuu uqasaara badanyahay waxa uuna gaari karaa meela badan. | 18 Sanadkiiba | Inta udhaxaysa 31,6 Maalaayiin iyo 1 Balaayiin ee Tan |
8.0–8.9 | Lixaadleh | Waxa uu gaysankaraa qasaare lixaadleh asigoo gaaraya Boqolaal Kilomiter | 1 Sanadkiiba | Inta udhaxaysa 1 ilaa 31,6 Balaayiin ee Tan |
9.0–9.9 | Waxa uu gaysankaraa qasaare lixaadleh asigoo gaaraya Kumayaal Kilomiter | 1 Mar 20 kii sanadood | Inta udhaxaysa 31,6 e 1000 Balaayiin ee Tan | |
10.0+ | Halaak | Mid lagu halaagsamo Ilaaheey Somalia haka badbaadsho. | Ilaa iyo hadda lama sheegin meel uu ka dhacay | > 1000 Bilyan Tan |
This article uses material from the Wikipedia Soomaali article Rikter Cabir, which is released under the Creative Commons Attribution-ShareAlike 3.0 license ("CC BY-SA 3.0"); additional terms may apply (view authors). Content is available under CC BY-SA 4.0 unless otherwise noted. Images, videos and audio are available under their respective licenses.
®Wikipedia is a registered trademark of the Wiki Foundation, Inc. Wiki Soomaali (DUHOCTRUNGQUOC.VN) is an independent company and has no affiliation with Wiki Foundation.